shebekada wararka ee ceegaag waxay idiinku baaqaysaa wararkii ugu danbeeyey ee dalka iyo debedaba 

Raadiyaha Boston oo waraysi khuseeye waxbarashada la yeeshay tafatirihii hore ee Raadiyaha Professor Cabdulaahi Shiine

(Boston, October 12,  2010 Ceegaag Online)

Waraysiga Professor Cabdilaahi Shiine Dhagayso

Professor Cabdulaahi Shiine ayaa dhamaystay Jaamacada Tafts University sanadkii 1999 kii,  sidoo kale waxa uu (4) afarsanadood oo kale ku soo dhamaystay   University of California  St. Francisco. sanadadii 2003 ilaa 2008 kii isaga Sanad na wax ka dhigayay Jaamacada Worchester Medical Center, ee caasimada labaad ee gobolkan Massachusetts.

Cabdilaahi waxa uu hada shaqo Macalinimo ah ka bilaabay Husson College • Bangor Gaobola Maine.

Professor Cabdilaahi Shiine

 

Hadana nala daawada Sawirada Qaar ka mid ah Jaamacada Husson College

www.ceegaag.com

webmaster@ceegaag.com