Warar Soomaali ku Qoran

Boston July 31, 2011               Xaflad Baroordiiqa oo dhaqaale loogu uruurinaayay dadka ku waxyeeloobay Colaada iyo Abaaraha ka taagan Gobolada Bakool iyo Shabeelada Hoose oo ka dhacday Boston Sii Akhriso
Laascaanod July 31, 2011          Seminaar ay qabanayso Jaamacada Nugaal oo ku saabsan Kobcinta Saxaafada. Sii Akhriso
Boston July 31, 2011               Dukaan casri ah oo aadka heli karto adeegyo kala duwan sida hagaajinta Qaybayaasha (Computers) oo laga furay Boston.       Sii Akhriso

Ogaysiis: Shirkii abaaraha ee barito Sabtida July 30, 2011 oo saacadiisii la soo hormariyay. Shirku wuxuu bilaaban doonaa hadii Alle idmo 2:30 PM isaga oo dhamaandoona 5:00 PM, horay u soo qaad $100 ama $50 aad isku qortay

                                                           Gudiga abaaraha ee  reer Boston

Boston July 28, 2011             Gudi abaareedyo laga dhisayo qurbaha iyo kaalinta Jaaliyada reer Boston. Sii Akhriso
Laascaanod July 28, 2011   Hay'adda HADA (Ohio) iyo Doorka ay ka qaateen dugsiyada sare iyo Jaamacada Nugaal Laascaaanod + Sawiro Sii Akhri
Muqdisho July 28, 2011         Wasiiradii cusbaa oo maanta lagu dhaariyay xarunta madaxtooyada ee Villa Somalia. Sii Akhri
Malaysiya July 25, 2011         UGARGAARA WALA-AL   INANKAN ILAAH-AY LAXAADKIISII   KA DHINSIIYEY. Sii Akhriso
Muqdisho July 23, 2011      Khudbadda Ra'iisal Wasaaraha Soomaaliya ee ansixinta Xukuumada iyo Barnaamijkeeda halkan ka akhri iyadoo qoraal ah.  Sii Akhriso
Muqdisho July 23, 2011      Barlamaanka Soomaaliya oo ansixiyay Xukuumada Cusub ee Ra'iisal Wasaare C/wali M. Gaas. Sii Akhriso
Hargeysa July 22, 2011 Fanaanada Caanka ah Kinsi Xaaji Aaden oo Magaalada Hargeysa ku geeriyootay. Sii Akhriso           
Boston July 22, 2011            

Walaalaha, rag iyo dumarba, waxaa Masjid Altaqwa iyo maamulkiisa idinku casumayaan inaad kasoo qeyb gashaan Khudbada Jumcaha iyo Muxaadiro isla galabta Jimcaha oo uu inoo akhrin doono sheekheenna iyo imaamkeenna Muxamed Idris oo noo iman doona. Masjidka iyo maamulkiisa waxay aad ugu heelan yihiin sidii dhamaantiin aad uga soo qeyb geli lahaydeen xafladdan. aad iyo aad ayaan ugu faraxsannahay inaan soo bandhigno and aanan kawada faa’idaysanno inaan wax ka baranno sheekh isagoo kale ah. Fadlan qofwalbow keen saaxiibadaa iyo ehelkaaga si ay uga soo qeybgalaan. Wakhtiga Muxadarada: 5pm-8:30 Su'aalo iyo Jawaabo: 8:30-10:00   Sii Akhriso

Muqdisho July 20, 2011      Maxaa hor taagan ku dhawaaqista Golaha Wasiirada, Ma Shariif Sakiin mise Sheekh Shariif xaqiiqo lasoo wariyay. Sii Akhriso
Dabab, Kenya July 20, 2011 UN declares Famine in Southern Somalia. Read More
Muqdisho July 20, 2011      Jaamacadda Muqdisho oo guddi u magacowday gurmadka baraka-cayaasha abaaraha ee Muqdisho soo gaaray Sii Akhriso
Boston July 19, 2011              Gudi loo magacaabay Wax ka qabashada abaaraha ku habsaday Soomaaliya Sii Akhri
Boston July 18, 2011      Hawsha Gorfeeyayaasha Maansada. By Idiris M. Ali (Idka Duula) Sii Akhriso
Laascaanod July 17, 2011      Shir Saxaafadeed ay qabteen Culumada iyo Guddiga Dhismaha Masjid Jaamaca Lasanod Sii Akhri ama Daawo
Boston July 16, 2011              Live Stream to the 3rd Annual Somali Diaspora Youth (SDY) Conference in Boston. Watch
Muqdisho July 16, 2011      Jamciyadda gargaarka ee Sayid oo barakacayaasha Muqdisho soo gaadhay u qaybisay bacooyin ay roobka ka galaan. + Sawiro Sii Akhri
Boston July 16, 2011              Jaaliyada reer Boston oo ka shiray sidii ay gacan uga gaysan lahaayeen Gargaa-rka Soomaalida ku tabaaleesan Caasima da iyo xerooyinka Qaxootiyada. Sii Akhri
Ceegaag July 15, 2011      Dardargalin lala damacsan yahay waxbarashada dugsiyada Ceegaag oo aanu ka waraysanay Macalimiin Max-amuud Cabdi Jaamac Gaydh iyo Max-amed Cawil Cali Abokor Dhagayso
Buuhoodle July 14, 2011     Xaflad loo qabtay arday dham-aysatay Macadka Alfurqan Buuhoodle        Sii Akhriso
Nairobi July 11, 2011          Resolutions of AJ professionals meeting held on Sunday 10Th July, 2011 at pastoral heritage Concern premise, Karen, Nairobi: Read More/Akhriso
Fort McMurray July 10, 2011 In ka badan 30 Soomaali ah oo lagu xidhxidhay Magaalada Fort McMurray ee Gobolka Alberta Dalka Canada. Sii Akhriso
Garoowe. July 10, 2011    Madaxweyne k/xigeenka dowlada Puntland Gen. C/samad Cali Shire ayaa maanta gaadhay Magaalada Garoowe. + Sawiro Sii Akhriso
Dadaab,Kenya July 10, 2011 UN: Somalia is world's worst humanitarian disaster. Read More
Garoowe. July 09, 2011    Beesha Bihi Darays (Naalaye Axmed) oo baaq u jeedisay Beesha Reer Warsame (Jaamac Siyaad) Dhageyso ama Sii Akhri
K.Suudaan. July 09, 2011    Madaxweynaha Soomaaliya oo ka qayb galay munaasabada gooni isu taaga Koonfurta Suudaan + Sawiro Sii Akhriso
Washington. July 07, 2011    Dawlada Mareekanka ayaa u diyaarisay Gargar Bini’aadamnimo Soomaaliya sidoo kalena gaadhsiin-asa gargaarkan goobaha ay gacanta ku hayaan Al-shabaab. Sii Akhriso
Washington. July 07, 2011      Balkanization and Subjugation of Somalia  Sii Akhriso
Adiss-Ababa. July 06, 2011 Dawlada Itoobiya oo usoo iibsanasa Karayaal casri ah oo ay kula dagaa-lamaso Jabhada Xoraynta Sooma-alida Ogaadeeniya.  Sii Akhriso
X.Q.Dhadhaab. July 05, 2011 Dadka Soomaalida oo ku le’anaya safar xaga lugta ah uu loogu guurayo xerooyinka qaxootiga ee wadamada Kenya iyo Itoobiya.  Sii Akhriso
Muqdisho. July 03, 2011 Ra'iisal Wasaare Cabdiwali M. Cali oo markii ugu horeysay booqdey jiidaha dagaalka, ciidamadana ku booriyay inay sii wadaan dagaalka. Sii Akhri
Edmonton. July 02, 2011 Magaalada Edmonton ee dalka Canada oo si weyn looga dabaaldegay xuskii (1st July) ee Xornimada Somalia (51) iyo Canada 144 Sii Akhri + Daawo
Muqdisho. July 02, 2011 Naadiga Soomali Pen oo Daah Furey Buug La Magac baxay  (HOGAAMINTA WANAAGSAN ee uu Qorey Dr Cabdi Shire Warsame Sii Akhri+Daawo
Brussels, Bel. July 01, 2011    Waxaa maanta oo bishu tahay 1 da Luuliyo ay gabadhi ugu dhalatay magaalada Brussels Tafatiraha websitekan  Liibaan Fiin iyo Xaaskiisa Deeqo Tubeec, gabadhaasoo loo bixiyay Iimaan. Waxaan leenahay Iimaan soo barbaar noqona tii anfacda Dalkeeda, Dadkeeda iyo Diinteedaba Aammiiiinnnn.
1-da Boston July 01, 2011 Xaflad u agaasineed heer Qaran oo qalin jabin ardayeed iyo dabaaldega 1 da Luuliyo isgu jirtay oo ka dhacday magaalada Boston. Sii AKhriso
1-da Luulyo July 01, 2011 Munaasabada 1-da Luulyo oo laga xusay Magaalooyinka Muqdisho, Somalia, Kuala Lumpur, Malaysia iyo Odense Denmark.   Daawo

Raadi Wararkii Hore:

 

Wararkii Hore

  Qoraalada
Ceegaag Jun 15, 11 Hay'adda SCERDO oo Ceel biyood Riiga ka hirgalineysa Ceegaag + Sawiro Sii Akhriso

Barnaamijka Ganacsiga Qaybaha 1aad  2aad  3aad  4aad  5aad 6aad 7aad   8aad  9aad  10aad 11aad 12aad  13aad 14aad  15aad  16aad 17aad 18aad 19aad  20aad

Tala`a al-Badru `Alayna

Silsilada gabayada Gar-naqsi ka akhriso ama ka dhagayso Halkan

 Wararkii Hore

Jun 11|May 11|Apr 11|Mar 11|Feb 11|Jan 11|2010

|2009|2008|2007|2006

Boston Jan 01, 2010 Muxaadariiyinkii kulan diimeedkii reer Boston Dhamantod Dhagayso
Ceegaag June 26, 09  Magaalada Ceegaag oo laga furay iskuulkii labaad mudo ka yar labo bilood sii akhriso
   Booqashadii Garaad Jaamac ee N-America
 
Ceegaag May 09, 09  Duqa magaalada Ceegaag oo xadhiga ka jaray dugsiga Hoose Dhexe ee Ceegaag  Sii akhriso
 
Edmonton July 15 , 08 Jamaal Xaaji Cali oo tix gabay ah oo ku socota beesha Dhulbahante  tiriyay     Riix
 
 

News in English

Dadaab,Kenya Jul 10, 11 UN: Somalia is world's worst humanitarian disaster. Read More
Washington. July 07, 2011 Balkanization and Subjuga-tion of Somalia  Sii Akhriso

  Old News   (Archive)

 

Search for Old News:

Maqaalada


Ceegaag TV

Dr. Haaruun 

Ceegaag 2010

DAAWO DHULKAAGA HOOYO

Waxbarashada  & qaabka  Ardaygu ku imankaro Dalka India. Qore:  Liibaan Fiin

 
 

 

 

Hit Counter

 

Copyright 2006 Ceegaag Online     Designed by Ceegaag media