shebekada wararka ee ceegaag waxay idiinku baaqaysaa wararkii ugu danbeeyey ee dalka iyo debedaba 

Aw Jaamac cumar ciise & Maxamuud Muxumed aw xuseen Diarra oo hambalyo u diraya Liibaan  Maxamed X/ Cali (Liban Fiin) iyo Marwadiisa Deeqa Tubeec Yuusuf oo Arooskoodu kadhacay magaalada Jabuuti

(Jabuuti, October 03,  2010 Ceegaag Online)

Qoraaga wayn ee Soomaaliyeed Aw Jaamac cumar ciise iyo Mohamed Mohamud aw xuseen Diarra oo ka mida Saraakiisha sare ee dalka Jabuuti ayaa nasoo gaadhsiiyay hambalyo ay u dirayaan Liibaan  Maxamed X/ Cali (Liban Fiin) iyo Marwadiisa Deeqa Tubeec Yuusuf oo Arooskoodu kadhacay magaalada Jabuuti.

Waxayna leeyihiin Baaraka laahu lakumaa wabaaraka calaykumaa Wajamaca Baynakumaa fiikhayr Aaaaaamiin Aaaaaaaamiin Aaaaaamiin. Noqda kuwii isku waara ee ubad khayr qaba kala hela Alle ha'idinka dhigo.

Siadoo kale waxaa Hambalyo nasoo gaadhsiiyay

Dhamaan ardayda reer SSC ee wax ka barta dalka india gaar ahaan magalaada hyderabad waxaanu hambalyo iyo boogadin la soo koobi karin u diraynaa arooska liibaan maxamed xaaji cali iyo iyo deeqa tubeec yusuf oo arookoodu ka dhacay magaladda jabuuti 
 
Ayaanle Yusuf Abdi 
Aadan Buraale Warsame 
Shaakir C/rahman Maxamed 
Cali Maxamed Osman 
Shirwac Maxamed Hassan 
Maxamed Garad C/qani Garaad Jamac 
Axmed Maxamed Axmed 
Maxamuud  Jamac Saleebaan 
Shakib C/rahman  Maxamed 
Anis Ibraahim Ahmed 
Cali Cabdi Casayr 
C/rahman Maxamed Taha 
Muuse Xirsi Maxamed 
Maxamed Hassan Awad 
Axmed Jamac Saleebaan 
Khaliil Sheikh Aw Yonis 

iyo dhamaan ardayda reer ssc oo halkan lagu soo koobi karin waxay hambalyo iyo boogadin mar labaad u dirayaan arooska liiban maxamed xaaji cali iyo deeqa tubeec yusuf 

 
by Ayanle Yusuf Abdi 
 
hyderabad india

 

 

Siadoo kale waxaa Hambalyo nasoo gaadhsiiyay

Dhamaan Dhaliyarada Reer India Ee Biryani Boyz Waxay Tahniyad Aroos U Dirayaan Sxbkood Qaaliga ah Libaan Maxamed ,Liibaan Qolsaaye 
 waxaanu Leenahay Wiil Iyo Karti Gabar Iyo Sharaf Adinkana Kuwi Isku Raago waqtigooda isku dhameesto Ilaah ha idinka dhigo
 waa anago kala Ah 
Abdirizak Hassan Mohamed ( Bisle)
Abdifitah Mahamud Ali ( Zaki Bambam)
Abdulqadir Ahmed Farah ( Askari)
Bashiir Ahmed ( Bashir Gaab)
Abukar Bile Mohamed ( Lil Abu)
Abdulahi Hassan ( Timo Cade)
Mohamed Abdi Hafes ( Young Hafes)
iyo sxbkeen Abdirahman Mohamed Husseain Timo Weyne
 
        By: ARIZAK BISLE
            MAHADSANID

 

Hadaanunahay Bahda Warbaahinta Ceegaag waxaanu leenahay Guurkiina Guurkhayr..Gurigiina Guri Nigi...Guri Nagi.. Guuloow Kayeell Aaaaaamiiin....Aaammmiiinn...Aaamiin

 


webmaster@ceegaag.com