Warar Soomaali ku Qoran

Fadlan Ka Qeybqaado  Dhismaha Masaajidka  Degmada Ceegaag         

Jigjiga June 30, 10                    War deg deg ah Dawlada itoobiya oo galabta ku wareejisay Maamulka Puntland Gaadiidkii iyo hantidii shacabka Buuhoodle lagu ka xaystay kadib dagaalkii Buuhoodle Sii Akhriso+Dhagay
Boosaaso June 30, 10              Isbitalka Puntland Hospital oo ku yaalla magaalada Boosaaso oo maanta la Xidhay, kadib dab Qabsaday dhawaan Sii Akhriso
Hyderabad June 30, 10             XAFLADII QALIN-JEBINTA ARDAYDA MAAKHIR EE DALKA HINDIYA IYO WACDARIHII HABE-ENKAASI [+SAWIRO] Sii Akhriso
Gaalkacayo June 29, 10              Lacag been abuur ah oo lakeenay Gaalkacayo khilaafna ka dhex abuurtay Maamulka iyo Ganacsatada Sii Akhriso
Minneapolis June 28, 10               Sidee looga Xusay Minneapolis Caasimada Soomaalida ee dalkan Maraykan sanad guuradii 50 aad ee Xoriyada Soomaalia June 26, 1960 ilaa 2010 Daawo
Boocame June 27, 10                 Beesha Xasan Ugaas oo iska diiday in talada reerkooda laga faramaroojiyo Ugaaskooda, Ugaas: C/laahi Ciise Nuur                      Sii Akhri+Dhagayso
Edmonton June 27, 10                 Magaalada Calgary ee gobolka Al-berta ee dalka Canada oo ku guul-aysatay Koobkii dabbaalgdegga 26 June oo lagu qabtay magaalda Edmonton Sii Akhri+Daawo
Buuhoodle June 27, 10                 Curyaamiinta iyo Naafada deegaanka Buuhoodle oo Qalabka curyaamiinta iyo Raashin deeq ah loogu deeqay Sii Akhri+Daawo
 

Hadii wax lagu qaadanayo Hadalo macquul ah oo loo jeediyay Reer Waqooyiga Soomaaliyeed

Boston June 27, 10                 Ururka USA oo Tartan ciyaareed loogu dabaal dagayey Sanadguur-adii 50maad ee xornimada Soomaaliya oo lagusoo afmeeray magaalada Boston ee cardigan mareekanka. Sii Akhri+Daawo
Muqdisho June 26, 10     Madaxwaynaha Soomaaliya oo tahniyad kal iyo laaba usoo mar-inaya hawada dhamaan bulsho waynta Soomaaliyeed munaasa-bada 50 guurada Xoriyada Jum-huuriyada Soomaaliya Dhagayso
Dhadhaab June 26, 10        Iskuul dhalinyaro Soomaaliyeed isku dubarideen oo laga furay xarooyinka qaxooiga Soomaalida ee Kenya oo caawimaad u baahan Daawo

 Munaasabada 50 guurada Xoriyada Soomaaliya June 26 1960 ilaa 2010

Muqdisho June 25, 10     Jariirada New York Times oo ka been Abuuratay Askarta dawlada Soomaaliya Sii Akhriso
Buuhoodle June 24, 10     Beesha Yaxye Cabdale oo horkacayo Garaad Saleebaan Buraale oo Casuumay Isimada SSC  Sii Akhriso
Laascaanood June 24, 10 Hayad'da Manhal oo Shalay Isbitaal cusub   ka furtay magaalada Laascaanood ee Gobolka Sool Sii Akhriso
Boosaaso June 24, 10         Weerar lagu Qaaday Ciidamada Birmadka magaalada boosaaso oo lagu dhaawacay 8 askari oo katirsan CiidankaasiSii Akhriso
Washington June 23, 10     General Stanley McChrystal oo markii sadexaad si toosah u weeray Hogaanka Obama oo shaqadii laga eryay Sii Akhriso
Muqdisho June 23, 10         Imtixaankii Ardayda macalinimada ay u tabobaraso Jaamacada Muqdisho oo la qabtay  Sii Akhriso
Buuhoodle June 23, 10         Xaflad loo sameeyay arday ka qalin jabisay dugsiga sere ee Hawd Buuhoodle. Sii Akhriso
Muqdisho June 22, 10     Natiijadii imtixaanaadka simist-erkii 2aad ee sanad dusiyeedka 2009-2010 ee jaamacada Muqd-isho oo soo baxday Sii Akhriso
 
Laascaanod June 21, 10     Wefdi balaadhan oo uu hogaaminayo Madaxweyne k/xigeenka Somaliland Axmed Yuusuf Yaasiin oo maanta gaadhay Magaalada Laascaanod Sii Akhriso.
Ceegaag June 20, 10             Wafti ka socda Ha'yada NBA oo Gaadhay Magaalada Ceegaag oo bilowday Qorshe la doona-yey in Ceegaag laga bilaabo Qodista Ceelasha biyaha macaan   Sii Akhriso+Dhagayso
Buuhoodle June 20, 10        Ha'yada bishacas oo Deeq Daawo ah soo gaadhsiisay Buuhoodle  Sii Akhriso
Garoowe June 20, 10        Madaxwaynaha puntland oo magacaabay gobol cusub oo kamid noqonaya gobolada maamulka Puntland Sii Akhriso
Garoowe June 20, 10             Wafi ka socda Maamulka Puntland oo lagu Wado inay safar ugu baxaan Wadanka Ethiopian Sii Akhriso
Buuhoodle June 19, 10        Arday ka qalin jabisay dugsi sare oo ku yaala Magaalada Buuhoodle + Sawiro Sii Akhriso

Fidnooyinkii Burburiyay Dawladii  Islaamka Sheekhunaa Mustafe

Widhwidh June 17, 10        Taliyihii Ciidamada Aaga Widh Widh ee Somaliland Mustafe Galaal oo ka soo Goostay Ciidamada Somaliland Goordhawayd. Sii Akhriso
London June 17, 10       Shirweynihii koowaad ee golaha qurbo- joogta Jubooyyinka oo lagu qabtay Magaalada London. Sii Akhri
Buuhoodle June 15, 10       Taliyihii qaybta booliska Somaliland ee buuhoodle oo ku dhaawacmay shil baabuur. Sii Akhriso.
Kismaayo June 14, 10      Yaa ah Xoghayaha Arimaha dibada ee Gobolada Juboland Dikominti cadeyn ah oo ay heshay shabakada Ceegaag Online     Sii Akhriso.
Buuhoodle June 14, 10    Shirkada dayax oo magaalada buuhoodle ka bilowday qodista ceel biyood kale, sheegtayna in dhawaan magaalooyinka Ceegaag, Widh widh & Laascaanod laga bilaabidoono. Sii Akhri
London June 13, 10 Fanaaniin reer London ah oo ka soo jawaabay Heestii Sandulaad ku soo noqon Dhagayso oo ay ku luuqaysay Faanada Caanka ah ee Soomaaliyeed Saado Cali Warsame heestan ayaa magaceeda layidhaahdaa San-dulaan Qaran ku Noqon Dhagayso
New York June 13,10 Dawlada yaman oo walaac ka muu jisay isbalaadhinta budhcad badeeda Soomaalidu isku balaadhiasay Khooriga Cadmeed iyaga oo ugu baaqay aduun-waynuhu inuu dib u yagleelo dawladn-imadii Soomaaliya.Sii Akhriso
Boosaaso June 13,10    Hal Ruuxi ayaa ku dhintay 12 kale dhaawac ayaa ka soo gaadhay, kadib dab Qabsad-ay xaafad kamid ah magaa-lada Boosaaso  Sii Akhriso
Balihadhac June 12,10 Dagaal ka dhacay Baliha-dhac oo sababay dhima-sho iyo dhaawac, Waray-si Taliye: Kayse Cabdi Yuusuf Sii Akhriso+Dhagayso
Boosaaso June 12,10   Sarkaal katirsan ciidanka Booliska Puntland oo Boosaaso lagu dilay, iyo dad kale oo lagu dhaawacay Sii Akhriso
 

Daawo Cajalad ka hadlasa Sidii Buugaag loogu ururiyay Nugaal University (part One)

Nugaal University (part Two)

 

Burco June 10,10     Dagaal sababay Dhimasho iyo dhaawac ayaa maanta dhexmaray Ciidamada Booliska Burco iyo Kooxo hubaysan Sii Akhriso
Buuhoodle June 10,10  Wasiir kuxigeenka Waxba-rashada Puntland oo maanta ardayda Dugsiga sare ee Hawd ugu soo Xidhay imt-ixaanka sanadka Sii Akhri+Dha
Laascaanod June 08,10 Gudoomiyaha Xisbiga UCID Fay-sal Cali waraabe oo Laascaanood gaadhay isla Markiiba ka baxay gudaha magaalada, kadib Mudaharaad balaadhan oo magaaladaasi maanta ka dhacay oo Watay rabshado  Sii Akhriso
Badhan June 08, 2010 Gudoomiyaha Gobolka Sanaag Maxamuud Siciid Nuur oo Ceegaag.com ka Waraysatay Mudaharaado looga soo Horjeedo Doora-shada somaliland oo gobo-lka Sanaag Dhagayso
Xagardheer June 08,10 Hambalyo Dhalasho (Wiil) Farxad Leh: C/risaaq Maxamed Ismaaciil Jiir iyo Luul Xuseen Nuur oo wiil ugu dhashay Magaalada Xagardheer Sii Akhri
Boston June 07,10 Shir Aad loo soo agaasimay oo jaaliyada reer SSC ee Boston ku gorfeeyeen Caq-abadaha ka soo siyaaday Dalkii Hooyo oo lagu qabtay Magaalada Boston ee cardigan Maraykanka. Sii Akhri+Dhagayso
Muqdisho June 07,10 Imtixaankii u socday Ardayda Jaamacada Muqdisho oo soo gabagaboobay + Sawiro ama Sii Akhri

Ceegaag oo Maanta Afar jirsatay

Buuhoodle June 06, 2010     Baaq Taageero: Go'aankii Isimada, Cuqaasha iyo Culumaa'udiinka Buuhoodle Sii Akhriso
 
Soomaaliya June 06, 2010 Yaa diley Soomaaliya? Maqaal Qore: Eng. C/laahi Cali Sii Akhriso
 
Amsterdam June 06, 2010 Baaq ku wajahan Jaaliyada Soomaaliyeed ee Holland Sii Akhriso+daawo
New York June 06, 2010 Labo dhalinyaro oo midi Soomaali yahay oo lagu eedeenayo inay xiriir la leeyihiin kooxaha ladaga-alamaya dawlada Soomaaliya(Al-Shabaab) oo lagu xidhay Garo-onka JFK New York.Sii Akhriso
Buuhoodle June 05,2010 Isimada Cuqaasha iyo Culumada Diinta ee Buuhoodle oo saaka Go'aamo ka soo Saaray shiray Buuhoodle ku yeesheen kadibna Saxaafada la hadlay Sii Akhri+Dhagayso
Boosaaso June 03,2010 Wkxigeenka Dekeda iyo Gaadiidka Ba-da ee Puntland oo Ceegaag uga wara-maya dagaal saaka Boosaaso ku dhex-maray Ciidamada puntland iyo kooxaha burcad baeedka oo ka dhashay mar-kab ay Qafaasheen burcadbaeed kadiba laga soo furtay Dhagayso
Muqdisho June 02,2010 Kumannaan Arday oo wax-ka-barta Jaamac-adda Muqdisho oo ma-anta u fariistay Imtix-aankii ugu dambeeyay (DAAWO SAWIRRO)Sii Akhriso
Boston June 01,2010 Qaybtii 2aad ee Xafladii dhaqaalaha loogu urur-inayay Jaamacada Gedo ee ka dhacay masjid jaamaca Magaalada Boston Axadii Dhag+Akhri
Buuhoodle Jun 01,20 Hay'adaha WHO iyo UNICEF oo talaalka caruurka ka bilaabay deegaanka Buuhoodle. Sii Akhri
 
 
 

Wararkii Hore

  Qoraalada

Tala`a al-Badru `Alayna

Silsilada gabayada Gar-naqsi ka akhriso ama ka dhagayso Halkan

Wararkii Hore

May 10|Apr 10|Mar 10|Feb 10|Jan 10|2009|2008|2007|2006

Garowe Mar 16, 10 Madaxweyne Kuxigeenka Puntland GEN. C/samad Cali Shire oo aanu ka wareysanay Heshiiska ay kala saxeexdeen Issimada SSC ee Dhawaanahan ku shirsanaa Buurawadal Dhagayso
Boston Jan 01, 2010 Muxaadariiyinkii kulan diimeedkii reer Boston Dhamantod Dhagayso
Ceegaag June 26, 09  Magaalada Ceegaag oo laga furay iskuulkii labaad mudo ka yar labo bilood sii akhriso
   Booqashadii Garaad Jaamac ee N-America
 
Ceegaag May 09, 09  Duqa magaalada Ceegaag oo xadhiga ka jaray dugsiga Hoose Dhexe ee Ceegaag  Sii akhriso
 
Edmonton July 15 , 08 Jamaal Xaaji Cali oo tix gabay ah oo ku socota beesha Dhulbahante  tiriyay     Riix
 
 

News in English

Washington June 30, 10  A resolution on Somalia that Senator Feingold (with Senators Franken and Klobuchar) introduced today in the U.S. Senate.Read More

Boston June 04, 10 Somali Women: The Better Half of the Society Read More

Maqaalada


Ceegaag TV

Dr. Haaruun 

Ceegaag 2010

DAAWO DHULKAAGA HOOYO

Waxbarashada  & qaabka  Ardaygu ku imankaro Dalka India. Qore:  Liibaan Fiin

 

 

 

 

Copyright 2006 Ceegaag Online     Designed by Ceegaag media