shebekada wararka ee ceegaag waxay idiinku baaqaysaa wararkii ugu danbeeyey ee dalka iyo debedaba 

Ogaysiis ku socda beesha Yaxye Cabdala

(Minneapolis,  August 19,  2010 Ceegaag Online)

Dhamaan baha weynta Yaxye Cabdalle waxaa la-ogaysiina-yaa meel kast oo ay joogaan dunida dacaladeeda in uu jiro shir conference Phone ah maalinta Sabtida taariikhduna tahay 08/ 21 ka bishan barakaysan saacadu markay tahay 11:00 AM Minneapolis U S A .

UK 5:00 PM

Somaaliyana 7:00 PM

Shirkaas oo lagaga arinsanaayo Degaanka cusub.

Confernce lambarku waa 712-4320075 pinkana
Kala sooxiriir telfoonka hoos kuqoran.

Waxii faahfaahin ah kalasoo xiriira TELPHONE Kan.

612-2503666 ama

773-6540872


webmaster@ceegaag.com