shebekada wararka ee ceegaag waxay idiinku baaqaysaa wararkii ugu danbeeyey ee dalka iyo debedaba 

Tacsi: waxaa 9/3/2010 ku geeryootay magaalada Garoowe illaahay naxariistiisa haka waraabiyee marxuumad Cibaado Xaaji  Nuur.

(Garoowe,  September 04,  2010 Ceegaag Online)

Anagoo kala ah dadka xaga hoose ku qoran waxaan Tacsi tiiraanyo leh. U gudbineynaa geeridii Alle ha u naxariistee ku
timid marxuumad Cibaado Xaji Nuur    oo ku geeriyoodey magaalada Garoowe waxaan ilaahay uga baryanaa Marxuumada in janadii fardowsa ah ka waraabiyo Aamiin. Waxaan kaloo illaahay uga baryaynaa in samir iyo iimaan inuu ka siiyo eheladii iyo asxaabii ay ka geeryootay, kuwaas oo kala jooga Soomaaliya, Canada, Uk, iyo Kenya.

   Waxaana tacsidaas diraya dadka kala ah.

1. Cabdulaahi Xasan (Isbaanish)

2. Kiimoko (oo jooga Boston)

3. Jamaal Maxamed Cabdi

4. Cabdiraxmaan Maxamed Cali

5. Maxamuud Xasan Cali Mahdi

6. Cawil Cabdi Aabbi

www.ceegaag.com

webmaster@ceegaag.com