Ciida Barakaysan ee Ciidul Adxaa ayaa Maanta Si wayn looga Ciiday guud ahaanba Caalamka oo idil Waxaa magaalada laascaanood ee Xaruunta Gobolka Sool Fagaarayaasha lagu Tukado salaada Ciida iskugu Soo baxay Dad wayne aad u fara badan kuwaas  Wajiyadooda ay ka muuqatay Farxad aan la qiyasi karin, warbaahinta Caalamiga ah ee Ceegaag ayaa Waxay Fursad u siisay Qaar kamid ah Dadkaasi inay salaamaha u soo mariyaan Ceegaag.com
 
Magaalada Ayaa waxaa Wadooyinkeeda waaawayn lagu arkayey dad aad u fara badan kuwaas oo isku salaamaya salaanta *Ciid Mubaarak* iyo Kalmado la Halmaala,
Ciidan ayaa ah Ciid si wayn looga Dareemayay Magaalada lascanod iyado ka duwan Ciidihii Hore, sidoo kale waxaa Xaafadaha Kala Duwan ee Magaalada Lagu arlayey Neefaf Alle Bari ah kuwaas  oo Ay kaga Qayb Qaadanayeen Ciida Barakaysan ee Ciidul Adxaa.

Daawo Sawiro


 
http://www.youtube.com/watch?v=QjP6F2cxZs0
Maxamed Cismaan C/nuur
Laascaanood