Wasiirkuxigeenka Wasaarada Waxbarashada ee Maamulka puntland C/raxmaan Diiriyey Carab ayaa shabakada Wararka Ceegaag.com uga Waramaya Kormeer shaqo oo lagu tayeynayo Waxbarashada Puntland oo Wasiirka iyo Wafti ka socda Laamaha Wasaaradu ku tageen Qaarkamid ah gobolada puntland oo Kormeekaasi ugu danbeeyey Magaalada Gaalkayo ee Xarunta gobolkaasi Mudug.
 
Wasiirkuxigeenka Wasaarasa Waxbarashada Puntland C/raxmaan Diiriyey Carab ayaa sSidoo kale uga Waramaya Shabakada Wararka Ceegaag.com Waxyaaha u Qabsoomay intii Wasaaradu dhistay kadib Xukuumada Madaxwayne C/raxmaan Faroole, Wasiirka ayaana Arimahaasi oo dhan Ceegaag.com ka siiyey Faah faahin dheeraad ah.
 
Wasiirku Xigeenka ayaan Sidoo kale Ceegaag.com uga Waramaya Qaarkamid ah Ardayda Dugsiga sare ee Hawd Secentry oo iyagu Helay Deeqo Waxbarasho oo Wadanka dibadiisa Qaabkii Wasaaradu ardaydaasi Wadanka uga sii ka xayn lahayd, iyo Waxyaabaha u Shor shaqaysan Wasaarada Waxbarashada sanadka Cusub.
 
Ali dhagjar
Ceegaag.com
Buuhoodle