shebekada wararka ee ceegaag waxay idiinku baaqaysaa wararkii ugu danbeeyey ee dalka iyo debedaba 

Madaxweyne Shariif oo xilkan Raysalwasaarenimo u magacaabay Maxamed Cabdullaahi Maxamed (Farmaajo) oo kasoo jeeda Degmada Caabduwaaq ee Gobolka Galguduud

(Muqdisho, October 14,  2010 Ceegaag Online)

www.ceegaag.com

webmaster@ceegaag.com