shebekada wararka ee ceegaag waxay idiinku baaqaysaa wararkii ugu danbeeyey ee dalka iyo debedaba 

 HAMBALYO HAMBALYO HAMBALYO

(Boston,  Nov 26, 2011  Ceegaag Online)

Meherka iyo Arooska Muxsin Maxamed iyo Maryan Cabdulqaadir  ayaa ka dhacay magaalada Boston ee carigan Maraykanka, dhaamaan waxaa nasoo gaadhaya hambalyo loo dirayo lamaanahan muslimiinta reer Boston ka mida. anaga oo ah bahda Ceegaag Waxaanan ugu ducaynaynaa ducadii Rasuulka SCW. ee ahayd BAARAKALAAHU  LAKA WABAARAKA CALAYKA WAJAMACA BAYNAKUMAA FILKHAYR. Wiil iyo Caano Gabadh iyo Caano…Aaamiin

Daawo Sawiradii Meherkaa

Sawirada Waxaa nasoo gaadhsiiyay: Khaliif
 www.ceegaag.com
 

 

webmaster@ceegaag.com