shebekada wararka ee ceegaag waxay idiinku baaqaysaa wararkii ugu danbeeyey ee dalka iyo debedaba 

 Hoos u dhac Balaadhan oo ku yimi Sarifka Doolarka ee G.Sool.

(Laascaanood,  Nov 06, 2011  Ceegaag Online)

Suuqyada Waawayn ee Magaaladda Laascaanood ayaa Laga Dareemayaa Hoos u Dhac Balaadhan oo ku Yimi Doolaarka Maraykanka.Ganacsatadda magaalada lascanod ayaa Cabasho ka muujinaya hoos u dhacan ku yimi Doolarka waxa uuna haadan marayaa sarifka doolarka ee 100Dollar Lacag Soomali 2.500* Labo Malyan iyo Shanboqol* Halka uu Hore uga Ahaan jiray 3.100* Saddex Milyan iyo Boqol*


Hoos u dhaca Doolarka ayaa Dhibaato badan ku haya Bulshadda ku dhaqan magaalada meceeshada ayaa iyadu hoos i dhicin Qiimeheedo iyadoo lagu kala Gadanayo intii ay hore u ahayd taasina waxay Dhibaato ku haysa Bulsho waynta reer sool kuwaasi oo cabasho badan ka muujiyey.


Ma aha oo Kaliya in Sicir Bararku uu ka jiro Gobolka Sool oo Kaliya Hayeesha waxaa Hoos u dhaca Doolarka la qaba dhamaan Goboladda Kale ee Dalka Somalia.
Maxamed Cismaan C.nuur
Laascaanood

www.ceegaag.com

 

 

webmaster@ceegaag.com