Warar Soomaali ku Qoran

Laascaanood Nov 30,2011     Olole balaadhan oo lagu nadiifinayo Laascaanood oo saaka bilaabmay +sawiro.                    Sii Akhriso
Dooxo, Qadar. Nov 29, 2011  Ra'iisul Wasaaraha Soomaaliya iyo wafdi uu hoggaaminayo oo gaaray Dooxa.   Sii Akhriso
Laascaanood Nov 29, 2011  Gaadhi Ciidan oo ku qalibmay duleedka Yagoori sababayna dhimasho iyo dhaawac.  Sii Akhriso
Yagoori Nov 29, 2011             Hal Qof ayaa ku dhintay Mid kalena waa uu ku dhaawacmay Weerar ka dhacay degmada yagoori oo ay fuliyeen ciid-amo ka tirsan Somaliland. Sii Akhriso
Seattle Nov 29, 2011          Beesha Hayaag ee Washington Seattle  oo shir wadatashi ah isugu yimid isla Magaaladaasi.Sii Akhriso
Widhwidh Nov 28, 2011         Magaalada Widhwidh ee gobolka Cayn ayaa shiri ugu soo gaba gaboobey beelaha Faarax Garaad.   Sii Akhriso
Laascaanood Nov 28, 2011   Maxaabiis Laga Qabqabtay Somaliland oo Xoriyaoodi Helay oo ka Warbixiyey Qaabki Loola Dhaqmi Jiray. Sii Akhriso
Muqdisho Nov 28, 2011      Ra’isulwasaare kuxigeenka dalka Turkiga Bekir Bozdag oo maanta xarigga ka jaray goobo isugu jira Isbitaallo iyo Iskuullo oo ku yaala magaalada Muqdisho kuwaasi oo qeyb ka ah Mashaariicda ay walaalaha Turkigu ka hirgelinayaan magaalada Xamar  Daawo+Sii Akhriso

Qayder, Nov 26, 2011         Fadlan Ka Qayb qaado Dhismaha Masaajidka Magaalada Qayder ee Gobolka Cayn. Sii Akhriso

Muqdisho, Nov 26, 2011   Ra’iisul Wasaaraha iyo Xubno ka tirsan Golihiisa Wasiirada oo galabta ciyaar K/cagta uga qeybgalay Xeebta Liido  Sii Akhriso+Dhagayso

Boston Nov 26, 2011   Hambalyo: Meherka iyo Arooska Muxsin Maxamed iyo Maryan Cabdulqaadir  ayaa ka dhacay magaalada Boston Sii Akhri+Daawo
Laascaanood Nov 25, 2011     Maxaabiis reer Sool ah oo taabacsana maamulka Somaliland oo maamulka Puntland cafis u fidiyay   Sii akhriso
Boston Nov 23, 2011         Dhibaatada Soomaaliya rakaadisay xalkeeda xagee laga raadinayaa waa muxaadaro taxana ah qaybteedii 1aad Sh. Muuse Ashcari Dhagayso
Laascaanood Nov 23, 2011     Xaaladda Nololeed ee Qoys ku Nool Magaalada laascaanood ayaa ah mid aad u liidata Sawiro+VideoSii Akhri
Denmark Nov 22, 2011         REER GALBEEDKA IYO JANNA KA XORAYS-KA DUMARKA SOOMAALIDA    Sii Akhriso
Laascaanood Nov 22, 2011     Haayadda Bisha Cas oo Qalab Gudoo-nsiiyey Dowlada Hoose ee laascaanood +DAAWO SAWIRO    Sii Akhriso
Xudun Nov 21, 2011         Hayadaha SVO iyo NPA ayaa Dad Barakacayaal ah Iyo Danyar kudhaqan Degmada Xudun Qalabka Agabka Guryaha Kaqaybiyay Sii Akhriso
Xudun Nov 20, 2011         Xaalada Nololeed ee Dad barakaca-yaal ah oo ku sugan Degmada Xudun oo Laga Soo dayrinayo Sii Akhriso
Adhi-Cadeeye Nov 20, 2011      Saldhig Boolis iyo iskuul Boodhin ah Laga hirgeliyey Tuuladda Adhi-Cadeeye ee G/Sool   Sii Akhriso

Denmark Nov 18, 2011      JAWAAB KU SOCOTA XAAJI  UGAAS! ONLF! SOOMAALAY MURAN MAGAC AMA XORIYAD MID DOORO:    Sii Akhriso

Khartuum Nov 17, 2011        Madaxweynaha Soomaaliya Mudane Shariif Shiikh Axmed iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa maanta gaadhay caasimada dalka Suudaan ee Khartuum.   Sii Akhriso+Daawo
Laascaanood Nov 17, 2011     Agab Isboorti oo Maanta la Gudoon-siiyey Kooxda Kubadda Cagta ee G/Sool+Sawiro Sii Akhriso
Laascaanood Nov 17, 2011    Qaar Kamid ah Ardayda Jaamacadda Nugaal oo Olole Nadaafadeed ka sam-eeyey Laascaanood+Sawiro Sii Akhri
Taleex, Nov 15, 2011              Qaar ka mid ah Cuqaasha beelaha Maxamuud Garaad oo shir ugu gaba-gaboobay Magalada Taleex Sii Akhriso
China, Nov 14, 2011            Warbixin Waxbarashada heerka Jaamacadeed ee dalka China     Sii Akhriso
Laascaanood, Nov 14, 2011    Masuuliyiin Ka kala soday Haayadaha NPA--iyo  SVO ayaa Kormeer ku Tagay Qaybo kamid ah G/Sool kuwaasi oo soo indho indhaynayey Wax qabadyo ay Haayaddaha SVO iyo NPA ka wadeen Qaybo kamid ah G/Sool.   Sii Akhriso+Daawo
Laascaanood, Nov 13, 2011    Haayadda IRFAN oo Fadhigeedu Yahay Wadanka KANADA ayaa Deeq Xoolo Nool ah Ka qaybisey G/Sool. +DAAWO SAWIRRO.    Sii Akhriso
Jabuuti, Nov 12, 2011             Xulka Qaranka Soomaaliya oo barbardhac la galay Xulka Ethiopia ciyaar isreebreebka koobka aduunka oo lagu ciyaarayay Gurigooda, Jabuuti    Sii Akhriso
Minnesota, Nov 12, 2011        Qunsulka Soomaaliya ee Maraykanka Arman  iyo and Prof. Samatar oo dood cilmiyeed ku saabsan Soomaaliya ku dhex martay Jaamacada Carlton Coll-ege ee magaalada  Minnesota. Daawo

Taleex, Nov 11, 2011       Kulan ay iskugu imaanayaan Cuqaasha Beelaha Maxamud Garaad oo Taleex ka furmaya. Sii Akhri

Taleex, Nov 11, 2011     Wakhtigii Shirka Khaatumo II qabsoomi lahaa oo la dalbay in dib loo dhigo. Sii Akhri

Muqdisho, Nov 10, 2011     Shaqaalaha Gargaarka ee dalka Turkiga oo ka qaybgala dhamaan damaashaadya-da iyo taakulaynta shacabka soomaaliy-eed, Soomaalidana ula dhaqma sidii dad Turki ah taa soo markhaati u ah, wada dhalashada Labadan Shacab. Sii Akhri

Denmark, Nov 09, 2011      UMMAD DULMAN: XEERAR KA OAU-da IYO UN-ka WAA QAADE IYO QARSHE.Sii Akhriso

Ceegaag, Nov 08, 2011     Machadka Haaji Ali Abokor ee Barashada afka carabiga iyo culuunta shareecada Islamka oo laga hirgaliyay Degmada Ceegaag. Daawo
Muqdisho, Nov 07, 2011     Madaxwayne Sheekh Shariif oo saaka booqday Furimaha Caasimada isagoo la hadlay Ciidamada Qalabka Sida    Dhagayso
Laascaanood, Nov 07, 2011    Hoos u dhac Balaadhan oo ku yimi Sarifka Doolarka ee G.Sool.      Sii Akhriso
Taleex, Nov 07, 2011       Roobab Si wayn Loogu Diirsaday oo ka Da'ay Degmada Taleex iyo Tuulooyin Hoos Taga.    Sii Akhriso
Laascaanood, Nov 07, 2011  Ku Dhawaad 560 Qoys oo Barakacayaal iyo Danyar isugu jira oo Deeq Qalab ah Laascanod Loogu qaybiyey Sii Akhriso
Muqdisho, Nov 06, 2011      Madaxweynaha Jamhuuriyadda maanta kula Tukaday Shacbiga Soomaaliyeed Masjidka Isbahaysiga    Sii Akhriso
Boston, Nov 06, 2011        Sidee looga ciiday Boston Sawiro iyo qudbadii oo uu maanta soo jeediyay Sheekh Soomaali ah markii u horay-say taariikh ciideedka Boston Sii Akhriso
Laascaanood, Nov 06, 2011  Sidii loogga Ciiday Ciida bara-kaysan ee Ciidul Odxa Magaalada  Laascaanood    Sii Akhriso
Abu-dabay, Nov 06, 2011   Madaxweyne Cabdullahi Yuusuf Axmed oo hawada u marinasa shacabka Soomaaliyeed Iid Mubaarak meelkasta oo ay joogaan, iyada oo ay la soo xiriireen wariyayaasha Radio Muqdisho Dhagayso
Minneapolis, Nov 06, 2011    Fanaanada Qaranka ee Saado Cali War-same oo hawada u marinasa shacabka Soomaaliyeed Iid Mubaarak meelkasta oo ay joogaan, iyada oo ay la soo xiriireen wariyayaasha Radio Muqdisho Dhagayso
Carafo, Xajka, Nov 05, 2011   Waa maalin muhiim ah, waana maalinta 9aad ee dul-xaj, waana maalinta shabahda maalinta qiyaame, waa maalintii muslimiintu taagan yihiin banka Carafo   Sii Akhriso
Laascaanood, Nov 04, 2011  U diyaar Garowga Ciida Barakaysan ee Ciidul Adxa oo Lascanod Laga Daree-mayo laascanod iyo Sicirka Doolarka oo Hoos u dhac ku yimi.       Sii Akhriso
Laascaanood, Nov 04, 2011  Guud ahaanba G/Sool oo Si wayn looga Dareemayo Curashadda Roobabka Dayrta    Sii Akhriso
Laascaanood, Nov 03, 2011   Haayadaha NPA iyo SVO ee Deeg Agabka Guryaha ah gaadhsiiyey in kabadan 150 Qoys oo ku Tabaalaysan Deegaano Hoos Taga Taleex-Daawo Sawiro   Sii AKhriso
Boocame, Nov 03, 2011            Urur ay Ku midoobeen haweenka G/Sool oo qayb ka ah Qaban Qaabad-da Shirka Khaatumo oo Degmada Boocame Gaadhay +VIDEO Sii Akhriso
Laascaanood, Nov 02, 2011    Waxaa ugu bishaareenanaa akhristayaa sha webkan, inuu bahda Ceegaag ku soo biiray wariye Maxamed Cismaan Cabdin-uur Xaashi isaga oo si toos ah uga soo waami doona magaalada Laascaanood ee xarunta gobolka Sool, Soomaaliya.....
Toronto, Nov 01, 2011      Halgan iyo Hagardaamo- Taariikh Nololeed- Madaxweyne Cabdullahi Yuusuf Axmed   Sii Akhriso Gogoldhiga

Raadi Wararkii Hore:

 

Wararkii Hore

  Qoraalada
Ceegaag Jun 15, 11 Hay'adda SCERDO oo Ceel biyood Riiga ka hirgalineysa Ceegaag + Sawiro Sii Akhriso

Barnaamijka Ganacsiga Qaybaha 1aad  2aad  3aad  4aad  5aad 6aad 7aad   8aad  9aad  10aad 11aad 12aad  13aad 14aad  15aad  16aad 17aad 18aad 19aad  20aad

Tala`a al-Badru `Alayna

Silsilada gabayada Gar-naqsi ka akhriso ama ka dhagayso Halkan

 Wararkii Hore

Oct 11|Sep 11|Aug 11| July 11|Jun 11|May 11|Apr 11|Mar 11|Feb 11|Jan 11|2010

|2009|2008|2007|2006

Boston Jan 01, 2010 Muxaadariiyinkii kulan diimeedkii reer Boston Dhamantod Dhagayso
Ceegaag June 26, 09  Magaalada Ceegaag oo laga furay iskuulkii labaad mudo ka yar labo bilood sii akhriso
   Booqashadii Garaad Jaamac ee N-America
 
Ceegaag May 09, 09  Duqa magaalada Ceegaag oo xadhiga ka jaray dugsiga Hoose Dhexe ee Ceegaag  Sii akhriso
 
Edmonton July 15 , 08 Jamaal Xaaji Cali oo tix gabay ah oo ku socota beesha Dhulbahante  tiriyay     Riix
 
 

News in English

Dadab Nov 30,2011     Somalia Famine: Have U.S. Counter-terrorism Policies contributed to the crises in the Horn of Africa? Read More
Denmark Nov 25,2011     Will Someone Remove Denmark of my way  By: A. Hussein Mohamed, Amiirdaldoon Read More

  Old News   (Archive)

Search for Old News:

Maqaalada


Ceegaag TV

Dr. Haaruun 

Ceegaag 2010

DAAWO DHULKAAGA HOOYO

Waxbarashada  & qaabka  Ardaygu ku imankaro Dalka India. Qore:  Liibaan Fiin

 
 

 

 

Hit Counter

 

Copyright 2006 Ceegaag Online     Designed by Ceegaag media