shebekada wararka ee ceegaag waxay idiinku baaqaysaa wararkii ugu danbeeyey ee dalka iyo debedaba 

Hambalyo Dhalasho (Wiil) Farxad Leh: C/risaaq Maxamed Ismaaciil Jiir iyo Luul Xuseen Nuur oo wiil ugu dhashay Magaalada Xagardheer.

(Xagardheer,  June 08,  2010 Ceegaag Online)

1. Ayeeyo Siraad Diriye Mire
2. Ayeeyo dahabo dhegaweyne
3. Hooyo Asli Aadan Cawl iyo caruurteeda oo kala ah
4. Cabdiraxmaan Maxamed ismail Jiir
5. Cabdirahim Maxamed Ismail Jiir
6. Xaawo Maxamed Ismail Jiir iyo seygeeda Cabdishakuur geydh iyo caruurtoda
7. Cabdicasiis Asad ismail Jiir
8. Xalimo-ridwan Yuusuf ismail jiir
9. Maxamed fuaad Cabdi jaamac
10. Khadro fuaad cabdi jaamac  
11. Yuusuf ismail  jiir iyo xaaskiisa Xayaat Haybe gaas iyo caruurtooda
12. Ibraahim ismail Jiir iyo xaaskiisa Faadumo Maxamud cabdi iyo caruurtoda
13. Asad ismail Jiir iyo xaaskisa  shukri Siigaale iyo caruurtooda
14. Farxaan ismail Jiir iyo xaaskiisa saynab ibraahim jaamac iyo caruurtoda
15. Khadiijo ismail Jiir iyo saygeeda Maxamed cabdulaahi iyo caruurooda
16. Saynab ismail jiir iyo saygeeda Maxamed Aadan Salaad iyo caruurtooda
17. Faadumo ismail Jiir iyo seygeeda cali cumar hamze iyo caruurtooda
18. Deeqo ismail jiir iyo seygeeda maxamed kheyr  iyo caruurtooda

Waxay Hambalyo u dirayaan  C/risaaq Mohamed Ismaaciil Jiir iyo Luul Xuseen Nuur oo shalay wiil ugu dhashay magaalada Xagardheer ee Dalka Kenya WAXAANU LEENAHAY SOOKOR  OO NOQO KII DADKIISA, DALKIIDA IYO DIINTIISABA ANFACA.

Sidoo Kale Dhamaan maamuulka iyo shaqalaha shabekada wararka ee Ceegaag.com waxay hambalyo aan lasoo koobi karin u diraynaa C/risaaq Mohamed Ismaaciil Jiir iyo Luul Xuseen Nuur oo wiil ugu dhashay Magaalada Xagardheer ee Dalka Kenya waxaan leenahay soo barbaar noqona kii anfacda Dalkeeda dadkeeda iyo diinteeda. Aamiin


webmaster@ceegaag.com