shebekada wararka ee ceegaag waxay idiinku baaqaysaa wararkii ugu danbeeyey ee dalka iyo debedaba 

 Dr. Cabdulqaadir Maxamuud Jaamac (Dhegecade) oo aan ka waraysanay xaalada caafimaad ee dalkii Hooyo Soomaaliya

(Boston, October 10,  2010 Ceegaag Online)

Waraysigan oo ka hadlaya dhinacyo badan siiba Rugta Xarunta Caafimaadka Gaalkacyo ee (GMC), iyo safarka dhakhtarka ee caalamka siiba Yurub iyo Waqooyiga Ameerika. Sidoo kale dhakhtarka waxaan wax ka waydiinay xaalada dadkii ku aafoobay Colaadii Itoobiya iyo dagaaladii ahliga ahaa ee ka dhacay gobolka Cayn.

Waaraysigii Dr. Cabdulqaadir Maxamuud Jaamac (Dhegecade) Dhagayso

www.ceegaag.com

 

webmaster@ceegaag.com