shebekada wararka ee ceegaag waxay idiinku baaqaysaa wararkii ugu danbeeyey ee dalka iyo debedaba 

Magaalada Edmonton ee Dalka Canada oo si weyn looga dabaaldagay xuskii Xornimada Somalia (51) iyo Canada (144).

(Edmonton, July 02,  2011 Ceegaag Online)

Xaflad si heer sare loo soo agaasimay oo loogu dabaaldagayay Maalinta Xornimada Wadamada Somalia & Canada ayaa lagu qabtay beerta Rundle Park ee magaalada Edmonton.

 

Xafladdaas oo dadwaynihii ka soo qayb galay ay ka muuqanaysay wajiyadooda farxad iyo qiiro waddaninimo oo ay u hayaan maalintaas ku wayn ummadda Soomaaliyeed iyo Umada Dalka Canada

Daawo Sawiradii Xaflada

 

webmaster@ceegaag.com