shebekada wararka ee ceegaag waxay idiinku baaqaysaa wararkii ugu danbeeyey ee dalka iyo debedaba 

Mahad Celin ku socota dhamaan Ehelkii, Qaraabadi iyo Saaxiibadii sidada diiran noogusoo hambalyeeyay Ka: Liibaan Fiin Iyo Deeqo Tubeec

(Jabuuti, October 07,  2010 Ceegaag Online)

Waxaan halkan mahadcelin balaadhan oo aan lasoo koobi karin hawada u marinaynaa dhamaan Ehelkii, Qaraabadii, iyo Asxaabtii sida diiran ee kalka iyo laabta ah noogu soo hambalyeeyay.

Waxaan leenahay aad iyo aad ayaad ugu mahadsan tihiin waxaana Ilaahay ka baryanaa inuu noo aqbalo ducadiinii aadka u wanaagsaneed.

Marlabaad anaga oo ah Qoyskiina Cusub Deeqo Tubeec iyo Liibaan Fiin waxaan idin leenahay Jazaakumulaahu Khayran.

www.ceegaag.com

webmaster@ceegaag.com