shebekada wararka ee ceegaag waxay idiinku baaqaysaa wararkii ugu danbeeyey ee dalka iyo debedaba 

Qorshe xagaageedkii dhalinta reer Boston oo soo gabogaboobay

(Boston,  August 12,  2010 Ceegaag Online)

Waxaa maalintii Isniinta kusoo gabogaboobay Qorshe xagaageedkii dhalinta reer Boston, dhalintan oo ay gacanta ku haysay Rugta ACEDON oo ah mid iyadu Jaaliyada ka caawisa xaga aqoonta Ganacsiga.

Dhalinta oo sanad walba loo sameeyo hawlgalin wakhtiyada Xagaaga si aysan ugu mashquulin waxyaabo aanay dani ugu jirin ayaa ahaa kuwo si aada uga faa'ideestay fursadaa ay ka heleen qorshayaasha ABCD da ee magaalada Boston.  

Xaflada oo lagu qabtay Beer ku taala Koonfuta magaalada oo lagu magacaabo Joe Moakley ayaa waxa jawigeedu ahaa sidatan (Daawo Sawirada)

www.ceegaag.com

webmaster@ceegaag.com