shebekada wararka ee ceegaag waxay idiinku baaqaysaa wararkii ugu danbeeyey ee dalka iyo debedaba 

Laacibka Siciid Jaamac Qoorsheel oo isu sharaxaya Jagada Raysalwasaarenimo ee Soomaaliya oo sidiiran loogu soo dhaweeyay magaalada Muqdisho

(Muqdisho, October 04,  2010 Ceegaag Online)

Siciid Qoorsheel oo kamid ah xidigyada kubada Kolayga ee Soomaaliya ayaa hada doonaya inuu ku wareego kursigii uu baneeyay raysalwasaare Cumar Cabdirashiid oo iska casilay jagadaa.

 Siciid Qoorsheel Shalay ayuu ka degay magaalada Muqdisho  si uu  ugu olo leeyo in fursad loo siiyo inuu dabo qabto qarinamada Soomaaliya oo haatan kasii shalwanasa Bohol aad u dheer.

Daawo Sawirada

www.ceegaag.com

webmaster@ceegaag.com