shebekada wararka ee ceegaag waxay idiinku baaqaysaa wararkii ugu danbeeyey ee dalka iyo debedaba 

Dukaan casri ah oo aadka heli karto adeegyo kala duwan sida hagaajinta Qaybayaasha (Computers) oo laga furay Boston.

(Boston, July 31,  2011 Ceegaag Online)

Waxaa Shalay laga furay magaalada Boston Dukaan aad ka heli karto adeegayada kala duwan sida samaynta iyo iibinta  Qaybayaasha (Computers) iyada oo lagaa siindoono qiimo aad uga jaban dukaamada kale, sidoo kale waxaad ka heli kartaa Warlaliayaasha gacanta lagu qaato (Cellphone).

Wixii faahfaahin dheeraada kala xidhiidh shabakada www.magictechpc.com ama Telephone: 617-758-7897 ama Cinwaanka 1127 Harrison Ave, Boston, MA 02119.

Kalmad qeexid Dukaanka ah  oo mid ka mida mulkiilayaashu ku sharxayo Adeegyada waatan Salmaan Cabdulaahi   Dhagayso

Daawo Sawirada Furitaanka Dukaanka

Eng. Xuseen Fiin

Boston

 

webmaster@ceegaag.com