shebekada wararka ee ceegaag waxay idiinku baaqaysaa wararkii ugu danbeeyey ee dalka iyo debedaba 

Warmurtiyeed ay soo saareen Macaliiinta Dugsigii lagu dhigi jiray 724 Shawmut Ave ee waxbarashadiisu hakadku ku yimid.

(Boston,  September 06,  2010 Ceegaag Online)

Waxaan Ogaysiinanaa dhamaan waalidiinta sharafta leh ee aanu ilmahooda Quraanka u bari jirnay inaanu helnay rug cusub oo aanu sida ugu dhaqsaha badan loo diyaarin doono loona furi doono ilaahay idinkii, intaa dabadeed

Waxaan Ogaysiinanaa Waalidiinta in ay shir Degdeg ah Isugu yimaadaan maalinta Axada Bishu tahay September 12, 2010 Saacada 12:00 Duhurnimo ilaa 2:00 Duhurnimo  Goobtuna ay tahay Masjid Jaamaca Boston 100 Malcolmx BL.  Ee Roxbury Crossing.

 

Ajandaha Shirka

Shirkan waxaa lagaga arin sanayaa sidii  laga yeelilahaa rugta Cusub.

Shirkan waxaa lagu jaangooynayaa Maamul uu yeesho Dugsiga si loo helo nidaam ay hawsha dugsigu ku socoto.

Hadii Rabi inoo ogolaado!!!!!!!!!!!

www.ceegaag.com

webmaster@ceegaag.com