shebekada wararka ee ceegaag waxay idiinku baaqaysaa wararkii ugu danbeeyey ee dalka iyo debedaba 

Beesha Bihi Darays ee Naalaye Axmed oo Baaq Nabadeed soo saartay.

(Garoowe, July 09,  2011 Ceegaag Online)

Baaqa Beesha Bihi Dareys halkan ka Dhageyso

KA: BIHI DAREYS (NAALAYE AXMED)

KU: REER WARSAME (JAAMAC SIYAAD)

UJEEDO: BAAQ NABADEED.

Hadii aanu nahay beesha Bihi Darays (Naalaye Axmed) waxaan ugu baaqaynaa beesha Reer Warsame (Jaamac Siyaad) inaan diyaar u nahay inaan kala xaq baxno anagoo tixgelinaynaa tolnimadayada iyo wanaagayaga iyo arrimaha oo raagay oo muddo soo qaatay gaar ahaan hadaanu nahay Bihi darays iyo reer Warsame.

Beesha Bihi Dareys (Naaleye Axmed) waxay balanqaadaysaa gogosha iyo fadhiga, meesha laga dhigayo iyo xiligana waa halkii la isla garto.

Waxaa baaqa soo saaray:

Nabadoon Maxamuud Ismaaciil Cali Suudi

Caaqil Maxamuud Askar Jaamac

Shiikh Cabdi Carab Shariiif

Shiikh Maxamed Axmed Seeraar

Shiikh Ibraahim Xaaji Sugule

Samadoon:Cali Axmed Ismaaciil

Maxamed Yuusuf Guure (Suudaani)

Hure Ismaaciil Cabdikariin

Cali Boode Aadan

Cabdulaahi Axmed Ismaaciil

Maxamuud Aadan Dubad

Cabdi Aadan Dubad

Jaamac Maxamuud Maxamed(Tirite)

Siciid Cali Daad

Maxamed Ciise Sugule

Cabdi Ciise Sugule

C/risaaq Maxamed Ismaacil

Xidig Maxamed Ismaaciil

Wabilaahi Towfiiq

 

webmaster@ceegaag.com