Warar Soomaali ku Qoran

Cagaare Sep 30, 2010      Dagaalkii Cagaare oo istaagay iyo khasaarihii ka dhashay dagaalkaasi Wararkii ugu dabeeyey  Sii Akhriso
Buuhoodle Sep 30, 2010 Waxgaradka Deegaanka Buuhoodle oo Maanta Bilaabay Kulamo Gooni Goobi ah, iyo Shir lagu Wado inuu Maalita Sabtida ah Qabsoomo Sii Akhriso
 
Qararo  Sep 29, 2010                   Caaqil Cali Jaamac Shariif, ayaa loo doortay in uu noqdo Caaqilkii Afraad ee ay Yeelato Beesha Danwadaag Galbeed ee Khaalid Habarwaa tan iyo 1930-kii Sii Akhriso
Nayroobi Sep 29, 2010                   Hambalyo dhalasho Farxad Leh Samiira Asad Ismaaciil oo ku dhalatay Nayroobi Kenya Sii Akhriso
Buuhoodle Sep 28, 2010              Gudiga Loo Xil saaray Khilaafkii Beesha Faarax Adan Bahood oo Go,aamo ka soo saaray Khilaafkaasi iyo Garab kamid ah Beesha faarax adan Bahood oo ka hadlay arimamaha Khilaafka Dhagayso+Daawo+Akhriso
Boston Sep 28, 2010waraisigii Aasiya Faarax Xasan oo u sharaxan jagada raysalwasaaro nimada Soomaaliya oo raadiyaha Boston  Waraysi dhinacyo badan taabanaya siisay by Faysal CiiseDhagayso
Boston Sep 28, 2010              Doodii wiigan ee raadiyaha Boston oo lagu qaadaa dhigay Taageerada dhaqaale ee mareekanku ugu yaboohay Puntland iyo Somaliland Waxaa ka qayb qaadanaya Col:Dhagahareeri, Xaaji Mursal ibraahim, Xasan Cabdi iyo Yuusuf cali Xaad. by Faysal Ciise Dhagayso
Buuhoodle Sep 27, 2010                   Ciidanka Booliska ee gobolka Cayn oo Saxaafada u soo Bandhigay Goobihii la sheegay in laga Qabsaday         Sii akhriso+Daawo
Garoowe Sep 27, 2010       TACSI KU SOCOTA DHAMAAN REER GAAS GUUTAALE Sii Akhriso
Buuhoodle Sep 26, 2010     Gudoomiyey Kuxixeenka Gobolka Cayn Maxamuud Sh Xasan Cumar oo Caawa ka hadlay Rabshadii Buuhoo-dle ka dhacay     Dhagayso
Buuhoodle Sep 26, 2010                 Taliyaha Qaybta Booliska Gobolka Cayn oo Caawa ka hadlay Weerarkii lagu soo Qaaday Saldhiga dhexe ee Buuhoodle, kadib markii Israsaasay Xoogani Halkaa-si ka dhacday  Dhagayso ama Sii akhri
Marko Cadey Sep 26, 2010             War hada naga soo gaadhay magaa-lada Marko  ayaa sheegaya in ay is xabadeeyeen xoogaga Alshabaab iyo diyaarad nooca sirdoonka ah (Spy plane).   Sii Akhriso

 Qudbadii madaxwaynaha Soomaaliya ee Qaramada Midoobay

Boosaaso Sep 25, 2010                   Maxamed Cabdi Axmed( Maxamed dhagawayne) oo kamid ahaa Culumada Deegaanka Widhwidh oo Caawa Lagu Dilay Boosaaso  Sii Akhriso
Burco  Sep 25, 2010          Mudaharaad ka dhacay Burco kadib Markii jirdil loo gaystay Labo gabdhood oo katirsan Beesha gabooyaha (Waraysi Suldaanka Beesha gabooyaha oo Xadhiga gabdhahaasi ka Hadlaya Dhagayso ama Sii Akhriso
 
Taleex  Sep 24, 2010                  Puntland Liberary and Resource Center ee Magaalda Garoowe ayaa Buugaag Deeqay Dugsiga sare ee Taleex  Sii Akheriso
Laascaanood  Sep 24, 2010        Taliyaha Qaybta Booliska Gobolka Sool oo Ceegaag.com uga Waramaya Qaabkii loo Siidaayey Maxaabiistii ay kala Wareejisteen Puntland iyo Somaliland Dhagayso ama Akhri
Boosaaso  Sep 24, 2010            Baaq ka soo baxay Gogoshii Cuqaasha beelaha gobollka bari ee ku aadan labada beelood ee Cali Saleebaan iyo Cali Jibraa’iil. oo dagaal Dhexmaray Sii Akhriso
 
Buuhoodle  Sep 23, 2010     Dufcadii ugu horaysay ee ka Qalin jabisa Dugsiga sare ee Hawd Secenrty oo saaka Xaflada bala-adhan loo Qabtay  Sii  Akhriso
 
Buuhoodle  Sep 22, 2010             Malcaamada Daarul Aytaam oo Buuhoodle dib looga furay Sii Akhri
Boosaaso  Sep 22, 2010             Qarax xoogan ayaa goor dhaweyd agagaarka Masjid Al-Rashiid ee Magaalada Boosaaso. Sii Akhriso
Muqdisho  Sep 21, 2010             Xukuumadii raysalwasaare Cumar Cabdirashiid oo dhacday kadib markii lamaareen waayay khilaafkii ka dhexeeyay isaga iyo madaxwa-yne Shariif sheekh Axmed ee ka dhashay qaab dhismeedka Dastu-urka Soomaaliya    Dhagayso
Boston  Sep 20, 2010                  Doodii radiyaha Boston ee wiigan doorka wadaadada ee siyaasada Soomaaliya iyo kooxo diimeeedyada diinta ku hoos gabanaya Dhagayso ama Sii Akhriso
Buuhoodle  Sep 20, 2010            Isimo Cuqaal iyo Maamulka gobolka Cayn oo Maanta Booqday Goobta laga Qodayo Ceelka Biyaha oo laga gaadhay biyihii  Sii Akhriso+Daawo
Ceegaag  Sep 20, 2010                     Ololaha talaalka cudurka dabaysha oo laga bilaabay Degmada Ceegaag iyo Deegaanada hoosyimaada. Sii Akhri
 
Hargeysa  Sep 20, 2010                    Shahaado abaalmarin ayaa maanta la gudoonsiiyay wariye Axmed Siciid Cige Sii Akhriso
Tukaraq  Sep 19, 2010                         Maxamud Foorteen oo beeniyay in ciidamadii uu madaxda u ahaa ay gabi ahaanba kasoo goosteen ciidanka daraawiishta Puntland   Dhagayso
Muqdisho  Sep 19, 2010                    Wasiirada Warfaafinta ee DKMG iyo Maamulka Puntland oo magaalada muqdisho kasoo saaray qodobo ay ku heshiiyeen. Sii Akhriso
Boston  Sep 19, 2010           Ogaysiis: Idaacada Raadiyaha Boston oo Saacaduu soogali jiray loo badalayb Axada 8:00 ilaa 9:00 Fiidnimo ha u daymo la'aanina 
Garoowe  Sep 18, 2010                       Taliyaha daraawiishta punland aaga G/sool Maxamud maxamed gubadle ayaa warar been abuur ah ku tilmaamay ciidamo la sheegay in ay puntland ka goosteen Dhagayso
Boorame  Sep 18, 2010                     Taliyaha qeybta booliska ee magaalada Boorame oo Ceegaag.com uga waramay mudaaharaadkii rabshadaha watay ee shalay ka dhacay Magaalada Boorame  Dhagayso Sii Akhriro
Boston  Sep 17, 2010                         Ciise Dalabeey Gudoomiyaha golaha guurtida Hawiye garabka Madaxweyne Shariif ayaa markii ugu horeeysay khudbad ku weeraray Beelaha Daarood iyo Raxanweyn,wuxuuna si gaara u soo qaatay Ra'isulwasaare Cumar Cabdi Rashiid Cali Sharmaarke iyo Gudoomiye Shariif Sakiin Dhagayso
 
Boston  Sep 15, 2010           Ogaysiis: Gudiga dugsi quraanka bilaa rugta ah ee magaalada Boston oo go'aamiyay in ilaa sabtidan lagu soo bixiyo min $100.00(Boqol Dollar) calaa qoys   Sii Akhriso
 
Hargeysa  Sep 15, 2010           Diyaarad kusoo dhacdey Garoonka Cigaal International Airport ee Magaalada Hargeysa   Sii Akhriso
Marqaanweyne  Sep 14, 2010         Shil gaadhi oo sababay dhimasho iyo dhaawac oo ka dhacay duleedka Marqaan wayne Sii Akhri
Buuhoodle Sep 13, 2010               Gudoomiyaha Jaamacada Nugaal Prof. C/risaaq Lafoole oo la kulmay ardayda dugsiga sare ee Hawd secondary + Sawiro Sii Akhriso
Buuhoodle Sep 12, 2010               Gudoomiyaha Jaamacada Nugaal Prof. Lafoole oo la kulmay Isimada G/Cayn, maamulka dugsiga sare ee hawd, waalidiinta iyo Culumada Buuhoodle + Dhageyso Sii Akhriso
Ceegaag Sep 10, 2010               Magaalada Ceegaag iyo dhamaan dunida Islaamka oo maanta si weyn looga Ciiday Sii Akhriso
Buuhoodle Sep 10, 2010     Munaasabada Maalinta Ciidul Fidrida oo siwayn looga Ciiday Magaalada Buuhoodle     Sii Akhriso

ADAABTA SALAADA CIIDA

 

Ceegaag Sep 08, 2010                    Maalinta Jimcaha oo noqtay maalinta Ciidulfidrida kadib markii aan Caawa laga arag bishii Dunida Islaamka           Sii Akhriso      
Buuhoodle Sep 07, 2010 Buuhoodle oo Siwayn looga dareemayo u Diyaar garowga Maalinta Ciidul Fidrida  Sii Akhriso
Boston Sep 06, 2010               Warmurtiyeed ay soo saareen Macaliiinta Dugsigii lagu dhigi jiray 724 Shawmut Ave ee waxbarashadiisu hakadku ku yimid.  Sii Akhriso
Buuhoodle Sept 05, 10               Jimciyada Iskaashiga khayraadka oo deeq lacageed soo gaadhsiisay Buuhoodle iyo Widhwidh Sii Akhriso
Burco Sept 04, 10                          Ciidamada Booliska Burco oo Xabsi-ga dhigay ugu yaraan 10 Ruuxi oo lagu eedeeyey AlshabaabSii akhriso
Buuhoodle Sept 04, 10          Qiimaha IIBka Xoolaha oo Deegaanka Buhodle gaadhay Halkii ugu saraysa iyo dadka deegaanka oo soo dhaweeyey Sii akhriso
Garoowe Sept 04, 10                        Tacsi: waxaa 9/3/2010 ku geeryootay magaalada Garoowe illaahay naxari-istiisa haka waraabiyee marxuumad Cibaado Xaaji  Nuur. Sii Akhriso
Boosaaso Sept 04, 10               Zakariye Siciid Cismaan (Awaare) Agaasimaha Jaamada Maakhir oo ka warbixiyay dhismaha iyo howlaha Jaamacada Sii Akhri + Dhageyso
 
Muqdisho Sep 03, 2010                 Dawlada Shariif Sheekh Axmed oo goobihii ay gacantaku haysay muqdisho ku wareejisay shirkad lagu magacaabo SKA. Sii Akhriso
Muqdisho Sep 02, 2010               Waftiga UNka ah ee soo gaadhay Muq-disho iyada oo ay  ka socdaan Dagaalo waa astaan muujinasa awooda dawlada Shariif Sheekh Axmed.  Sii Akhriso
Muqdisho Sep 01, 2010               ARDAYDA CUSUB EE KU SOO BIIREYSA JAAMACADA MUQDISHO OO UU U BILOWDAY TODOBAADKA DHAQANKA Sii akhri+Sawiro
 
 

Raadi Wararkii Hore:

 

Wararkii Hore

  Qoraalada

Somali Development Center (SDC)

Daawo oo Caawi Darulhikma Integrated Academy

Tala`a al-Badru `Alayna

Silsilada gabayada Gar-naqsi ka akhriso ama ka dhagayso Halkan

Wararkii Hore

Aug 10|July 10|June 10|May 10|Apr 10|Mar 10|Feb 10|Jan 10|2009|2008|2007|2006

Garowe Mar 16, 10 Madaxweyne Kuxigeenka Puntland GEN. C/samad Cali Shire oo aanu ka wareysanay Heshiiska ay kala saxeexdeen Issimada SSC ee Dhawaanahan ku shirsanaa Buurawadal Dhagayso
Boston Jan 01, 2010 Muxaadariiyinkii kulan diimeedkii reer Boston Dhamantod Dhagayso
Ceegaag June 26, 09  Magaalada Ceegaag oo laga furay iskuulkii labaad mudo ka yar labo bilood sii akhriso
   Booqashadii Garaad Jaamac ee N-America
 
Ceegaag May 09, 09  Duqa magaalada Ceegaag oo xadhiga ka jaray dugsiga Hoose Dhexe ee Ceegaag  Sii akhriso
 
Edmonton July 15 , 08 Jamaal Xaaji Cali oo tix gabay ah oo ku socota beesha Dhulbahante  tiriyay     Riix
 
 

News in English

Mogadishu  Sep 24,10 Tribalism: the new Model of Somali Democracy.     By Shalab Read More
Denmark   Sep 24,10  THE RIGHT PRIME MINISTER AND CABINET FOR CURRENT SOMALIA Read More

Mogadishu  Sep 21, 10  Somali PM Sharmarke resigns, insurgency rages Read More

  Old News   (Archive)

 

Search for Old News:

Maqaalada


Ceegaag TV

Dr. Haaruun 

Ceegaag 2010

DAAWO DHULKAAGA HOOYO

Waxbarashada  & qaabka  Ardaygu ku imankaro Dalka India. Qore:  Liibaan Fiin

Warar maqal ah

Radio Ceegaag

IQK NEWS

USA united Somali alliance
Subixii
Galabtii
Habeenkii

BBC Somali 04:00

BBC Somali 14:00

BBC Somali 16:00

BBC Somali 18:00

SCERDO

Radio Jigjiga

Somali Radio (Sweden)

Radio Xorriyo (Ogaden)

Somali Radio (USA)

Radio Somaliweyn

Radio Benadir

Radio Djabuti

Radio Sagal

Radio Hiiraan

          
Ceegaag Online              Supports:
Free Speech ..
Full Shuura
Equal Justice
Peace/Prosperity

Websiteyada Soomaalida

R. Buuhoodle

Madaxwayne Maxmed  Siyaad Bare

Aflax.net 
Addacwah
4somaliwomen
Afnugaal
Alcarab
Allhawd
Algaracad
Allwadani
Allwariye
Afgoi Online
Africa newspaper
Aljazeera
Allkhayraad
Allkisima News
Allsanaag
Altaqwaa.com
AminArts
Andalus News
Awdel News
Baadiyenews
Banadir City
Balcad
Bartamaha
Baraawepost.com
Bashaal.com
Baidoa
BiyokululeOnline
Boocame
BuuhoodleNL 
Buuhoodle Media
Buuloburde
Buurhakaba
Cadado
Cagaare
Calanka
Cakaarra
Casuura
Ceegaag Online
Ceelbuur
Calayaale
CBC news
CBS news
CNN news
Carmooyin
Dankahadal
Deegaan News
Daily Somalia
Dankahadal
 
Dharkayn Geenyo
DFKS.g.com
Dhagaxtuur
DjiboutNet
Doorasho
Gagaale Construc-tion Company
Golkhatumo
Gedonet
Hadaaftimo
Hawdiyonugal.com
Hadhwanaag News
Holhol
Hornafrik
Horseeddnet
Horufadhi.com
Int News Papers
idaacada SBC
Jamhuuriya
Jidhiidhico
Jijigawe
Juurile
Kalabaydh.com
Kilili 5aad
Kismaayo News
Laascaanod.com
Laasqoray
Marka Caddey
Maktabada
Markacadeey.net
Mashallah
Midnimo
Midgaan
Mogadishu University
Mudulood
Nugaal University 
Puntlandgov New
Qaadisiya
Qardho Media
Radio-freesomalia 
Radio shabelle
RadioLaascaanood1
RadioWarsan
Riinji.com
Raysmedia
SCERDO
Somali refugees in Yemen
somaliland.net
Somalilandfuture.com
Somalilinks
Somalitalk
Somali Weyn
Somanation
SVOSSRS
TANADLAND
Togdheernews.com
Tawkal Blanket(Dukaan)
United Somali Alliance
WardheerNew
Widhwidh

Xaar-Xaar

Xamar Shop

Xaadhadhan 
Xogsheeg
Xuddun news
 
 

 

 

Hit Counter

 

Copyright 2006 Ceegaag Online     Designed by Ceegaag media