shebekada wararka ee ceegaag waxay idiinku baaqaysaa wararkii ugu danbeeyey ee dalka iyo debedaba 

Hambalyo: Wariye Cali Dhegjar oo Gabari ugu dhalatay magaalada Buuhoodle

(Buuhoodle,  May 01,  2010 Ceegaag Online)

Axmed Cismaan Yuusuf iyo Xaaskii iyo Caruurtiisa
C/rashiid cimaan yuusuf iyo xaaskii
C/cismaan yuusuf
ubax cismaan yuusuf
Deeqa cismaan yuusuf
xasan cismaan yuusuf
Xuseen Cismaan yuusufu
kaariyey cismaan yuusuf
layla cismaan yuusuf
Maxamed Cismaan yuusuf
 
 
Dhamaan dadkaasi oo kala jooga wadanka dibasiisa iyo Gudihiisa Waxay tahniyad dhalasho u dirayaan Cali Osman Yuusuf(Cali dhagjar) iyo Rooda shugri Cali oo gabadh ugu dhalatay Buuhoodle, gabadhaasi oo loo bixiyey(Laki Cali osman yuusuf waxaan leenahay Laki Sookor oo soo barbaar noqona tii anfacda Dalkeeda dadkeeda iyo diinteeda. Aammiiiinn.

Sidoo kale Dhamaan maamuulka iyo shaqalaha shabekada wararka ee Ceegaag.com waxay hambalyo aan lasoo koobi karin u diraynaa Wariye Cali Cismaan Yuusuf (Cali Dhagjar) iyo Rooda Shugri Cali oo gabadhi ugu dhalatay Magaalada Buuhoodle waxaan leenahay soo barbaar noqona tii anfacda Dalkeeda dadkeeda iyo diinteeda. Aammiiiinn.

webmaster@ceegaag.com