shebekada wararka ee ceegaag waxay idiinku baaqaysaa wararkii ugu danbeeyey ee dalka iyo debedaba 

Baaq ka soo baxay Gogoshii Cuqaasha beelaha gobollka bari ee ku aadan labada beelood ee Cali Saleebaan iyo Cali Jibraa’iil. oo dagaal Dhexmaray
 

(Boosaaso,  September 24,  2010 Ceegaag Online)

Waxaan anagoo ah Cuqaasha magacyadoodu hoos ku xusan ugu baaqaynaa walaalaheen qodobadan:-

1. In beelaha walaalaheen ah ee Cali saleebaan iyo Cali Jibraa’iil ay joojiyaan dilalka, colaadaha iyo dhiiga daadanaya Shuruud la’aan.

2. In ay gogosha wada hadalka ay yimaadaan marka loo baahdo iyagoo u hogaansamaya wixii lagu dhexdhexaadiyo.

3. In Culimaau’diinka, aqoonyahanada, mamulka,ganacsatada iyo urarada ra’yidka ah si fardi ah iyo si jamaci ahba looga wada qayb qaato joojinta dhiiga daadanaya iyo jidgooyooyinka iwm.

4.In laamaha amnigu ay taageeraan go’aamada ka soo baxay guurtida beelaha gobolka bari.

5. In Culimaa’udiinku si gaar ah ugu guntadaan, oo ay isu tagaan sidii ay uga qayb qaadan lahaayeen islaaxinta iyo wacyigalinta beelaha walaalaha ee daagaalamaya iyo arrimaha bulsho weynta.

Liiskii Cuqaasha bayaankan soo saartay.

1.Caaqil Cismaan Ismaaciil barre.
2.Caaqil Gaacshe Maxamed Axmed
3.Nabdoon Liibaan Cusmaan Saalax
4.Nabadoon Sahal Cabdisalan
5.Caaqil yaasiin Maxamed Maxamuud danood
6.Nabadoon Bootaan dhowre ismaaciil
7.Nabdoon Cabdulahi xaaji ciise
8.Nabadoon Axmed maxmaed maxamuud
9.Shiikh Salaad Qaxiye cismaan.
10.Nabadoon Ahmed maxmaed kabtan
11.Nabadoon Siciid xasan cabdi kariim
12.Dr. Cabdirisaaq maxed yuusufNaakhuude
13.Caaqil Ciise maxamed ciise
14.Al-Ustaad Axmed Cabdulqadir Warsame
15.Nabadoon Siciid maxamed maxamud
16.Nabadoon Yaasiin Xuseen Cali
17.Nabadoon Maxamed Cumar faatax
18.Nabadoon Cumar bayr ibraahim
19.Nabadoon Axmed Cali dable
20.Samadoon Cali cusmaan samatar
21.Nabadoon Cabdulqaadir maxamd maxamuud
22.Nabadoon Yuusuf faarax cali
23.Samadoon Cumar Axmed Cabdiraxman
24.Samadoon Xareed Ciise cumar
25.Nabadoon Cawad xaaji cumar
26.Nabadon Maxamed Cubayd saalax
27.Nabadoon Maxamuud Casayrcabdulle
28.Nabadoon Faarax abokar salad
29.Nabadoon Maxamed Warsame Ismaaciil
30.Nabadoon Bilaal jaamac khayre
31.Nabadoon Axmed saalax Caynab
32.Nabadoon Cabdi-Ugaas Sheekh axmed
33.Nabadoon Cawad yuusuf diiriye
34.Nabadoon Shire Cali Muuse Xaaji
35.Nabadoon Cabdi Geele Nuur
36.Nabadoon Maxamuud Cabdi Cawad

Beelaha baaqa soo saaray oo saxiixay waxay kala yihiin;

1.Dishiishe
2.Maxamuud Harti ( Warsangeli)
3.Ciise Mxamuud
4.Siwaaqroon
5.Wabeeneeye
6.Ismaaciil saleeeban
7.Jambeel
8.Wadalmuge
9.Carab
10.Maganlabe
11.Tiinle
12.Gabtaanle


 
Wabilaahi Tawfiiq
Saxaafada Soomaaliyeed.
 
 
 
Cali Dhagjar
Ceegaag.com
Buuhodle


 


webmaster@ceegaag.com