Warar Soomaali ku Qoran

Garoowe  Dec 31, 2010            Ciyaarihii Gobolada Somalia oo Garoowe ku soo Xidhmay iyo Banaadir oo koobkii Qaad-ay (Daawo sawirada ) Sii Akhriso 
Hargaysa Dec 30, 2010                Maxkamada Hargaysa oo Xukuntay diyaaradii ku Xarinayd Garoonka Hargya-ysa ee Puntland ku siiJeeday Sii Akhriso
Dubai, UAE.  Dec 30, 2010            Wiil Da'diisu yartahay oo Sooma-ali ah ayaa ku guulaysatay tartan ku qotoma akhriska Quraanka kariimka ah oo lagu qabtay magaalada Dubay ee wadanka Imaaraadka Carabta.   Daawo
Hargaysa Dec 30, 2010                   Mudaharaad Maanta ka dhacay Xarunta Madaxtooda Hargaysa iyo Qaarkamid ah saxafiyiin Jirdil loo Gaystay   Sii Akhriso
Ottawa, Canada Dec 30, 2010          Hambalyo: Mohamed Abdilahi Ahmed (Ina Qoorleex) iyo Hani Yuusuf Xaashi oo wiil ugu dhashay Magaalada Ottawa ee Dalka Canada Sii Akhriso
Laascaanood Dec 28, 2010           Qiimaha Biyaha Macaan oo Laasca-anood saray u kacay iyo Abaaro ka jira Mandaqada SSC Sii Akhriso
CEEGAAG Dec 28, 2010                Hayada WHO Unicef oo Degmada Ceegaag ka Bilaabay Talaalka Carruurta Sii Akhriso
Laascaanood Dec 27, 2010          Inaa lilaahi Wa inaa ILLAAHI Raajicuun ALLE ha u naxariistee waxaa maanta magaalada Laa-scaanood ku geeriyooday  Cali Xirsi Cartan Boos Sii Akhriso
Burco Dec 26, 2010                    Qarax Sababay Dhimasho oo ka Dhacay Magaalada Burco Sii Akhriso
Buuhoodle Dec 25, 2010               Gudoomiye Kuxiegenka Gobol-ka Cayn Maxamud Sh Cumar ayaa ka hadley ciidamada Somaliland ee Maygaagle ku sugan iyo xaalada Abaaraha ka jirtaa Mandaqada. Sii Akhri ama Dhageyso
Muqdisho Dec 25, 2010               Wasiirka Warfaafinta Boostada iyo Isgaarsiinta Xukuumadda KMG Soomaliya mudane C\kariin Xasan Jaamac ayaa Shalay shir jaraa’id oo uu ku qabtay xarunta wasaa-rdda warfaafinta Soomaliya waxa uu faafaahin dheer kaga bixiyay heshiiskii ay DKMG Soomaliya la gashay shirkadda Sarsen International.    Dhagayso
Ceegaag Dec 24, 2010                Dugsiyada Waxbarashada ee Degmada Ceegaag oo lagu soo Xidhay Imtixaankii sanadkan oo Guul ugu Dhamaaday Ardayda Ceegaag  Sii Akhriso
Buuhoodle Dec 23, 2010             Dhalinyaradii reer Galdogob oo Ciidam-ada Itoobiya sii daayeen Sii Akhriso
Edmonton, Canada Dec 22, 2010  Government of Canada helps Somali youth in Edmonton prepare for job market Read More
Buuhoodle Dec 22, 2010               Koox ku raadjoogtay danbiile ka soo baxsaday Galdogob oo ay fooda isdareen maleeshiyo Beeleedyo Aga-gaarka  tuulada Dandan Sii AKhriso
Ceegaag Dec 20, 2010        Hambalyo Meherka: Najax Xuseen X. Cali iyo Kowsar X. Hassan Ahmed oo maanta meherkoodu ka dhacay Magaalada Ceegaag ee Dalka Somalia. Sii Akhriso
Buuhoodle Dec 20, 2010              GUDIDA DANAHA GOBOLKA CAYN OO LAGU DHAWAAQAY MARKALE MAGACYADOODA Sii Akhriso
Taysa, Gabiley Dec 20, 2010        Mucjiso Layaable: haweeney umushay saddex mataanod oo mid ka mid ahi leeyahay afar Xiniyood Sii Akhri

 UN Press conference Mr Abdulkareem Jama on the situation in Somalia

Maygaagle,Mudug  Dec 19, 2010  Axmed Cabdi Xaabsade oo ka Hadlay Heshiis Nabadayn ah oo lagu soo Gabo gabeeyey Deegaanka  Maygaag laha Mudug Dhagayso+Akhriso
 
Buuhoodle Dec 18, 2010               Wafi Balaadhan oo Hogaaminayo Garaad Saleebaan Buraale oo ku sii Jeeda Godaale, Kadib Shir Buuhoodle ka dhacay Maanta Kadib Sii Akhriso
Buuhoodle Dec 18, 2010                Ogaysii Iskaashada Laydh Tiriiga Buuhoodle, Ma Doonaysaa inaad Xubin ka Noqoto Sii Akhriso
Muqdisho Dec 16, 2010                   Innaa Lillaahi Wa Innaa Illeyhii raajicuun Hassan Sh. Muuse Nuur (Darwiish) oo ku geeriyooday Muqdisho.   Sii Akhriso
Ottawa, Canada Dec 15, 2010          Baaq Nabadeed oo ku wajahan Beelaha Buuhoodle iyo Qorilugud  Sii Akhri
Garoowe Dec 15, 2010          Madaxweyne Faroole oo xadhiga ka jaray Koobkii ciyaaraha gobolada Somalia oo Garoowe galabta ka furmay Sii Akhri
Laascaanood Dec 15, 2010          Innaa Lillaahi Wa Innaa Illeyhii raajicuun Xaaji Maxamed Xaashi Xasan (Xaaji Afgaab) oo ku cimyay cibaado iyo camal suuban Ayaa ku geeryooday Laascaanood  Sii Akhriso
Boston Dec 14, 2010                      Shabakadan Ceegaag oo noqotay tan loogu nagaashiyo badanyahay Shabaka-daha Soomaalida sidoo kale Boocame oo kaalinta labaad ku jirta   Sii Akhriso
Buuhoodle Dec 13, 2010               Isimada Cuqaasha Buuh-oodle oo Shir Balaadhan Buuhoodle ku yeeshay, kadibana Saxaafada la Hadlay Dhagayso+Akhriso
 
Muqdisho Dec 12, 2010               Siminaar boqolaal dhalinyaro looga wacyi gelinayay fikradaha qaldan laguna baraa-rujinayay dhaqanka suuban oo maanta Muqdisho lagu qabtay   Sii Akhriso
 
Ceegaag Dec 11, 2010 Qodid qaabayn ah oo lagu bilaabay Baliga Ceegaag  Sii Akhriso
Hargaysa Dec 11, 2010                 Diyaaradii ku sii Jeeday Puntland oo Maalintii Labaad ku Xariyan Garoonka Hargaysa iyo Puntland oo Diday inay ka Hadasho diyaaradaasi    Sii Akhriso
Buuhoodle Dec 11, 2010              Waxgaradka Buuhoodle oo haatan Bilaabay kulamo iyo Isimadii ka socday Puntland oo dib uga laabtay Buuhoodle  Sii Akhriso
 
Hargaysa Dec 10, 2010                 Waraysi ay BBC du kala layeelatay Wasiirka arimaha gudaha ee maamulka Somaliland Gaboose diyaarad siday Saanad Milatary oo ku degtay Garoonka Hargaysa Cilad  awgeed. Dhagayso
Muqdisho Dec 10, 2010                Seminaar ku saabsan sidii loo joojin lahaa fikradaha qaldan ee ay ku dhammaadeen ragga oo ka dhacay Muqdisho.  Daawo+Sii Akhriso
 
Muqdisho Dec 09, 2010                Safaradii xeebta DJabuuti oo dib looga furay Caasimada Soomaaliya ee Muqdisho.   Sii Akhiso
Buuhoodle Dec 09, 2010              Shirkada Dayax Treding Company oo Dhamaysay Ceelkii Labaad ee Buuhoodle oo Biyo laga gaadhay Maanta Saxaafada u soo bandhigtay  Dhagayso+Akhriso
Buuhoodle Dec 09, 2010             Wakiil u Dacwihii Buuhoodle oo ka Hadlay go'aankii Laga soo saaray Maygaagle kuna tilmaamay Mid sharci daro ah  Dhagayso+Akhriso
Soomaaliya Dec 09, 2010             DADKA SOOMAALIYEED DHIIGOODU MIYUU KALA QAALISAN YAHAY? Sii Akhriso
 
Maygaagle Dec 08, 2010                Go’aan xukun ah ee shaqaaqadii Kalsha-ale Dhagayso+Akhriso+Daawo
 
Maygaagle Dec 07, 2010                 Isimada Buuhoodle Gudiga Dhex Dhexaadinta oo ka Hadlay Deegaamaynta Baliga Kalshaale  Sii Akhriso
Maygaagle Dec 07, 2010        Dhagaysiga Dacwadii Kalshaale oo gashay Maalintii Saddexaad iyo Beesha Buuhoodle oo Heshay Markhaatiyadii inay leeyihiin Kalshaale  Sii Akhriso
Maygaagle Dec 06, 2010             Dhagaysiga dacwadii labada beelood oo soo xidhantay duugtii dadkii dhintay daga-alkii kalshaale oo la bixiyey Sii Akhriso+Dhagayso
 
Hargaysa Dec 05, 2010                 Xog Muhiim Ah oo Ay ka Heshay Shabakada Warbaahinta Ceegaag Online oo ku saabsan ‏Ninkii Gabdhaha Reer Hargeysa Fara Xumeeyay Sii Akhriso
Maygaagle Dec 05, 2010         Afhayeenka shirka Mayga-agle oo Ceegaag.com uga Waramay Dacwadii Maanta Dhagayso+Sii Akhriso
Maygaagle Dec 05, 2010            Gudoomiyaha Gudiga loo Xilsaaray ka Hadalka Baliga Kalshaale oo ka hadlay Qaa-bkii ay u dhacday Dacwadii Maanta Dhagayso+Sii Akhriso
Maygaagle Dec 05, 2010                 Doodii Dacwada Labada Beelood oo saaka ka Bilaabantay Madasha shirka Maygaagle Daawo+Sii Akhriso
Muqdisho Dec 05, 2010                  Siminaar ku sabsanaa sida loo Mideynkaro doorka Odoyasha Dhaqanka Soomaliyeed oo manta lagu qabtay Hoteel Saxafi ee magaladda muqdisho..  Sii Akhriso
 
Garoowe Dec 04, 2010                   Kulan Ku Saabsan Doorka Culimada ee Xalinta Dagaal Beeleedyada oo Garoowe Ka Dhacay  Sii AKhriso
 
Maygaagle Dec 03, 2010                Afhayeenka Gudiga Dhex Dhexaadinta oo Sharaxaad Dheer ka bixiyey Sababaha keenay in Baliga Kalshaale Shareecada Islaamka looga Doodo(Warbixn dheer oo arimahaasi ka hadlaysa)Dhagayso
Muqdisho Dec 03, 2010               Raysal wasaaraha Soomaaliya Dr. Farmaajo oo booqday qaarkamida goobaha ay dawlada iyo mucaaradku isku horfa-dhiyaan Caasimada Muqdisho Sii Akhriso
 
Maygaagle Dec 02, 2010                Culumadii iyo Gudigii loo Xilsaaray Qaadista Dacwadii Baliga Kalshaale oo diyaar garoobay beelaha ku Wargaliyey inay soo Xaadiraan Maalinta Sabtida ah         Sii Akhriso+Daawo
Maygaagle Dec 02, 2010                Gudigii Dhex Dhexaadinta Kalshaale oo Go'aan ku Gaadhay in Shareecada Islaamka looga Wadahadlo Baliga Kalshaale Culumana Keentay Maygaagle  Sii Akhriso+Dhagayso+Daawo
Maygaagle Dec 02, 2010                Ugaas Claahi Ciise Nuur oo Siwayn loogu soo Dhaweeyey Maygaagle Maanta  Sii Akhriso+Daawo
 
Kalshaale Dec 01, 2010                Gudigii Dhex Dhexaadinta oo Maanta Booqday Baliga Kalshaale iyo Wararkii ugu danbeeyey   Sii Akhriso
Nairobi Dec 01, 2010                   Hambalyo Meher: Saleebaan Khayre Xasan iyo Iftin Xaaji Maxamed Omar (Gole) oo maanta meherkoodu ka dhacay Magaalada nairobi ee dalka Kenya. Sii Akhriso
Maygaagle Dec 01, 2010               Abwaan Cismaan ibraahin Warsame( Hure Walan Waal) oo Goobta Shirka ka soo Jeediyey gabay uu ugu Magacdaray Aflahaar waa kan gabaygii Dhagayso

Raadi Wararkii Hore:

 

Wararkii Hore

  Qoraalada

Somali Development Center (SDC)

Daawo oo Caawi Darulhikma Integrated Academy

Tala`a al-Badru `Alayna

Silsilada gabayada Gar-naqsi ka akhriso ama ka dhagayso Halkan

Wararkii Hore

Dec 10|Nov 10|Oct 10|Sep 10|Aug 10|July 10|June 10|May 10|Apr 10|Mar 10|Feb 10|Jan 10|2009|2008|2007|2006

Garowe Mar 16, 10 Madaxweyne Kuxigeenka Puntland GEN. C/samad Cali Shire oo aanu ka wareysanay Heshiiska ay kala saxeexdeen Issimada SSC ee Dhawaanahan ku shirsanaa Buurawadal Dhagayso
Boston Jan 01, 2010 Muxaadariiyinkii kulan diimeedkii reer Boston Dhamantod Dhagayso
Ceegaag June 26, 09  Magaalada Ceegaag oo laga furay iskuulkii labaad mudo ka yar labo bilood sii akhriso
   Booqashadii Garaad Jaamac ee N-America
 
Ceegaag May 09, 09  Duqa magaalada Ceegaag oo xadhiga ka jaray dugsiga Hoose Dhexe ee Ceegaag  Sii akhriso
 
Edmonton July 15 , 08 Jamaal Xaaji Cali oo tix gabay ah oo ku socota beesha Dhulbahante  tiriyay     Riix
 
 

News in English

Somalia, Dec 27, 10   Federalism plays lead role in destroying Somalia Read More
Edmonton,Dec 22,10   Government of Canada helps Somali youth in Edmonton prepare for job market Read More
Minneapolis, Dec 09,10 American Refugee Committee sets sights on Somalia Read More
Maputo, Dec 09,10     More Somali Migrants Arrested   Read More
Portland OR, Dec 07,10 Somali-Americans Issue Call for Peace  Read More
Washington, Dec 04,10 The Ambivale-nt US Foreign Policy Toward SomaliaRead More

  Old News   (Archive)

 

Search for Old News:

Maqaalada


Ceegaag TV

Dr. Haaruun 

Ceegaag 2010

DAAWO DHULKAAGA HOOYO

Waxbarashada  & qaabka  Ardaygu ku imankaro Dalka India. Qore:  Liibaan Fiin

 

 

 

Hit Counter

 

Copyright 2006 Ceegaag Online     Designed by Ceegaag media