shebekada wararka ee ceegaag waxay idiinku baaqaysaa wararkii ugu danbeeyey ee dalka iyo debedaba 

HAMBALYO HAMBALYO HAMBALYO

(Jabuuti, October 04,  2010 Ceegaag Online)

Waxaan halkan hablyo uga diraynaa anigoo ku hadlaya afka reer ismail jiir meelkasta oo ay dunida ka joogaan walaalkey LIIBAN MAXAMED X/CALI IYO (LIIBAN FIIN) iyo marwadiisa DEEQO TUBEEC YUUSUF oo arooskoodu ka dhacay dalka jabuuti ee magalada jabuuti waxaan leeyahy arooskiinu ha noqdo kii lagu aayo oo lagu helo awlaad baariya insha Allah
 
                                  AAMIN AAMIN AAMIN


waxaana kala diraya hambalyadan anagoo kala ah
 
1:Hooyo Asli Aadan Cawl iyo Caruurteeda
2: Yuusuf Ismail jiir marwoyin kiisa iyo caruurtisa
3: Ibraahim Ismail jiir marwooyin kiisa  iiyo caruurtisa
4: Asad Ismail jiir     marwadiisa iyo caruurtiisa
5: Farxaan Ismail jiir marwadiisa iyo caruurtiisa
6: Aamina Ismail jiir odaygeeda iyo caruurtiisa
7: Qadiija Ismail jiir odeygeeda iyo caruurtiisa
8: Saynab Ismail jiir odeygeeda iyo caruurtiisa
9: Faadumo Ismail jiir odeygeeda iyo caruurtiisa
10: Deqo Ismail jiir odeygeeda iyo caruurtiisa
11:Abdirisak mohamed ismail jiir marwadiisa iyo caruutisa
12: Abdirahman Mohamed Ismail jiir
13: Abdirahim Mohamed Ismail jiir
14: Hawo Mohamed Ismail jiir odegeeda iyo carurtiisa
15: Abdiasiis asad Ismail jiir
16: Halima Yuusuf Ismail jiir
17: Mohamed Fuad abdi
18: Qadro Fuad Abdi
 
waxaanu leenahay dhamaanteen aqalgalkiinu hanoqdo kii lagu aayo oo lagu kala helo awlaad anfacda dadkeeda dalkeeda iyo diinteedaba    aamin aamin aamin
 
By Abdirisaak Mohamed Ismail Jiir
 
C/o HAGARDERA KENYA 

 

Sidoo Kale Waxaa Tahniyad Nasoo Gaadhsiiyay

1. Safiya Cali Saciid
2. Amareh Cali Saciid
3. Ilhaan Axmed cadare iyo odeygeeda
4 Fardowsa Axmed Cadare iyo Odeygeeda
5 Cibaado Axmed Cawl
6 Daahir Faarax Cawad iyo xaaskiisa & caruurtiisa
7. Cismaan C/laahi Cali abokor
8. C/casiis Cali Cawl iyo Marwadiisa Siman Cali Mire
9. Ismail Hassan Jama
10. Omar C/laahi Cali Abokor iyo xaaskiisa
11. Maxamud Ahmed Cali abokor
12. Sucaad Ducaale Waceys
13. Sayneb Saleebaan
 
Dhamaan Asxaabtani oo kala jooga Dalka Jabuuti, UAE, Virginia, USA, Denmark iyo Riyadh,Saudi Arabia   Waxaa ay Tahniyad kal iyo laab ah u dirayaan. AROOSKA iyo AROOSADA Liibaan Maxamed X. Cali iyo Deeqa Tubeec Yuusuf Oo Aqal galkooda ka dhacay Magaalada Jabuuti ee Dalka Jamhuuriyada Jabuuti:
 
waxayna Dhamaantood Leeyihiin Noqda kuwii isku waara ubad qeyr qaba kala hela….Wiil Iyo Caano Gabar iyo Caano AAMIIN AAMIIN AAMIIN


 www.ceegaag.com
 


webmaster@ceegaag.com