shebekada wararka ee ceegaag waxay idiinku baaqaysaa wararkii ugu danbeeyey ee dalka iyo debedaba 

UGARGAARA WALAAL   INANKAN ILAAHAY LAXAADKIISII   KA DHINSIIYEY.

( Malaysia, July 25,  2011 Ceegaag Online)

Marka hore waan salaamaynaa dhamaan  Dadka  somaliyed iyo ka  islamka ah , salaam  kadib .Walaal-layaal  qoraalkan waxaan  kaga war  bixinaynaa    Wiil-yar    oo   somaliyeed   oo  kasoo  jeeda  reer    markii hore  isagoo danyar ahaa       reer miyina ahaa   hadana  ay abaarihii dhawaan    wadanka kadhacay  ay   xoolihii    intii  badneyd      karaaceen  oo aan   caydhnoqon laakiin   aan wax   nafleh  oo   Inankan  wax  utarayaa  uga  hadhin .

Walaal-layaal marka hore Inankan waa Inan 13 sano jira  waxaa    layidhaahdaa  Abdisalaan Muhamud  Muuse   waxaana   Sanadkii hada  lasoo dhaafay    Xanuun  layidhaado (SCOLIOSIS) ka’asiibay Dhabarka ,  waxaana lamariyey Gobolada somalida intii la islahaa waxbaa lagaga   qaban karaa waxna waa   lagaga  qaban kariwaayey Inankaan  gudaha    Somalia  iyo  Ethiopia   oo ayana  lageeyey    .

Hadaba walaalayaal  Inankaas waxaa loo  qaaday   Maleysia  waxaana  lasheegay  in wax  lagaga   qaban karo lacag   gaadhaysa26,000 dollar  hadaanu nahay  Qaraabadii  markii hore islahaa waxbaad  ka  qaban kartaan  hada  arintii waanaga tanbadatay  oo     wax  awood  ah  naguma hadhin , hadaba   culeyskoo  iska badan  oo abaaro iyo  colaado iyo dhibaatooyin badan Dadka wada haystaan hadana  dadka somaliyeed waxaanu  usoo  bandhigaynaa  iney  Inankaas      waxay  nagala qaban karaan ay nagala  qabtaan      waadna mahad san tihiin.

 

Telphone-nada  Dadka    howlwadeenada    .

Cabdi Xussen Jawali London uk          442087408342

 Axmed   Adan KHalif Boston  USA   8572042911 

X.Cabdi muse   Minneapolis USA      8043006344 

Abdi  X.Maxamed Cawl Torunto Canada 14168365554

  Ahmeddeeq .A.KHalif.



 

webmaster@ceegaag.com