shebekada wararka ee ceegaag waxay idiinku baaqaysaa wararkii ugu danbeeyey ee dalka iyo debedaba 

Axmed Maxamuud Xaaji Xaashi oo ku geeryooday Magaalada Boston

(Boston,  August 01,  2010 Ceegaag Online)

Waxaa hada 10:00 Subaxnimo ku geeryooday magaalda Boston alle ha u naxariistee Axmed Maxamuud Xaaji Xaashi oo ka tirsanaa Jaaliyada reer Boston 30kii sanadood ee ina dhaafay waxaan ilaahay uga baryanaa unuu u naxariisto Janadii fardowsana ka waraabiyo, eheladiisiina samir iyo iimaan ka siiyo.

Waxaa tacsi nasoo gaadhsiiyay Cabdiraxmaan Yuusuf oo ah madaxa  SDC da sidoo kale anaga oo ah bahda Ceegaag waxaan tacsi u diranaa dhamaan reer Xaaji Xaashi meelkasta oo ay  joogaan geeridaa ku timid Marxuum Axmed.

www.ceegaag.com

webmaster@ceegaag.com