shebekada wararka ee ceegaag waxay idiinku baaqaysaa wararkii ugu danbeeyey ee dalka iyo debedaba 

Hambalyo dhalasho Farxad Leh Samiira Asad Ismaaciil oo ku dhalatay Nayroobi Kenya

(Nayroobi,  September 29,  2010 Ceegaag Online)

Waxaa ku dhashay magaalada Nayroobi ee wadanka Kenya Samiira Asad Ismaaciil, anagoo ah bahda Ceegaag waxaan hambalyo hawada u marinanaa Hooyo Shukri Yuusuf Muuse iyo Aabo Asad Ismaaciil jiir gabadhoodaa ugu dhalatay Nayroobi. Samiirana waxaa leenahay Soo barbaar ilaahayna ha kaa dhigo tii anfacda Diinteeda Islaamka, Dalkeeda Soomaalia, iyo Dadkeeda Soomaaliyeed.

Aaamiin  Aamiin...


webmaster@ceegaag.com