shebekada wararka ee ceegaag waxay idiinku baaqaysaa wararkii ugu danbeeyey ee dalka iyo debedaba 

Fadlan Ka Qeyb Qaado Dhismaha Masaajidka Magaalada Qayder ee Gobolka Cayn.

(Qayder,  Nov 26, 2011  Ceegaag Online)

Walaallayaal sidaad og tihiin Masaajidadu waa guryaha ALLE  ku leeyahay dhulka, uguna fadli badan, qofka dhismihiisa ka qaybqaatana wuxuu leeyahay ajar weyn, sida Nabigeenu noo sheegay ( SCWS) " Qofkii Masjid ALLE dartiis u dhisa guri ayuu jannada uga dhisaa"

 

Hadaba si aad u dhisato Gurigaaga Aakhiro ka qayb qaado Dhismaha Masaajidka Magaalada Qayder oo ay Culimada Iyo Dadweynaha Deegaanku ka codsanayaan dhamaan Ummada Soomaaliyeed ee Muslimiinya ah inay kala qeyb qaataan dhismihiisa waa camal khayri ah waana sadaqo jaari ah, wax ku darso waalidkaana wax ugu dar iyo inta aad jeceshahayba.

 

Fadlan kusoo hagaaji wixii Sadaqo ah ee aad la baxayso:


1. Abdifatah M. Geedeeye

Tel: +1 613-724-6295 ama Cell: +1 613-292-8636

Ottawa, Canada


2. Osman Aadan
Mohamud

Tel: 1-925-659-3107 ama 2522-449-5075

Buuhoodle, Somalia

 

Daawo Sawiradda Masaajidka Qayder

 

webmaster@ceegaag.com