shebekada wararka ee ceegaag waxay idiinku baaqaysaa wararkii ugu danbeeyey ee dalka iyo debedaba 

Axmed Cumar Jaamac  oo ku geeriyoodey magaalada
Galaadi ee ismaamulka Soomaaliyeed

 

(Shilaamo,  August 02,  2010 Ceegaag Online)

Anagoo kala ah dadka xaga hoose ku qoran waxaan Tacsi tiiraanyo leh. U gudbineynaa geeridii Alle ha u naxariistee ku
timid marxuum   axmed cumar jaamac  oo ku geeriyoodey magaalada Galaadi ee ismaamulka Soomaaliyeed waxaan ilaahay uga baryanaa Marxuumka in janadii fardowsa ah ka waraabiyo Aamiin.
Waxaana tacsidaas diraya dadka kala ah.

1/Abdirahmaan Alibulqaas sh Ahmed 
2/ Ugaaso Haji Cumar Camey iyo dhamaan  reer Alibulqaas
3/ Mahamuud nuux Haji Mahamed 
4/ Mahamuud Haji Cabdilaahi sh Ahmed
5/ Caasha qadan Calawaash sh Ahmed
6/ Ahmed, Khadra,Aadan muhamed sh Ahmed
7/ Cabdifataax Saleebaan Siciid sh Ahmed
8/ Caash Aw Cumar Haji Mahamed
& dhamaan beesh yexye Cabdalle gudaha & dibadaba   waxay leeyihiin
Samir iyo iimaan in uu ilaahey umadii uu ka tegey isagana naxariistii
Jano Alla haka waraabiyo   Aamiin Aamiin.

www.ceegaag.com

webmaster@ceegaag.com