shebekada wararka ee ceegaag waxay idiinku baaqaysaa wararkii ugu danbeeyey ee dalka iyo debedaba 

Doodii radiyaha Boston ee wiigan doorka wadaadada ee siyaasada Soomaaliya iyo kooxo diimeeedyada diinta ku hoos gabanaya

(Boston,  September 20,  2010 Ceegaag Online)

Dood Doorka wadaadada Soomaaliya Sheekh Tawakal iyo Eng. Xuseen Fiin Dhagayso

Raadiya Boston oo haatan soo gala Axad walba saacada waqooyiga Bari 8:00 ilaa 9:00 PM ayaa waxaa uu xalay ku qabtay dood aad u xiiso badnayd oo ku saab sanayd doorka wadaadada ee siyaasada soomaaliya iyada oo haatan wadaadadu umuuqdaan inay iyagu ku herdamayaan hogaanka Soomaaliya siiba gobolada koonfureed.

Doodan ayaa waxaa daadihinayay Faysal waxaana Soo saaray tafanatiray Cabdilaahi Shiine....

Raadiyaha Boston 

webmaster@ceegaag.com