shebekada wararka ee ceegaag waxay idiinku baaqaysaa wararkii ugu danbeeyey ee dalka iyo debedaba 

Hambalyo Tafatiraha Shabakadan Liibaan  Maxamed X/ Cali (Liban Fiin) iyo Marwadiisa Deeqa Tubeec Yuusuf oo Arooskoodu kadhacay magaalada Jabuuti

(Jabuuti, October 03,  2010 Ceegaag Online)

  1. Ayeeyo Xalwo Awaadan Magan

  2. Ayeeyo Aamino Xaaji Cismaan

  3. Hooyo Luul Yuusuf Suldaan Seed iyo caruurteeda, Ilmo Maxamed Xaaji Cali

  4. Aabbe Tubeec Yuusuf iyo Marwadiisa Xaali Muuse Ismaaciil iyo caruurtooda

  5. Awoowe Axmed Suldaan Seed iyo caruurtiisa

  6. Awoowe Cilmi Suldaan Seed iyo caruurtiisa

  7. Awoowe Daahir  Suldaan Seed 

  8. Adeer Jamaal Xaaji Cali Cilmi iyo

  9. Adeer Cabdi Xaaji Cali Cilmi (Cabdiriigle) iyo dhamaan Reer Xaaji Cali Cilmi

  10. Xuseen Fiin iyo Xaaskiisa Yaasmiin Daahir iyo caruurtooda

  11. Muuse Maxamed X. Cali iyo Marwadiisa Hoodo Khaliif Canshuur

  12. C/llaahi Aw-xuseen iyo Marwadiisa Xaali xassan Xaaji iyo dhamaan caruurtooda 

  13. Daahir Warsame Rooble iyo marwadiisa Hodan Tubeec Yuusuf

  14. Aden Warsame Rooble iyo Marwadiisa Cawo Xuseen Xassan

  15. Maxamed Muxumed Aw-xuseen iyo Marwadiisa Ifraax Muuse Caalin

  16. Maxamuud Muxumed Aw-xuseen (Diyaare) Marwadiisa Samsam Yuusuf iyo Caruurtooda

  17. Caasha Yuusuf Suldaan Seed iyo Caruurteeda

  18. C/raxmaan Daahir Dirir iyo Xaaskiisa Saynab Ahmed Suldaan

  19. Dr. Faisal C/llaahi Warfaa iyo Xaaskiisa Drs. Fardowsa Ahmed Suldan iyo Caruurtooda 

  20. Sahra Ahmed Suldan Seed iyo Caruurteeda ilma  Cawil Maxamed Warsame

  21. Cabdi Cali Caateeye iyo Xaaskiisa Khadra Omar

  22. Cabdulqaadir Muxumad Suldaan iyo marwadiisa iyo Caruurtooda

  23. Maxmed Cabdi Suldaan iyo dhamaan ilma Cabdi Suldaan 

  24. Maxamed Axmed Aadan(Qasbaaye) iyo Marwadiisa Sahra Xuseen Muuse iyo Caruurtooda

  25. Idiris Axmed Hodde iyo Marwadiisa iyo Caruurtooda 

  26. Ahmed Muuse Ismaaciil iyo Xaaskiisa Aamina Ibraahim Aadan

  27. Cabdi Muuse Faarax iyo Marwooyinkiisa (Sado & Saynab) iyo Caruurtooda

  28. Kaltuun Muuse Caalin iyo Odaygeeda

  29. Rashiid Muuse Ismaaciil iyo marwadiisa Busaad Cali Kaariye

  30. C/qaadir Xasan iyo marwadiisa Hibo Tubeec Yuusuf

  31. Daahir Cilmi iyo marwadiisa Haboon Tubeec Yuusuf

  32. Haweeya Muuse Axmed iyo Odaygeeda

  33. Muuse Caalin Cawaale iyo Marwadiisa Canab Axmed Hode iyo Caruurtooda

  34. Shamis Cawaale Cilmi iyo Ilmo Maxamed Cawaale

  35. Maxamed Cabdi Aw-Aadan Magan

  36. Cabdiraxmaan Awfaarax Geedi iyo Marwadiisa Sahra Cabdi Muuse iyo Caruurtooda

  37. Cali Jaamac Xayd iyo Marwadii ina Ciise Iimaan iyo Caruurtooda

  38. C/llaahi Ibrahim CAadan iyo Marwadiisa iyo Dhawaan ilma Ibraahim Aadan Caynaan

  39. Cabdillaahi Cali Ismaaciil iyo Hoden Maxamed Abyen iyo dhamaan ilma Cali Ismaaciil

  40. Saciido Xassan Xuseen iyo Hooyadood Maryan C/llaahi iyo Dhamaan ilma Xassan Xuseen Mixille

 

Dhamaan dadkan oo kala jooga Djabouti, Canada, America, Jijiga Ethiopia waxay hanbalyo u dirayaan Arooska iyo Aroosada, Boqorka iyo Boqorada Liibaan  Maxamed x/ Cali (Liban Fiin) iyo Marwadiisa Deeqa Tubeec Yuusuf oo Arooskoodu kadhacay magaalada Jabuuti ee Jamhuuryada Jabuuti bisha Ocber 1, 2010.

Waxayna leeyihiin Baaraka laahu lakumaa wabaaraka calaykumaa Wajamaca Baynakumaa fiikhayr Aaaaaamiin Aaaaaaaamiin Aaaaaamiin. Noqda kuwii isku waara ee ubad khayr qaba kala hela Alle ha'idinka dhigo.

 

Hadaanunahay Bahda Warbaahinta Ceegaag waxaanu leenahay Guurkiina Guurkhayr..Gurigiina Guri Nigi...Guri Nagi.. Guuloow Kayeell Aaaaaamiiin....Aaammmiiinn...Aaamiin..

Daawo Sawirada Arooska

www.ceegaag.com


webmaster@ceegaag.com