shebekada wararka ee ceegaag waxay idiinku baaqaysaa wararkii ugu danbeeyey ee dalka iyo debedaba 

Abwaan Sangub, Gen: Maxamed Cali Abokor, Dr. Cali Cawl iyo Bahda SCERDO oo tahniyad u diraya Deeqo  Tubeec iyo Liibaan Fiin oo ku Aqalgalay Jabuuti

(Jabuuti, October 05,  2010 Ceegaag Online)

  1. Janeraal Maxamed Cali Abokor
  2. Abwaan Maxamuud Cabdulaahi Ciise (Sangub)
  3. Axmed Cali Abokor iyo Marwadiisa Sahra Muuse
  4. Cali Cawl Xuseen iyo Mardiisa  Farxiya Faarax Garwiye
  5. Kaafi Ibraahim Xasan iyo Marwadiisa Aamina Ibrahim Ceelaabe
  6. Nafisa Ismaaciil Warsame iyo Caruurteeda
  7. Hooyo Dhool Cumar iyo Caruurteeda Ilma Aw-faarax Geedi


 

Sidoo kale waxaa Tahniyad nasoo gaadhsiiyay

Bahda SCERDO iyo jahliyadda Alberta ee Canada

Cabdiqafaar Cali wadaad (xaaji)xaaskiisa iyo carruurtiisa
Cabdifataax Maxamed Geedeeye 
Riyaad Faarax Cali
Ismaaciil Xasan Manjacase
Nimco Cabdillaahi Shariif
Khaalid Maxamed Saalax lacle
C/nuur maxamed Saalax lacle
Luul M. Ibraahim
Amaal Cabdi  Ciise
Maxamed Ciise Ismaaciil
Maxamuud Cali Ayax xaaskiisa iyo carruurtiisa
Maxamed Muuse Ismaaciil (buuni)
Caynaanshe Cabdiraxmaan Abkey xaaskiisa iyo carruurtiisa
Maxamed Axmed Qoorleex xaaskiisa iyo carruurtiisa
Saynab Cabdi Kilin
Faysal Cabdi Kilin
Maxamed Maxamuud Diiriye xaaskiisa iyo carruurtiisa
Cawil Axmed Xirsi
Cabdinuur Khaliif Xaashi xaaskiisa iyo carruurtiisa
Maxamed Axmed Jimcaale xaaskiisa iyo carruurtiisa
Ciise Xaaji Ismaaciil xaaskiisa iyo carruurtiisa


Dhamaan dakan oo kala jooga wadanka Maraykanka, Canada iyo Kenya waxay tahniyad u dirayaan Arooska Liiban Maxamed X/cali iyo Marwadiisa Deeqa Tubeec Yuusuf oo Arooskoodu kadhacay bishan October kowdeedii magaalada Jabuuti ee Jamhuuriyada Jabuuti. Waxay leeyihiin Alle ha idinka dhigo qoyskii isku waara ee ubad khayr qaba kala hela. Aaaamiin...Aaaaamiinn.Aaaammiiinnn.

 

Sidoo Kale Waxaa tahniyadonasoo gaadhsiiyay

Waxaan halkan hablyo uga diraynaa anigoo ku hadlaya afka reer  ABDILAAHI ABDI MAGAN meelkasta oo ay dunida ka joogaan walaalkey LIIBAN MAXAMED X/CALI IYO (LIIBAN FIIN) iyo marwadiisa DEEQO TUBEEC YUUSUF oo arooskoodu ka dhacay dalka jabuuti ee magalada jabuuti waxaan leeyahy arooskiinu ha noqdo kii lagu aayo oo lagu helo awlaad baariya insha Allah
 
                                  AAMIN AAMIN AAMIN

 

 

waxaana kala diraya hambalyadan anagoo kala ah;

Aabo Abdilaahi Abdi magan

Hooyo Sahra Muxumed Abdilahi

Abdi Abdilaahi Abdi ,Xaaskisa iyo caruurtisa

Khadar Abdilaahi Abdi, Xaaskisa iyo caruurtisa

Abdihabib Abdilaahi Abdi

Abdikadir Abdilaahi Abdi Xaaskisa iyo caruurtisa

Ayaan Abdilaahi Abdi Odaygeeda iyo caruurteeda

 

 

waxaanu leenahay dhamaanteen aqalgalkiinu hanoqdo kii lagu aayo oo lagu kala helo awlaad anfacda dadkeeda dalkeeda iyo diinteedaba    aamin aamin aamin
 
By Abdihabib Abdilaahi Abdi
 
C/o UGANDA KAMPALA

Anaga ah qoyska reer Mohamed Jama Mohamed Jama Ali bayr,
1. Aabe Mohamed Jama Ali Bayr,,
2.Hooyo, Luul Yusuf Xasan
3.Fadumo Mohamed Jama
4 Cali Mohamed Jama Ali
5.Jama Mohamed Jama Ali
6. Sahra Mohamed Jama
7. Mohamud Mohamed Jama
8. Deeqa Mohamed jamac
8.Hani Mohamed jama
9. fahim Mohamed jama
 

waxay hanbalyo u dirayaan Arooska iyo Aroosada, Boqorka iyo Boqorada Liibaan  Maxamed x/ Cali (Liban Fiin) iyo Marwadiisa Deeqa Tubeec Yuusuf oo Arooskoodu kadhacay magaalada Jabuuti ee Jamhuuryada Jabuuti bisha Ocber 1, 2010.

Waxayna leeyihiin Baaraka laahu lakumaa wabaaraka calaykumaa Wajamaca Baynakumaa fiikhayr Aaaaaamiin Aaaaaaaamiin Aaaaaamiin. Noqda kuwii isku waara ee ubad khayr qaba kala hela Alle ha'idinka dhigo.

 


 www.ceegaag.com
 


webmaster@ceegaag.com