Warar Soomaali ku Qoran

Fadlan Ka Qeybqaado  Dhismaha Masaajidka  Degmada Ceegaag          

 

Laascaanood May 31,20 Gudoomiyey Kuxigeenka gobolka Sool oo Ceegaag.com wax ka waydiisay eedeemo Ciidamada somaliland uga imanaya  shacabka degmada-asi Widh Widh, iyo sababaha  geeyey Degmada Widh Widh wakhtgan  Dhagayso
Buuhoodle May 31,2010 Mulkiila Yaasha Gaadiidkii Ciidamada itoobiya ka ka Xaysteen oo Maanta saxaafada la hadlay iyo Gaadiidkii oo gaadhay Gaashaamo  Dhagayso
America May 31,2010 Sheekadeydii aan lasoo maray Islam-ka Qore: Sara Muslimah (waa sheeko ay ka sheekeyneyso gabadh Mareykan ah oo Islaamtay mudo hada laga joogo 12 sanadood) Sii Akhriso
Boston May 31,2010   Xaflad dhaqaale loogu ururinayay Jaamacada Gedo oo manta ka dhacay masjid jaama-ca Magaalada Boston     Sii Akhri+Dhagayso
 
War deg-deg ah: Ciidankii Ethiopian-ka ee ku haystay magaalada buuhoodle gaadiidka dadweynaha deegaanka ay ka qabsadeen ayaa geeyay tuulada qudhacdhalaan oo koonfor galbeed kaga beegan magaalada buuhoodle.
Boston May 29,10   Jaaliyada Soomaaliyeed ee reer Boston siiba Haweenka oo siwada jir ah qado sharaf ugu soo dhaweeyay gudi dha-qaale u ururin ugu jira yaglee-lida xarumaha tacliinta sare ee Soomaaliya, Siiba Jaama-cada Gedo Sii Akhri+Dhagay
Buuhoodle May 29,10   Gudoomiyey Kuxigeenka baarlamaaka Puntland oo Ceegaag.com Waramay safarkooda iyo Waxyaab-aha uga Qabsoomay inta ay joogeen Buuhoodle, kana hadlay dagaalka Widh Widh iyo Xiisada kataagan Dhagayso
Buuhoodle May 29,10   Madaxda Shirkada Isgaadhsiinta ee telesom oo Buuhoodle saxafiyiinta shirjaraad ugu Qabtay xaruntooda Sii Akhriso
Widhwidh May 29,10   Culuamada Diinta ee deegaanka Buuhoodle oo Wadahadlo ka bilaamay Degmada Widh Widh Sii Akhriso
Dhalaama Cune May 27 2010 Nabadii mandaqada gobolka cayn oo cirka ku laalantay kadib markii dagaal ehli ahi ka soo cusboonaaday Waqooyiga Soomaaliya waraysi wariye Cali Dhegjar. Dhagayso
Buuhoodle May 27,10   Heshiis aan la hubin inta uu sii jiri doono oo maanta lagu soo afmeeray Shaqaaqadii Jimcaha ee Buuhoodle ku dhexmartay shacabka deegaanka iyo askarta Xabashida Wariye Cali Dhegjar    Dhagayso
Rotterdam May 27,10 Yurub oo markii ugu horeysay maxkamadeyneysa Burcad badeed Soomaaliyed. Sii Akhri

Digniin:

Beenin war ku soo baxay shabakada SOMALIFANS May 25, 2010. Beeni raadmaleh. Sii Akhriso

 
Muuqaalka maxaabiistii Soomaalidaa ahaa ee kamidka ahaa askarta Itoobiya ee lagu qabqabtay dagaalkii Buuhoodle + Daawo
 
Awrboogays May 26,10 Waraysi aanka qaadnay Garaad Cabdulaahi Maxamed Guuleed oo ku sugan degmada Awrboogays ee gobolka Sool. Dhagayso
 
Widhwidh May 26,10 Shirkada Isgaadhsiinta telesom oo Deeq gaadhsisay dadkii ku barakacay dagaalkii Widh Widh Sii Akhriso + Dhagayso
 
Widhwidh May 26,10 Gudoomiyaha Ururka samafalka ee Kalkaal Amina maxamed oo Ceegaag.com uga warantay dhibaatada haysata dadkii ku barakacay dagaalkii Degmada Widh Widh   Dhagayso
 
Buuhoodle May 25,10   Hubkii laga Furtay Ciidamada itoobiya oo lagu wareejiyey, dhinaca itoobiyaankana barito lagu wado inay iyana soo wareejiyaan gaadiidkii iyo hubkii ay gacanta kuhayaan  Sii Akhriso
Awrboogays May 25,10   Shir ku saabsan Arrimaha Deegaanka oo lagu soo Afmeeray Degmada Awrboogays. Sii Akhriso
Buuhoodle May 25,10 Dadkii ka barakacay dagaalkii ka dhacay Buuhoodle oo dib buuhoodle ugu soo laabtay iyo goobaha ganacsiga iyo shirkadaha xawaaladaha oo dib loo furay   Sii Akhriso
 
Widhwidh May 25,10 Khadadka talefoonada oo dib ugu soo laabtay Widh Widh dharkayn geeyo, iyo xaalada degmada Widh Widh oo Degan Sii Akhriso
 
Buuhoodle May 24,10   Dhakhaatiirta reer Gaalk-acayood oo gargaar u fudiyay dhawacii reer Buuhoodle Dhagayso
 
Buuhoodle May 24,10   Xaalada Buuhoodle iyo Maanta wariye Cali Dhagjar Dhagay
 
Shirkii Jaamacadda Nugaal ee Magaal-adda Mnpls + sawir

Buuhoodle May 23, 10           Xaalada Gobolka Cayn iyo wararkii ugu danbeey-ay iyo heshiis ku sheeg ay wada gaadheen Odoy-ada deegaanka iyo ciida-mada Xabashidu  Dhagayso

Buuhoodle May 21, 10                     Dagaal gacan ka hadal ah oo ka dhan ah Siyaasada Guracan ee Itoobiya kula dhaqmaso shacabka Soomaaliyeed oo saaka ka dilaacay waqooyiga Soomaaliya Dhagayso

Buuhoodle May 21, 10                Dagaal khasaare nafeed geystay oo maanta ka dhacay Buhodle Si Akhri

Soomaaliya May 21, 10                Jama Hassan Khalif oo soo bandhigay qorshihi-isa siyaasadeed ee ku wajahan xalinta Mashaa-kilaadka Somalia.Sii Akhriso

Muqdisho May 20, 10                    Nin caloola -cad joogay wuu cibaaro qabaa! (qa-laanqalka siyaasadeed ee Somalia). Sii Akhriso

Buuhoodle May 19, 10                    Innaa Lillaahi Wa Inaa Ileyhi Raajicuun(Duqii Magaalada Buuhoodle oo Caawa Buuhoodle ku Geeriyooday Sii Akhriso

 
Buuhoodle May 19, 10   Wadahadalo u furmay saraakii-sha itoobiya iyo waxgaradka deegaanka iyo cabashooyin ka soo yeedhaya Wadayaasha Gaadiidka Sii Akhriso
 

Buuhoodle May 17, 10        Gudoomiye K/xigeenka ururka Sahan International oo maanta MCH loogu talogalay hooyada & dhalaanka ka furay Buuhoodle + Sawiro Sii Akhriso

Muqdisho May 17, 10        Madaxweyne Shariif oo kala diray Xukuumadii Ra'iisal Wasaare Cumar C/rashiid, sheegeyna inuu magacaabi doono RW soo dhisa Xukuumad awood leh. Sii Akhriso

Muqdisho May 16, 10        Wararkii ugu danbeeyay ee Caasimada Soomaaliya ayaa soo warinaya sii socoshada Xasuuqa Shacabka iyo jahwaraarka siyaasadeed ee Golaha Shacabka Sii Akhriso+Daawo Sawirada

Minnesota May 16, 10        Gudoomiyaha jaamaca Nugaal university oo kulan la qaatay ardayda wax ka barata Jaamac-ada Minnesota Sii Akhriso

 
 BuuhoodleMay 16, 2010  Ciidamo Itoobiyaan ah oo Howl galo Maalintii 3 Xaad ka wada deegaanka Buuhoodle Qab Qabtayna dhamaan Gaadiidkii Deegaanka Sii Akhriso
 
Laascaanood May 15, 2010 Ciidamada Somaliland oo iyagu Xalay ka soo Duulay taliska Ciidanka Somaliland ee oog iyo Laascaanood gaadhayna deegaano ssc katirsan(Warbixin kooban iyo meelaha ay gaadheen) Sii Akhriso

 Ma'ogtahay Xuquuqdaada Muwaadinnimo ee Mareekanka Ka bogo Cajalada oo ka feejignoow dhacdhaca xuquuqdaadana ya la'duudsiin

Gaalkacayo May 13, 10        Roobab Dhaliyey fatahaado Barakac iyo khasaare Xoogan oo gobolka mudug ka da'ay (Gudoomiyaha Gobolka Mudug Axmed Cali Salaad oo Ceegaag.com uga waramaya khasa-araha roobabkaasi Dhagayso

Sheekh Mustafe iyo Xaalada Dhabta ah ee Soomaaliya
 
Hawdka Sare  May 13, 2010  Ugu yaraan 7 ruun oo maanta ku dhaawacmay shilal baabuur oo ka dhacay Marqaan iyo Bur Buris. Sii Akhriso
 

Laascaanood May 12, 10  Wafti ka socda UNka oo ay ka midyihiin saraakiil sare oo Laascaanood gaadhay Sii Akhriso

 
Badhan May 12, 10   Gaadhi ay leeyihiin Komishinka doorashoo-yinka Somaliland oo badhan lagu dhacay, iyo wafti uu hogaam-inayo Siyaasiga Gaboose oo Laascaanood gaadhay   Sii Akhriso

Buuhoodle May 12, 10        Garaad C/laahi Garaad Soofe oo tacsi u diray Eheladii iyo Qaraabadii uu ka Geeriyooday Caaqil Xaaji Axmed Aadan Xaad Sii Akhriso

Buuhoodle May 11, 10        Innaa Lillaahi Wa Inaa Ileyhi Raajicuun Caaqil Xaaji Axmed Aadan Xaad oo Caawa Buuhoodle ku Geeriyooday Sii Akhriso

Boosaaso May 11, 10           Shil Baabuur oo ka dhacay duleedka Magaalada Boosaaso oo sababay dhimasho & dhaawac, Gaadhiga rogmaday oo laga lahaa Degmada Ceegaag. Sii Akhriso.

Buuhoodle May 09, 10             Ururka dhalinyada ee SYDO oo Wacyigalin dhinaca nadaafada ah ka bilaamay Buuhoodle iyo masuliyii-nta Caafimaadka oo ka digay in Cudurka shuban biyoodku ka dilaaci karo Buuhoodle Sii Akhriso

Buuhoodle May 09, 2010 46 Saacadoo oo Roobab Xidhiidh ahi ka da'ayaan gobolada iyo degmooyinka SSC, oo deegaanada Qaarkood ka Gaystay fatahaado Sii Akhriso

Hargaysa May 09, 10             SNM: Dembiilanimo iyo cunsurinimo cidhib wanaagsan iyo taariikh toona ma reebto.          Sii Akhriso

Laascaanood May 08, 10 Mudaharaad Balaadhan oo Wata rabshado oo ardayda Dugsiyada sare laascaanood Maanta ka dhigeen    Dhagayso

Laascaanood May 08, 10 Gaadiidkii u Kiraysnaa WFP oo saaka laga fasaxay laascaanood (Waraysi taliyaha Qaybta gobolka sool, oo arimahaasi ka hadlaya iyo dhaq dhaqaayada Ciidan ee dharkaygeeyo Dhagayso

 
 Wadankeenu markuu 2 jirka ahaa sidaasuu u qiimo badnaa-ye ee markii uu 50 jirsaday maxaa ina qiimo tiray!!!!!!!!!!!!!!!

London May 07, 10 Saado Cali oo Sidii Caadada u ahay Hoga Tasaalaynaysa Xoogaga Diinta ku qaraabta ee reer Koonfureedka ( Digniin) sidoo kalena u duur xulasa Xoogaga gooni ugoosasha-da ee reer waqooyiga ( Dabaal)

NSUM  oo shir uqabatay dadwaynaha SSC ee Minnesota.

Laascaanood  May 05, 10 Maxamuud Jaamac Maxamed oo ah Qaraabada Gabadh umul ah oo wiigii hore lagu fara xumeeyay Laascaanood oo aanu ka waray-sanay Xaalada Gabdhii ku sugan tahay iyo cida faldanbiyeedkaa ka dan baysay   Dhagayso

Minneapolis  May 05, 10          Safiirka Dowladda Mareykanka u fadhiya Kenya oo la kulmay Jaaliyada Soomaalida ee ku dhaqan Gobolka Minnesota + Sawiro Sii Akhriso.

Jig-jiga May 04, 10            Inaa Lilaahi Wa Inaa Ileyhi Raajicuun, Faadumo Aw-axmed Meegaag oo ahayd hooyadii dhashay Ilmo Ibraahim Aadan Caynaan ayaa saaka ku geeriyootay Magaalada Jig-jiga. Sii Akhri

Muqdisho May 02, 10   Fu'aad Shangole oo isaga oo aan ka argaxgaxsanayn isku daygii dil ee uu shalayto ka badbaaday ka warbixinaya   Dhagayso

Buuhoodle May 01, 10   Hambalyo: Wariye Cali Dhegjar oo Gabari ugu dhalatay maga-alada Buuhoodle Sii Akhriso

Muqdisho May 01, 10   Booraan Hadimo ha qodin hadii aad qodidina ha dheereen! Uru-rka Al-shabaab oo lagu weeraray tabaha weeraradooda Sii Akhriso

Gaalkacayo May 01, 10   Mashruuc indhaha loogu fiiqayo dadka kunool Magaalada gaal-kacyo iyo koonfurta Soomaaliya oo maanta gaalkaco lagu soo Xidhay  Sii Akhriso

 
 

Wararkii Hore

  Qoraalada

Tala`a al-Badru `Alayna

Silsilada gabayada Gar-naqsi ka akhriso ama ka dhagayso Halkan

Wararkii Hore

Apr 10|Mar 10|Feb 10|Jan 10|2009|2008|2007|2006

Garowe Mar 16, 10 Madaxweyne Kuxigeenka Puntland GEN. C/samad Cali Shire oo aanu ka wareysanay Heshiiska ay kala saxeexdeen Issimada SSC ee Dhawaanahan ku shirsanaa Buurawadal Dhagayso
Boston Jan 01, 2010 Muxaadariiyinkii kulan diimeedkii reer Boston Dhamantod Dhagayso
Ceegaag June 26, 09  Magaalada Ceegaag oo laga furay iskuulkii labaad mudo ka yar labo bilood sii akhriso
   Booqashadii Garaad Jaamac ee N-America
 
Ceegaag May 09, 09  Duqa magaalada Ceegaag oo xadhiga ka jaray dugsiga Hoose Dhexe ee Ceegaag  Sii akhriso
 
Edmonton July 15 , 08 Jamaal Xaaji Cali oo tix gabay ah oo ku socota beesha Dhulbahante  tiriyay     Riix
 
 

News in English

  Old News   (Archive)

Maqaalada


Ceegaag TV

Dr. Haaruun 

Ceegaag 2010

DAAWO DHULKAAGA HOOYO

Waxbarashada  & qaabka  Ardaygu ku imankaro Dalka India. Qore:  Liibaan Fiin

 

 

 

 

Copyright 2006 Ceegaag Online     Designed by Ceegaag media