shebekada wararka ee ceegaag waxay idiinku baaqaysaa wararkii ugu danbeeyey ee dalka iyo debedaba 

Maalinta Jimcaha oo noqtay maalinta Ciidulfidrida kadib markii aan Caawa laga arag bishii Dunida Islaamka

(Ceegaag,  September 08,  2010 Ceegaag Online)

Iayada oo hataan la marayo gabogabdii bishii barakaydsaneed ee ramadaan ayaa caawa oo ay khamiisi soo galaso aan laga arag bishii dunida Islaamka siiba xudunta diinta ee Maka Almakarama.

marhadii aan caawa laga bidhaansan meelnaba bisha ayaa ay qasab tahay in barito la dhamaystiro bisha ramadaan oo jimcahana ay noqota maalinta ciida.

Jimcaha ayaa kooxaha wax adorasa horay u saadaaliyeen saadaalintaa oo caawa dhabowday mar hadii aan meelna laga arag bisha.

Sida sunada waafaqsan ayaa ah in Aragtina lagu soomo Aragtina lagu afuro

www.ceegaag.com

webmaster@ceegaag.com