shebekada wararka ee ceegaag waxay idiinku baaqaysaa wararkii ugu danbeeyey ee dalka iyo debedaba 

TACSI KU SOCOTA DHAMAAN REER GAAS GUUTAALE

(Garoowe,  September 26,  2010 Ceegaag Online)

Inaalilaahi wa inaa ilayhi raajicuun!!!!! waxaan halkan tacsi tiiraanyo leh ugu soo gudbinayaa dhamaan eheliyadii iyo qaraabadii uu ka geeriyooday Marxuum Cali Muuse Gaas Guutaale oo shalay shil gaadhi ku geeriyooday. Waxaana tacsidan si gaara loogu dirayaa dhamaan reer Gaas Guutaale. Waxaana ilaahay loogu baryayaa Marxuumka inuu Janadii Fardowsa ka waraabiyo inagana samir iyo iimaan Alle inaga siiyo AAMIIN!!!!!!!!!! 
 
 
 
Waxaa tacsidan nosoo gaadhsiiyay Ibraahin Diiriye Saleebaan.

Sidoo kale Jamaal Xaaji Cali iyo dhamaan reer Xaaji Cali Cilmi ayaa tacsi u diraya reer Gaas Guutaale geerida ku timid Marxuum Cali Muuse Gaas Guutaale.

 

Seattle, WA USA


 


webmaster@ceegaag.com