Warar Soomaali ku Qoran

Laascaanood Aug 31, 10               Taliyihii Ciidanka Asluubta ee gobolka Sool oo Laascaanood lagu dilay Caawa FiidkiiSii akhri
Gaalkacayo Aug 31, 10                  Wariye Cabdulaahi Cumar Geedi oo ka tirsanaa idaacada Daljir oo Caawa  lagu dilay Gaalkacayo.    Sii Akhriso
 
Goljano Aug 30, 10               Cuqaasha Beesha Yaxyey Cabdale oo ka Hadlay khilaafka kataagan Deegaanka Cusub iyo Gudoomiy-aha gobolka Sool oo Halkaasi gaa-dhay(Maxaa laga Wadahadlay War-bixin Kooban) Sii Akhri+Dhagayso
Boosaaso Aug 30, 10       Taliyaha Ciidanka Ilaalada Canshuurta Beriga ee gobolka Bari Cabdulqaadir Axmed Kheyr (Bashka) oo Lagu Weeray Boosaaso  Sii Akhriso
 
Hargaysa Aug 29, 10                Wakiilkii Itoobiya u Joogay Maamulka Somaliland oo isaga Baxay Hargaysa, kadib Khilaaf soo kala dhexgalay Wakiilka iyo Madaxwayne Siilaanyo Sii Akhrso
Muqdisho Aug 28, 10 Dagaalada Muqdisho oo galay maalintii lixaad ka daawo idaacada Aljazeera  (Inside Story - What next for Somalia?) Daawo
Buuro-Wadal Aug 28, 10 Madaxwaynaha reer Puntland C/raxmaan Faroole oo noqday madaxwaynihii ugu horeyay ee isaga oo xilka haya yimaada deegaanada SSC   Sii Akhriso
Minnesota Aug 27, 10               Sidee La isu Waafajinkaraa Baaqa Madaxwayne Siilaanyo iyo Nabadr-aadinta Garaad Abshir Sii Akhriso
Muqdisho Aug 27, 10       Raysalwasaare Sharma'arke oo ka hadlay xaalada qalafsan eedalkumarayo  Dhagayso
Xamar Lagu Xidh  Aug 26, 10         Go'aamadii ka Soo Baxay Shirkii Beesha Guuleed Garaad(Barkad) oo Maanta lagu DhawaaqaySii Akhriso+ Dhagays
Hargaysa  Aug 26, 10         Madaxwayne Siilaanyo oo Magacaabay 40 Xubnood oo katirsan Xukuumadiisa Maanta Sii Akhriso
Ceegaag Aug 26, 10                  Roobab lagu diirsaday oo xalay ka curtay Degmada Ceegaag iyo Nawaaxigeeda. Sii Akhriso
Laascaanood Aug 25, 10          Beelaha Baho Nugaaleed oo Laascaanood ku Yeeshay Shir balaadhan, kadibna Go'aamo ka soo saaray Shirkaasi uuna saxaafada u akhriyay Gud-Kuxige-enkii hore ee gobolka Sool Max'ed Cabdi Jibriil (Dhinbil) Dhagayso

Laascaanood Aug 24, 10                Shirkada Telesom oo Deeq gaadhsiisay Isbitaalka Laascaanood (Daawo sawirada)  Sii Akhriso
Muqdisho Aug 24, 10                    Madaxwayna ha Soomaaliya Sheekh Shariif Sheekh  Axmed oo oo ka hadlay dhibaatada ay ku  hayaan kooxaha xidhan shaati diimeedyada shacabka Soomaaliyeed   Dhagayso
Muqdisho Aug 24, 10             Xildhibaano Saraakiil iyo Shacab gaadhaya ilaa afartameeyo oo lagu laayay Hoteelka Muna Sii Akhriso
Muqdisho Aug 24, 10              Sheekh Nuur Baaruud oo ugu baaqay shacabka Soomaaliyeed inay is ka caabiyaan dhiigyo cabyada Al-shabaab Dhagayso
Xamar Lagu xidh Aug 22, 10       Garaad Abshir Saalax oo wareysi khaas ah siiyay Shabakada wararka ee Ceegaag.com  Dhagayso
 
Xamar Lagu xidh Aug 22, 10            Beesha Guuleed Garaad (Barkad) oo shir balaadhan ku qabsatay magaalada Xamar Laguxidh Daawo Sawiradda Sii Akhriso
 
 
Nairobi Aug 21, 10                               Reer Hiiraan maanta Caleemo Saaray Madaxwaynaha  Dawladoodii dibad jooga ahayd.    Sii Akhriso
 
Minneapolis Aug 19, 10               Ogaysiis ku socda beesha Yaxye Cabdala ee reer SSC Sii Akhriso
Boston Aug 19, 10             Hogaamiyaha soo noo laynta mabdi'ii SYL Maxamed Saleebaan oo hada isu sharaxay Doorashada Madaxwayne nimada Soomaaliya ee dhacasa sanadka fooda inagu soohaya  oo laga waraystay raadiyaha Boston Dhagayso
Boston Aug 19, 10             Sheekadii Ayaan Daran iyo raadiyaha Boston oo uu inoo akhrinayo Xasan Yuusuf (Ilyaas) Dhagayso
Burco Aug 19, 10                    Booliska Magaalada Burco oo Bilaabay Hawl gal Xoogan oo lagu sugayo Amaanka Magaaladaasi Sii Akhriso
Hargaysa Aug 18, 10             Madaxwayne Siilaanyo oo Magacaabay Wasiiro ka Soo taliya Xaalada gobolada SSC iyo Qaabkii loo Waji lahaa   Sii Akhriso
Imaaraadka  Aug 17, 10 Kornayl Maxamed Cumar Cig-aal (tacabir) oo Ceegaag.com Siiyey Waraysi Dheer oo dhinacyo badan taabanaya oo ka hadlaya Xaalada gobolada SSC Sii Akhriso+ Dhagayso
Khartuum  Aug 17, 10 Madaxweynaha dalka Sudan Cumar Al-Bashiir oo shir alaa-babadu u xirnaayeen layeesh-ay maanta Madaxwaynaha Soomaaliya Shariif Sheekh Axmed  Sii Akhriso
 

Somali presidential hopeful visits Twin Cities  

Dharkayn-Geeyo  Aug 16, 10 Maxamed Xasan Buraale iyo Kay-se Cabdi Yuusuf oo War Turxaan bixin ah oo Saxaafada loogu talagalay ka soo saaray dharkayn-Geeyo Sii Akhriso+ Dhagayso
Falastiin  Aug 16, 10         Askariyad ka tirsan Kooxda Sah-nuuniyiinta barga dhexe oo tidhi  wakhtigeedii ugu wanaagsanaa Askarinimadeeda waxaa uu ahaa markaan ciqaabayay reer Falastiin Sii Akhriso
Garoowe  Aug 16, 10                 Iska hor Imaad Sababay dhimasha 4 Ruuxi iyo dhaawac 10 kale oo dhexmaray Ciidamada amaanka Garoowe iyo Maleeshiyaad deegaanka ah  Sii Akhriso
Boocame  Aug 15, 10                 Waxgaradka Degmada Boocame iyo Buuhoodle oo ku Guulaystay Qabashada Gaadiidkii laga afduubay Duleedka Buuhoodle, isla markaana canbaareeyey talaabadaasi Sii Akhriso
Kampala  Aug 15, 10                 Kooxda Sahnuuniyiinta oo shaa-ciyay inay Uganga ka caawinayaan dagaalka ay kawadaan Soomaa-liya Sii Akhriso
Caalamka  Aug 14, 10                 Shabakada lagu muujinayo cadaawadii ilaahay Quraanka kariimka ahinoogu cadeeyay inay gaaladu u qabaan diintaIslaamka oo soobadanaya   Sii Akhriso
Boston Aug 13, 10             Sheekadii Ayaan Daran iyo raadiyaha Boston oo uu inoo akhrinayo Xasan Yuusuf (Ilyaas) Dhagayso
Buuhoodle Aug 12, 10             Xubinta beesha Cigaal Naaleeye ee  khusuusiga SSC waa Saleebaan Aadan Cilmi(Saleebaan Dheere) Caaqil Isimail Maxmud Kooreeye  Sii Akhriso+Dhagay
Boston Aug 12, 10                   Qorshe xagaageedkii dhalinta reer Boston oo soo gaboga-oobay Sii Akhriso
Hargaysa Aug 12, 10             Madaxwaynaha Maamulka somaliland oo Xilalkii ka Qaaday Gudoomiyaasha gobolada Maamulka somaliland Qaar kalena Maanta Magaabay Sii Akhriso
Gaalkacayo Aug 12, 10             Taliyihii Qaybta Booliska gobolka Mudug oo iscasilay Sii Akhriso
 
Ramadaanka Aug 10, 10    War deg deg ah, Bishii Ramadaan oo laga arkay Qaybo kamid ah gobolada Soomaliya iyo Buuhodle oo loga dhawaaqay inay barito tahay maalin ramadaan ah          Sii Akhriso Dhagayasana
Hargaysa Aug 10, 10                Wasiirka Gaashaan dhiga Maam-ulka somaliland oo Ceegaag.com Waraysi khaas ah siiyey kana ha-dlay Heshiiskii dhexmaray Isimada laba garab ee ka dhacay Xadhad-hanka Sii Akhriso+Dhagayso
Garoowe Aug 10, 10                Maamulka Puntland oo Joojiyey Idaacada VOA iyo   Universal TV oo kamid ah Warbaahinta ka Howl gasha gudaha Puntland Sii Akhriso
 
Boston Aug 09, 10                Xaflad loogu dabaaldegayay sanadguuradii 12aad ee Maamul Goboleedka P/land oo ka dhacdey Magaalada Boston  Sii Akhriso

Ogaysiis: Wabsiteka SCERDO (Somali Canadian Education Rural Development Organization) Oo hawada si toos ah ugu soo laabtay kadib markii uu hawada ka maqnaa mudo dhawr sitimaan ah www.scerdo.org

Buuhoodle Aug 08, 10              Caaqil C/laahi Xasan Qanbi oo Sharaxaad dheer ka bixiyey go'aamadii Xadhadhanka iyo shirkii halkaasi ka dhacay  Sii Akhriso
Boosaaso Aug 08, 10                    Dagaalkii ka socday buurta Galgala oo u dhaxeeya dadka deegaanka iyo Maamulka Puntland oo sii Xoogaystay, iyo khasaaraha ka dhashay dagaalkaasi oo sii kordhaya Sii Akhriso  
Malaysia Aug 08, 10                    Xaflad balaadhan oo kadhacday dalka Malaysia, gaar ahaan caasim-ada (kualalumpur )xafladaasoo lagu xusayay sanad guuradii 12aad ee kasoo wareegtay aasaaska dawlad goboleedka Puntland, Sii Akhriso  
Buuhoodle Aug 07, 10   Go'aamadii ka soo Baxay shirkii Xadhadhan oo Saxaafada loo akhriyey Maanta, Maxayse yihiin go'aamadaasi                   Sii Akhriso   +  Dhagayso
Xadhadhanka Aug 06, 10         Shir labo Geesood ah oo Isimo ka socday Buuhoodle iyo Burco Maanta ku yeesheen magaalada Xadhadhanka (Maxaase shirkaasi looga hadlay)  Sii Akhriso
Washington Aug 05, 10       Dawlada Maraykanka  oo soo saartay wareegto lagu eedeenato afar iyo toban qofoo Soomaali ah  qabqabatayna labao kamid ah.    Sii Akhriso
 

Najma Axmed oo su`aal ku aadan Somalia weydiisay m/weyne Obama

Imaaraadka Aug 04, 10       Jaaliyadda SSC Ee Abu Dhabi Oo Noqotay Jaaliyadda Ugu Khilaafka Badan Marka La Barbardhigo Jaaliyadaha Kale Ee Qurbo-j   Sii Akhriso  
Hargaysa Aug 04, 10       Madaxwayne Siilaanyo oo Xilkii Gudoomiyaha Xisbiga Kulmiyey Maanta iska Wareejiyey, isla mar-kaana sheegay inuu markale Doo-rashada ka Qayb galayn Sii Akhri    
 
Edmonton. CA August 03, 10 Raadiyaha Boston oo ka waraystay Xaalada Soomaaliya Aqoonyahan Jamaal Xaaji CaliDhagayso          
Boston August 03, 10          Barnaamijka Caafimaadka oo wiigan lagu qaadaa dhigay cudurka Wadna Xunuuka iyo C/laahi Shiine Dhagayso
Laasacaanood August 03, 10 Gudoomiyaha Shirkada telesom laascaanood oo Ceegaag.com uga Waramay khasaaraha dabkii ka bilaabay Dooxada gobolka Sool+Sawiro Sii Akhriso+Dhagayso          
Ceegaag August 03, 10             Ururka Gargaarka iyo Horumarinta Ceegaag oo qalab kala duwan sida Miisas & Kuraas gaadhsiiyay Degmooyinka Ceegaag iyo Horufadhi + Sawiro Sii Akhriso           
 
Shilaamo August 02, 10      Axmed Cumar Jaamac  oo ku geeriyoodey magaalada Ga-laadi ee ismaamulka Soomaaliyeed Sii Akhriso          
Garoowe August 01, 10             Wasiirka Ganacsiga iyo Warsh-adaha Puntland oo Jawaab Kulul ka Bixiyey hadal ka soo baxay Qaarkamid ah Cuqaal ka soo jeeda beesha Jamac siyaad Sii Akhriso+Dhagayso           
Garoowe August 01, 10          Puntland oo saaka laga Xusay sanad Guuradiid 12 ee ka soo Wareegtay dhismaha Maamulkeeda Sii Akhriso
Boston August 01, 10          Axmed Maxamuud Xaaji Xaashi oo ku geeryooday Magaalada Boston  Sii Akhriso
 
 

Raadi Wararkii Hore:

 

Wararkii Hore

  Qoraalada

Somali Development Center (SDC)

Daawo oo Caawi Darulhikma Integrated Academy

Tala`a al-Badru `Alayna

Silsilada gabayada Gar-naqsi ka akhriso ama ka dhagayso Halkan

Wararkii Hore

Aug 10|July 10|June 10|May 10|Apr 10|Mar 10|Feb 10|Jan 10|2009|2008|2007|2006

Garowe Mar 16, 10 Madaxweyne Kuxigeenka Puntland GEN. C/samad Cali Shire oo aanu ka wareysanay Heshiiska ay kala saxeexdeen Issimada SSC ee Dhawaanahan ku shirsanaa Buurawadal Dhagayso
Boston Jan 01, 2010 Muxaadariiyinkii kulan diimeedkii reer Boston Dhamantod Dhagayso
Ceegaag June 26, 09  Magaalada Ceegaag oo laga furay iskuulkii labaad mudo ka yar labo bilood sii akhriso
   Booqashadii Garaad Jaamac ee N-America
 
Ceegaag May 09, 09  Duqa magaalada Ceegaag oo xadhiga ka jaray dugsiga Hoose Dhexe ee Ceegaag  Sii akhriso
 
Edmonton July 15 , 08 Jamaal Xaaji Cali oo tix gabay ah oo ku socota beesha Dhulbahante  tiriyay     Riix
 
 

News in English

Washington  Aug 30, 10 Condemning Al-Shabaab Attack On Muna Hotel ARM 27 Aug 2010 Read More

Alberta  Aug 25, 10      Amanda Lindhout forgives captors and raising money for university scholarship fund for Somali Women Read More

Boston  Aug 24, 10       Global Peace Aid-Somalia: Conflict Resolution Training Workshop Read More

Denmark Aug 22, 10 Encouraging steps towards Horn Region Common Market Read More

Minneapolis Aug 21, 10 Al-Shabaab:The  veiled truth         Read More(By Shalab)

St. Cloud Aug 17, 10     Somali presidential candidate visits St. Cloud Read More

Denmark Aug 16, 10     NECESSARY TOPICS FOR DEBATE ABOUT DENMARK AND OTHER COUNTRIES Read More

California Aug 16, 10     First ever Muslim College opens in America Read More

Kampala Aug 15, 10     Israel to help Uganda fight terrorism Read More

Minnesota Aug 06, 10  Uganda Suicide Bombing Connected to MN?Read More

 

Search for Old News:

Maqaalada


Ceegaag TV

Dr. Haaruun 

Ceegaag 2010

DAAWO DHULKAAGA HOOYO

Waxbarashada  & qaabka  Ardaygu ku imankaro Dalka India. Qore:  Liibaan Fiin

Warar maqal ah

Radio Ceegaag

IQK NEWS

USA united Somali alliance
Subixii
Galabtii
Habeenkii

BBC Somali 04:00

BBC Somali 14:00

BBC Somali 16:00

BBC Somali 18:00

SCERDO

Radio Jigjiga

Somali Radio (Sweden)

Radio Xorriyo (Ogaden)

Somali Radio (USA)

Radio Somaliweyn

Radio Benadir

Radio Djabuti

Radio Sagal

Radio Hiiraan

          
Ceegaag Online              Supports:
Free Speech ..
Full Shuura
Equal Justice
Peace/Prosperity

Websiteyada Soomaalida

R. Buuhoodle

Madaxwayne Maxmed  Siyaad Bare

Aflax.net 
Addacwah
4somaliwomen
Afnugaal
Alcarab
Allhawd
Algaracad
Allwadani
Allwariye
Afgoi Online
Africa newspaper
Aljazeera
Allkhayraad
Allkisima News
Allsanaag
Altaqwaa.com
AminArts
Andalus News
Awdel News
Baadiyenews
Banadir City
Balcad
Bartamaha
Baraawepost.com
Bashaal.com
Baidoa
BiyokululeOnline
Boocame
BuuhoodleNL 
Buuhoodle Media
Buuloburde
Buurhakaba
Cadado
Cagaare
Calanka
Cakaarra
Casuura
Ceegaag Online
Ceelbuur
Calayaale
CBC news
CBS news
CNN news
Carmooyin
Dankahadal
Deegaan News
Daily Somalia
Dankahadal
 
Dharkayn Geenyo
DFKS.g.com
Dhagaxtuur
DjiboutNet
Doorasho
Gagaale Construc-tion Company
Golkhatumo
Gedonet
Hadaaftimo
Hawdiyonugal.com
Hadhwanaag News
Holhol
Hornafrik
Horseeddnet
Horufadhi.com
Int News Papers
idaacada SBC
Jamhuuriya
Jidhiidhico
Jijigawe
Juurile
Kalabaydh.com
Kilili 5aad
Kismaayo News
Laascaanod.com
Laasqoray
Marka Caddey
Maktabada
Markacadeey.net
Mashallah
Midnimo
Midgaan
Mogadishu University
Mudulood
Nugaal University 
Puntlandgov New
Qaadisiya
Qardho Media
Radio-freesomalia 
Radio shabelle
RadioLaascaanood1
RadioWarsan
Riinji.com
Raysmedia
SCERDO
Somali refugees in Yemen
somaliland.net
Somalilandfuture.com
Somalilinks
Somalitalk
Somali Weyn
Somanation
SVOSSRS
TANADLAND
Togdheernews.com
Tawkal Blanket(Dukaan)
United Somali Alliance
WardheerNew
Widhwidh

Xaar-Xaar

Xamar Shop

Xaadhadhan 
Xogsheeg
Xuddun news
 
 

 

 

Hit Counter

 

Copyright 2006 Ceegaag Online     Designed by Ceegaag media