Warar Soomaali ku Qoran

Boston  Oct 31, 2010                       Reer Boston oo tageero Hiil iyo hoobaleh ku garab istaagay qorshaha iskuul ku kordhinta Rug Caafimaadka Dhexe ee Gaalkacayo (GMC) Dhagayso+Daawo+Akhriso  
Minneapolis  Oct 31, 2010                     Shirkii Jaamacada Nugaal iyo Jaaliyadda Soomaaliyeed ee Gobolka Minnesota Daawo. Sii Akhri
Buuhoodle  Oct 31, 2010                  Wafti reer Somaliland oo uu soo diray Madaxwayne Siilaanyo ayaa ku soo fool leh deegaanada SSC siiba magaalada Widhwidh, waftigan iyo hawlaha ay u socdaan ayaan ka war-aysanay wariyaha Ceegaag ee man-daqada SSC Cali Dhegjar Dhagayso
 
Buuhoodle  Oct 29, 2010                    Ilaahay Hortiis u Caawi Ibraahin C/xakiin C/laahi Warsame  Sii Akhriso
Boston  Oct 29, 2010                       Waxaa La ogaysiinaayaa dhamaan jaaliyada Soomaaliyeed ee  reer Boston iyo Nawaa-xigeeda inay Hiil iyo Hooba lagarab istaagaan mashaariicda horumarineed ee ka socota dalkii hooyo Soomaaliya waxaana maanta ina dul taagan Dhamaystirka Dhismaha Gaalkacayo Medical Center Sii Akhriso
Xarfo, Mudug  Oct 29, 2010                Ciidamo Ethopian ah oo 5 Ruuxi ka taxaabay Tuulada Xarfo oo katirsan Gobolka Mudug    Sii Akhriso
SSC  Oct 28, 2010                            Iskhilaafka Dhulbahante yaa loo Aanaynayaa, ma Isimada Mise waa Dhulbahante? Sii Akhriso
 
Ceegaag  Oct 27, 2010                    Waraysi ay shabakadu kala yeelatay Sheekh Maxamed Cadbiqani Macalin Faarax Maktabada Ardayda Cilmido-onka ah ee Ceegaag iyo waxa ay ku soo kordhin karto Degmada Ceegaag & nawaaxigeeda  Dhagayso
Ceegaag  Oct 27, 2010            Degmada Ceegaag oo laga Hirgaliyey Magtabad lagu Baranayo Xifdinta Quraanka Kariimka ah iyo Xifdinta TafsiirkaSii Akhriso+Daawo
Ceegaag  Oct 27, 2010                 Maamulaha Machadka barashada Islaamka iyo Luuqada Carabiga ee degmada Ceegaag Sh Maxamud Cabdi Jaamac Gaydh oo wareysi siiyay Ceegaag.com Sii Akhri + Dhag
London, UK  Oct 26, 2010                  Miisaaniyadii BBC da oo ladhimay Galaafatayna dhamaan madaxyada laamihii dibadaha  Sii Akhriso
Berbara  Oct 26, 2010                 Maraakiibta Dagaalka UK, oo yimi Dekeda Berbera iyo Dadwaynaha Deegaankaasi oo Walaacsan imaa-nshiiyaha Ciidamadaasi Sii Akhriso
Ceegaag  Oct 24, 2010                        Kulan Looga Hadlayo Xaalada Isbit-aalka Ceegaag iyo Baahiyaha ka jira oo ka dhacay Isla Xarunta Isbitaalka ee Degmada Ceegaag    Sii+Akhriso+Daawo+Dhagayso
Ceegaag  Oct 24, 2010                 Umulisada 1aad  Isbataalka Ceegaag Waris Ibraahim Reegal oo nooga warantay xaalada Isbataalka iyo baahiyaha ay doonaso inay qurbo joogtu ka caawiyaan. Dhagayso
Ceegaag  Oct 24, 2010                    Shaqada Isbitaalka Degm-ada Ceegaag oo gaadhay Heer Wanaagsan oo shaqadu ka socoto Maalin Waliba  Sii Akhriso+Daawo
 
Muqdisho  Oct 23, 2010          Raysalwasaare Farmaajo oo nabad ugu baaqay kooxaha dawlada ka soo horjeeda maadaama qori caaradii laysku muquuninwaayay dadkii iyo dalkiina agab beelay  Sii Akhriso
Boston  Oct 23, 2010                       Waxaa La ogaysiinaayaa dhamaan jaaliyada Soomaaliyeed ee  reer Boston iyo Nawaa-xigeeda inay Hiil iyo Hooba lagarab istaagaan mashaariicda horumarineed ee ka socota dalkii hooyo Soomaaliya waxaana maanta ina dul taagan Dhamaystirka Dhismaha Gaalkacayo Medical Center Sii Akhriso
Laandheer  Oct 22, 2010                   Dhacdadii ka dhacay Magaalaada La-andheer oo la soo afjaray, Kadib Mar-kii la siiyaayey nin halkaasi ka Fuliyey Dil sababay Dhimasho Sii Akhriso
Laandheer  Oct 21, 2010                     Baaq nabadeed: Hadaanu nahay qubajoogta Yaxye Cabdale Sii Akhriso
Muqdisho  Oct 21, 2010         Qudbadii uu Madaxwaynaha Soomaaliya Shariif Sheekh Axmed  ka jeediyay Golaha Baarlamaanka ee Soomaaliya    Dhagayso
Muqdisho  Oct 21, 2010                 Qudbadii uu Rarsalwasaaraha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Maxamed (Farmaajo) ka jeediyay Golaha Baarlamaanka Dhagayso
 
Ceegaag  Oct 20, 2010                 Warbixin xaalada waxbara-shada ee degmada Ceeg-aag Dugsiga Hoose dhexe ee Ceegaag Bari. Dhagayso+Daawo+Akhriso
Ceegaag  Oct 20, 2010              Warbixin xaalada waxbar-ashada ee degmada Ceegaag Dugsiga Hoose dhexe ee Ceegaag.  Dhagayso+Daawo+Akhriso
Gaalkacayo  Oct 20, 2010                   Weerar Lagu Qaaday Xaruntii Dawlada Hoose ee Gaalkacyo Caawa Fiidkii   Sii Akhriso
 
Muqdisho  Oct 19, 2010                Warsaxaafadeed: Kala cadeyn hadalkii Ra'iisal Wasaaraha ee 4.5-ka  Sii Akhriso
Qorilugud  Oct 18, 2010                   Tacshiirad lagu furay Waxgarad ka soo Jeeda Deegaanka Qorilugud oo gaadhay Deegaanka Kalshaale, si ay halkaasi uga aasaan deegaan laga Bilaabay  Sii  Akhriso
Laandheer  Oct 17, 2010                Labo Qof oo ku Dhimatay Tacshiirad ka Dhacday Magaalada Laandheer   Sii Akhriso
Laascaanood  Oct 16, 2010   Cuqaal Waxgarad Ka soo Jeeda Gobolka Sool oo ka Hadlay Gaadiid 12 Bilood lagu haystio Magaalada Burco si shaci daro ah, isla markaa-na Fariin u diray Maamulka Madax-wayne Siilaanyo Dhagayso+Akhriso
Soomaaliya  Oct 16, 2010                 Dib ujaleec Taariikhdii Madax-wayne Cabdirashiid Cali Shar-ma'arke Sii Akhriso
 
Garoowe  Oct 15, 2010          Wasiirka Wasaarada Qorshaynta iyo Xiriirka Caalamiga ah ee maamul goboleedka Puntland oo Shabakada Wararka Ceegaag.com uga Waram-aya safarkii uu ku tagay Qorilay iyo Xiisada Cadaada Dhag+Akhriso
 
 
Muqdisho  Oct 14, 2010                   Madaxweyne Shariif oo xilkan Raysalwasaarenimo u magacaabay Maxamed Cabdullaahi Maxamed (Farmaajo) oo kasoo jeeda Degmada Caabduwaaq ee Gobolka Galguduud Sii Akhriso
 
Laascaanood  Oct 12, 2010              Kooxda Shirkada Telesom Ee mag-aalada Laascaanood oo Dhirbaaxo Kulul ku dhufatay koox ka socotay magaalada Buhoodle ee kooxda Hilaal (Daawo+Sawiro) Sii Akhriso
Qorilay  Oct 12, 2010                      Heshiis hor dhac ah oo laga gaadhay Colaadii Cagaare Maanta Dhinaca Beesha reer Sool (Ugaas Cabdilaahi Afhayeenka  SSC) Dhagayso ama Sii Akhriso
Boston Oct 12, 2010          Raadiyaha Boston oo waraysi khuseeye waxbarashada la yeeshay tafatirihii hore ee Raadiyaha Professor Cabdilaahi Shiine Dhagayso+Sii Akhriso
Buuhoodle Oct 12, 2010                  Siminaar dheer oo loogu talo galay Xoojinta tayada macalimiinta ee dugsiyada Hoose Dhexe oo laga bilaabay Buuhoodle. Dhagayso+Daawo+Sii Akhriso
 
Muqdisho Oct 11, 2010               Yaa La Filaaya in uu Madaxwey-ne Shiikh Shariif u Magacaabo Raysal Wasaare?   Sii Akhriso        
Jariiban Oct 11, 2010          Shacabka reer Jariiban oo awood kala hor yimid qorshaha Dahsoon (Mashruuca) maamul gobeleedka Puntland ee Budhcad badeeda        Sii Akhriso  
 
Boston Oct 10, 2010                     Dr. Cabdulqaadir Maxamu-ud Jaamac (Dhegecade) oo aan ka waraysanay xaalada caafimaad ee dalkii Hooyo Soomaaliya Dhagayso+Sii Akhriso
Muqdisho Oct 10, 2010                   Abshir Bacadle oo ahaa Abwaan Soom-aaliyeed, ayaa ku geeriyooday magalada Muqdisho, isaga oo u dhiman wax nabar ah balse u timid tii Rabbi. Sii Akhriso
Goda'ale Oct 10, 2010                  Dugsiga Hoose dhexe ee god'aalo ayaa maanta si rasmi ah Xadhiga oga jaray Wasiiro iyo Isimada Deegaanka oo ka hadlay  Daawo+Sii Akhriso
 
Boston Oct 09, 2010             Halyay: Dr. C/qaadir Maxamuud Jaamac (Dhagacade) oo u tafa xaytay unuu kobciyo Dhismayaasha Dhakh-tarka (GMC)  sidii uu u kobcinlahaa aqoonta dhakhaatiirta Soomaaliyeed ayaa socdaal wacyi galin ah ku yimid Waqooyiga Ameerika Sii Akhriso
 
Jabuuti Oct 07, 2010               Mahad Celin ku socota dhamaan Ehelkii, Qaraabadi iyo Saaxiibadii sidada diiran noogusoo hambalyeeyay Ka: Liibaan Fiin Iyo Deeqo Tubeec Sii Akhriso+Sawiro
Boocame Oct 07, 2010              Ugaas C/laahi Ciise Nuur oo Gaadhay Caawa Qorilay Ceegaag.com uga Waramaya Xaaladihii ugu danbeeyey ee Colaada Cagaare Dhagayso+Akhriso
Buuhoodle Oct 07, 2010          Isimada Cuqaasha, Culumada Buuhoodle oo Saaka  u ambabaxay Nabadaynta Xiisada Cagaare.... Dhagayso+Akhriso
Buuhoodle Oct 07, 2010                  Wiil Sadex Jir ah oo kaalma inooga  baahan hor illaah, Xanuun aan la'aqoon waxa uu yahay dartii. Sii Akhriso oo u kaalmee hor Illaah
 
Balicad Oct 06, 2010                Cuqaasha iyo Waxgaradka Beesha Guuleed Garaad Barkad oo ka hadlay Ciimada iyo Hubka la sheegay in Beeshu ku Wareejisay Maamulka Somaliland  Dhagayso+Akhriso
K/Afrika Oct 06, 2010       Fanaanad Qarameedka Soomaaliyeed  Saado Cali Warsame oo booqatay dukaamo lagu dilay Soomaali dalka S/Afrika Sii Akhriso
 
Jabuuti Oct 05, 2010                Abwaan Sangub, Gen: Maxamed Cali Abokor, Dr. Cali Cawl iyo Bahda SCERDO oo tahniyad u diraya Deeqo  Tubeec iyo Liibaan Fiin oo ku Aqalgalay Jabuuti   Sii Akhriso
Garoowe Oct 05, 2010                  W/X Waxbarashada ee Maamulka Puntland oo Ceegaag.com uga Waramaya kormeer shaqo oo ku tagay gobolo kamid ah Puntland iyo Ardayda Dugsiga sare ee Hawd oo Heshay Deeqo Waxbarasho oo Wadanaka dibadiisa Dhag+Akhriso
Jabuuti Oct 04, 2010                HAMBALYO HAMBALYO Hambalyooyinka Arooska Deeqo Tubeec iyi Liibaan Fiin oo si taxana ah noosoo gaadhaya Kuwii Dhina-caa kismaanyo, Kenya, Jabuuti, UAE, Virginia, USA, Denmark iyo Riyadh, iyo Saudi Arabia naga soo Gaadhay Sii Akhriso
Dharkayngeeyo Oct 04, 2010    Garaad Cali Buraale oo Ceegaag.com uga Waramaya Shirka ka socda Maga-alada Dharkangeeyo iyo Waxyaabaha looga hadlayo Dhagaso+Akhriso
Muqdisho  Oct 04, 2010          Laacibka Siciid Jaamac Qoorsheel oo isu sharaxaya Jagada Raysalwas-aarenimo ee Soomaaliya oo sidiiran loogu soo dhaweeyay magaalada Muqdisho D/Sawirada+Sii Akhriso
Djabuuti  Oct 03, 2010                     Aw Jaamac cumar ciise & Maxamuud Muxumed aw xuseen Diarra, Asxaab & Ardayda SSC ee Wax ka barata Idia  oo hambalyo u diraya Liibaan  Maxamed X/ Cali (Liban Fiin) iyo Marwadiisa Deeqa Tubeec Yuusuf oo Arooskoodu kadhacay magaalada Jabuuti   Sii Akhriso
Djabuuti  Oct 03, 2010             Hambalyo Tafatiraha Shabak-adan Liibaan  Maxamed X/ Cali (Liban Fiin) iyo Marwadiisa Deeqa Tubeec Yuusuf oo Aroos-koodu kadhacay magaalada Jabuuti Daawo Xaflada
Hargaysa Oct 03, 2010                   Xukuumada Maamulka Somaliland iyo Taliska Booliska oo soo bandhigay Hubkii iyo Waxyaabaha Qarxa oo farabadan  Sii Akhriso
Buuhoodle Oct 02, 2010                Dhakhaatiir u dhashay Wadanka Kenya oo Baadhitaano Caafimaad ku soo Gabo Gabeeyey               Buuhoodle  Sii Akhriso
Boosaaso Oct 01, 2010                Koox Hubaysan oo Dil u gaysatay Faarax Sanyare Xaaji Diiriye oo kamid ah Ganacsatada gobolka Cayn Magaalada Boosaaso ku dishay Marxuunka                    Sii Akhriso
 
 
 

Raadi Wararkii Hore:

 

Wararkii Hore

  Qoraalada

Somali Development Center (SDC)

Daawo oo Caawi Darulhikma Integrated Academy

Tala`a al-Badru `Alayna

Silsilada gabayada Gar-naqsi ka akhriso ama ka dhagayso Halkan

Wararkii Hore

Sep 01|Aug 10|July 10|June 10|May 10|Apr 10|Mar 10|Feb 10|Jan 10|2009|2008|2007|2006

Garowe Mar 16, 10 Madaxweyne Kuxigeenka Puntland GEN. C/samad Cali Shire oo aanu ka wareysanay Heshiiska ay kala saxeexdeen Issimada SSC ee Dhawaanahan ku shirsanaa Buurawadal Dhagayso
Boston Jan 01, 2010 Muxaadariiyinkii kulan diimeedkii reer Boston Dhamantod Dhagayso
Ceegaag June 26, 09  Magaalada Ceegaag oo laga furay iskuulkii labaad mudo ka yar labo bilood sii akhriso
   Booqashadii Garaad Jaamac ee N-America
 
Ceegaag May 09, 09  Duqa magaalada Ceegaag oo xadhiga ka jaray dugsiga Hoose Dhexe ee Ceegaag  Sii akhriso
 
Edmonton July 15 , 08 Jamaal Xaaji Cali oo tix gabay ah oo ku socota beesha Dhulbahante  tiriyay     Riix
 
 

News in English

Mogadishu Oct 23,10   U.S. STRATEGIC INTEREST IN SOMALIA: From Cold War Era to War on Terror  Read More
The West Oct 18,10 Microwave Technolo-gy And Its Use Again-st Humanity Read More
God'aale Oct 10,10 GOD'AALO COMMUNITY CELEBRATES OPENING CEREMONY OF THE GOD’ AALO SCHOOL Read More

  Old News   (Archive)

 

Search for Old News:

Maqaalada


Ceegaag TV

Dr. Haaruun 

Ceegaag 2010

DAAWO DHULKAAGA HOOYO

Waxbarashada  & qaabka  Ardaygu ku imankaro Dalka India. Qore:  Liibaan Fiin

Warar maqal ah

Radio Ceegaag

IQK NEWS

USA united Somali alliance
Subixii
Galabtii
Habeenkii

BBC Somali 04:00

BBC Somali 14:00

BBC Somali 16:00

BBC Somali 18:00

SCERDO

Radio Jigjiga

Somali Radio (Sweden)

Radio Xorriyo (Ogaden)

Somali Radio (USA)

Radio Somaliweyn

Radio Benadir

Radio Djabuti

Radio Sagal

Radio Hiiraan

          
Ceegaag Online              Supports:
Free Speech ..
Full Shuura
Equal Justice
Peace/Prosperity

Websiteyada Soomaalida

R. Buuhoodle

Madaxwayne Maxmed  Siyaad Bare

Aflax.net 
Addacwah
4somaliwomen
Afnugaal
Allhawd
Algaracad
Allwadani
Allwariye
Afgoi Online
Africa newspaper
Aljazeera
Allkhayraad
Allkisima News
Allsanaag
Altaqwaa.com
AminArts
Andalus News
Awdel News
Baadiyenews
Banadir City
Balcad
Bartamaha
Baraawepost.com
Bashaal.com
Baidoa
BiyokululeOnline
Boocame
BuuhoodleNL 
Buuhoodle Media
Buuloburde
Buurhakaba
Cadado
Cagaare
Calanka
Cakaarra
Casuura
Ceegaag Online
Ceelbuur
Calayaale
CBC news
CBS news
CNN news
Carmooyin
Dankahadal
Deegaan News
Daily Somalia
Dankahadal
 
Dharkayn Geenyo
DFKS.g.com
Dhagaxtuur
DjiboutNet
Doorasho
Gagaale Construc-tion Company
Golkhatumo
Gedonet
Hadaaftimo
Hawdiyonugal.com
Hadhwanaag News
Holhol
Hornafrik
Horseeddnet
Horufadhi.com
Int News Papers
idaacada SBC
Jamhuuriya
Jidhiidhico
Jijigawe
Juurile
Kalabaydh.com
Kilili 5aad
Kismaayo News
Laascaanod.com
Laasqoray
Marka Caddey
Maktabada
Markacadeey.net
Mashallah
Midnimo
Midgaan
Mogadishu University
Mudulood
NASSUTV
Nugaal University 
Puntlandgov New
Qaadisiya
Qardho Media
Radio-freesomalia 
Radio shabelle
RadioLaascaanood1
RadioWarsan
Riinji.com
Raysmedia
SCERDO
Somali refugees in Yemen
somaliland.net
Somalilandfuture.com
Somalilinks
Somalitalk
Somali Weyn
Somanation
SSC News
SVOSSRS
TANADLAND
Togdheernews.com
Tawkal Blanket(Dukaan)
United Somali Alliance
WardheerNew
Widhwidh

Xaar-Xaar

Xamar Shop

Xaadhadhan 
Xogsheeg
Xuddun news
 
 

 

 

Hit Counter

 

Copyright 2006 Ceegaag Online     Designed by Ceegaag media