shebekada wararka ee ceegaag waxay idiinku baaqaysaa wararkii ugu danbeeyey ee dalka iyo debedaba 

Innaa Lillaahi Wa Inaa Ileyhi Raajicuun Faadumo Aw-axmed Meegaag oo ku geeriyootay Magaalada Jig-Jiga.

(Jig-Jiga,  May 04,  2010 Ceegaag Online)

Waxaa Saaka ku geeriyootay Hospitalka Karamardha ee Magaalada Jig-Jiga  ALLE ha u naxariistee Faadumo Aw-axmed Meegaag  oo ahayd Hooyadii dhashay Ilmo Ibraahim Aadan Caynaan.

Anagga oo kala ah dhamaan dadkan hoos ku qoran waxaan Tacsi u diraynaya Reer Ibraahim Aadan Caynaan anaga oo uga tacsiyeynana geerida naxdin lahayd ee ku timid hooyadood, Marxuumad Faadumo Aw-axmed Meegaag oo maanta ku geeriyootay Magaalada Jig-Jiga ee Caasimada Deegaanka Soomaalida Ethiopia.

 

  1. Ayeeyo Xalwo Awaadan Magan
  2. Axmed Suldaan Seed xaasaskiisa iyo caruurtiisa
  3. Cilmi Suldaan Seed iyo caruurtiisa
  4. Daahir  Suldaan Seed iyo dhamaan Ilmo Cabdi Suldaan Seed
  5. Hooyo Luul Yuusuf Suldaan iyo caruurteeda, Ilmo Maxamed Xaaji Cali
  6. Caasha Yuusuf Suldaan Seed iyo caruurteeda
  7. C/raxmaan Daahir Dirir iyo Xaaskiisa Saynab Ahmed Suldaan
  8. Dr. Faisal C/llaahi Warfaa iyo Xaaskiisa Drs. Fardowsa Ahmed Suldan
  9. Sahra Ahmed Suldan Seed iyo Caruurteeda ilma  Cawil Maxamed Warsame
  10. Cabdulqaadir Muxumad Suldaan iyo marwadiisa iyo Caruurtiisa
  11. Xaaji Tubeec Yuusuf Cabdi iyo Marwadiisa Xaali Muuse Ismaaciil & Caruurtooda
  12. CHIEF CAAQIL Xuseen Muuse Faarax, xaaskiisa iyo caruurtiisa
  13. Maxamed Muuse Ismaaciil (Buuni)
  14. Maxamed Muxumed Aw-xuseen (Rober) iyo xaaskiisa & caruurtiisa
  15. Maxamud Muxumed Aw-Xuseen (Diarra) iyo xaaskiisa & caruurtiisa
  16. Cabdi Muuse Faarax iyo xaasaskiisa & caruurtiisa
  17. Rashiid Muuse Ismaaciil iyo Marwadiisa Busaad Cali Kaariye
  18. Shamis Cawaale Cilmi iyo Ilmo Maxamed Cawaale
  19. Maxamed Axmed Aadan (Qasbaaye) iyo Marwadiisa Sahra Xuseen Muuse iyo Caruurtooda

ALLE samir iyo iimaan ha inaga wada siiyo ilaahayna waxaan ka baryaynaa in Marxuumad Faadumo Aw-axmed Meegaag janadii fardawsa ka waraabiyo Aamiin Aamiin....

 

webmaster@ceegaag.com