shebekada wararka ee ceegaag waxay idiinku baaqaysaa wararkii ugu danbeeyey ee dalka iyo debedaba 

Madaxwayne Siilaanyo oo Magacaabay 40 Xubnood oo katirsan Xukuumadiisa Maanta

(Hargaysa,  August 26,  2010 Ceegaag Online)

1 Gudoomiyaha Baanka Dhexe (Chairman of the Central Bank) Cabdi Dirir Cabdi
3 Xeer-ilaaliyaha guud (Attorney General) Xasan Axmed Adan
4 Hantidhawrka guud ee  Qaranka (Auditor General) Maxamuud Aw Cabdi Ibraahim
5 Xisaabiyaha Guud (Accounting General) Ibraahin Aadan Qaalib
6 Madaxa Hay’ada Sirdoonka Qaranka Xuseen Xasan Rooble (Kenyaate)
8 Gudoomiyaha Hay’ada Shaqaalaha (Civil service commission) Muxumud Aw Cabdi Ismaaciil (Chairman
 Deputy: ku-xigeenka Gudoomiyaha hay’adda shaqalaha Axmed Cali (Sulub)
 DG: Agaasimaha guud ee Hay’ada shaqalaha Ibraahin X. Nuur Diiriye DG
 Recruitment (Xubin ka tirsan hay;adda Cabdirashiid Ducaale Qambi
 Establishment (Xubin Ka tirsan Hay’adda Axmed Cabdillaahi Ibraahim


9 Maareeyaha Hay’ada ka hortaga Aafooyinka Dabiiciga ah Maxamed Muuse Cawaale
10 Maareeyaha Hay’ada Abaabul ka saarka Qaranka  (NDC) Jamaal Caydiid Ibraahin
11 Maareeyaha Hay’adda Korontada Xasan Cusmaan Adan
12 Maareeyaha Hay’ada Wadooyinka (Raod Authority) C/waaxid C/qaadir C/raxmaan
13 Gudoomiyaha Guddida Hay’ada Dibu habaynta shuruucda Xasan Aw Aadan Cabdi
 Maareeye ku xigeenka Wakaalada Biyaha Cabdi Ibraahim Cabdillaahi
14 Maareeyaha Wakaaladda Biyaha Ibraahin Siyaad Yoonis
15 Maareeyaha Dekeda Berbera Axmed Yusuf Dirir
16 Maareeye-Xigeenka Dekeda Berbera Cumar Abokor Jaamac
17 Maareeyaha Madbacada Qaranka Cali Siciid Raygal
 Ku xigeenka Madbacada Qaranka Mustafe Cabdi Ciise Shiine
18 Gudoomiyaha Gudiga Qandaraaska Qaranka(National Tender Board) Aadan Nugaal X. Xasan


19 Xoghayaha Fulinta ee Komishanka Aidska ee SOLNAC ( AIDS Commission)  Maxed Dahir Khayre
 Director of Admin & Finance C/Kariin Axmed Xinif
 Director of Capacity Building Maxamed Nuur Guruje
 Director of Clinic Service Sahra  Adan Yaanyo
 National M&E Officer Aadan Jaamac Hoori
20 Gudoomiyaha Gudiga xuquuqal Insaanka (Human Rights Commission) Aamina C/laahi Axmed
  
21 Gudoomiyaha Gudiga Ilaalinta Tayada(Quality control Commission) Siciid Saleebaan Mire
22 Gudoomiyaha Gudiga ladagaalanka musuqmaasuqa iyo illaalinta dawlad wanaaga (National Integrity Commission) Axmed Muxumed Madar
23 Gudoomiyaha Gudiga Diwaanka Sakada(National Charity Commission) Sh. C/laahi Cali Jawhar
24 ICT Commission Cali C/laahi  Daahir
25 Diaspora Agency Saleebaan Maxamed Faarax


Taliyayaasha Ciidamadda  

1 Talyaha Ciidanka Qaranka Nuux Ismaaciil Taani
2 Abaanduulaha Ciidanka Qaranka Ibraahin Caydiid Dhabdhable
3 Taliyaha Ciidanka Police-ka Cilmi Rooble Furre (Kabaal)
4 Ku-xigeenka Taliyaha Police Cabdiraxaam Liibaan Axmed
5 Taliyaha Ciidanka Asluubta Maxamed Xuseen Faarax (Xiirane)
6 Ku-xigeenka Taliyaha Ciidanka Asluubta Xasan Cali Cawad
7 Taliyaha Ciidanka Bada Axmed Aw Cismaan


 La Taliyayaasha Madaxweynaha 

1 Lataliyaha Madaxweynaha ee Arimaha Bulshada Dr. Cabdi Aw Daahir Cali
2 Lataliyaha Madaxweynaha ee Arimaha Gobolada Bari Fuaad Aadam Cade
3 Lataliyaha Madaxweynaha ee Arimaha Siyaasada Abiib Diiriye Nuur
 La Taliyaha Madaxweynaha ee Arrimaha Dhalinyarada Cabdi najax Siyaad Aw Cabdi
4 Lataliyaha Madaxweynaha ee Arimaha Nabadgelyada Saleebaan Cumar Kujoog
 DG-yada 


1 Agaasimaha Guud Wasaarada Maaliyada Jaamac Axmed Maxamed
2 Agaasimaha Guud Wasaarada Shaqada & Arimaha Bulshada Baashe Yuusuf Axmed
3 Agaasimaha Guud Wasaarada Boosaha & Isgaadhsiinta Xasan Cumar Hoori
4 Agaasimaha Guud Wasaarada Kaluumaysiga, Khayraadka Bada iyo Maamulka Dekedaha C/raxmaan Cawil Xasan
5 Agaasimaha Guud Wasaarada Hawlaha guud iyo gaadiidka Shiriif Libaax Muuse
6 Agaasimaha Wasaarada Arimaha Dibada Siciid Cali Wayrax
7 Agaasimaha Guud Wasaarada Beeraha C/laahi Ismaaciil Faarax
 Wakiiladda JSL ee Dibaddaha 
1 Wakiilka Somaliland u fadhiya dalka Ethiopia Maxamed Xasan Siciid


Madaxwaynhuhhu waxa  uu madaxda Cusub ee la  magacaabay iyo  kuwa ay bedelayaanba waxa uu furay inay sida ugu dhakhsaha badan xililka kula  kala wareegaan.
 



ALLAA MAHAD LEH

 

webmaster@ceegaag.com