Warar Soomaali ku Qoran

Nayroobi, Oct 31, 2011      Raysalwasaaraha soomaaliya oo kula hadlay Jaaliyada Soomaalida magaalada Nayroobi caasimada dalka Kiiniya  Dhagayso
Ceegaag, Oct 29, 2011         Beesha Xuseen Siciid (Hayaaag)  oo  dhamaystiray  Ergooyinka gudaha ee uga qaybgalaya shirka wadatashiga Dhulba-hante ee loo balansanyahay Magaalada Qadiimiga ah ee Taleex.   Sii Akhriso
Norway, Maine Oct 28, 2011       Nin u dhashay Dalka Mareykanka oo gaadhi nooca Honda-da loo yaqaano oo uu lahaa gaadhsiiyay 1 Malyan oo Miles, Daawo Xafladii loo dhigay. Sii Akhriso
Boston Oct 27, 2011            Hayada SOMALI CANADIAN EDUCATION AND RURAL DEVELOPMENT ORGANIZATI-ON (SCERDO) oo si toos ah uga hawl-galidoonta wadankan Maraykanka, iyada oo laba-laabi doonta hawlihii ay ka waday arimaha Abaaraha ka taagan Soomaaliya, Waxbarasha dhalinta Soomaaliya iyo USA iyadoo xaflad furitaan xafiis dhawaan lagu qaban doono Magaalada Boston.
Muqdisho Oct 27, 2011    Ra'iisal Wasaaraha Soomaaliya oo sheegay in Dowladdiisu raali ka tahay soo galitaanka Ciidamada Kenya ee gobolada Jubooyinka ee Koonfurta Somalia. Dhageyso
Edmonton Oct 26, 2011   (English) SCERDO would like to wish youth worker Amal Issa farewell. Amal has left for Toronto to pursue her masters. We wish her all the best with her future endeavors.    Read More
Laascaanood Oct 25, 2011  Fursad shaqaalayn sanad ah oo haatan laga rabo shabakadan Ceegaag Online. Sii Akhriso
Laascaanod Oct 24, 2011    Hambalyo Aroos: Axmed C/casiis Warsame (Axmed Dheere) iyo Nimco Jaamac Shire oo Arooskoo-du ka dhacay Magaalada Laasca-anod ee Gobolka Sool. Sii Akhri
Soomaaliya, Oct 23, 2011    Ra'iisal Wasaare C/weli oo xerada Jasiira tababar ugu soo xidhay ciidamo ka tirsan Dowladda KMG.    + Sawiro Sii Akhriso
Kismaayo, Oct 23, 2011      Diyaaradaha wadanka kenya oo duqaymo xoogleh  u gaystay Kismaayo   Sii Akhriso
Bali-Gubadle, Oct 22, 2011    Dagaalkii u Dhexeeyay Bee-laha Ogaadeen iyo Arab Ayaa Waji Cusub Galay   Sii Akhriso
Soomaaliya, Oct 21, 2011    21-ka Octoober taariikh xusid mudan (ka bogo Warbixin, Sawiro iyo Muuqaal).  Sii Akhriso
Sirte, Libya Oct 20, 2011         Hogaamiyihii hore ee dalka Libya Muammar Qadaafi oo la dilay. Sii Akhriso
Ceegaag, Oct 18, 2011         Mashruuca Magaalaynta ee Ceegaag oo daboolka laga qaaday        Sii Akhriso
Chimoio,MZ Oct 17, 2011   Abwaan Farxaan Cumar Gowl (Farxaan Salwe) oo tix guubaabo ah u tiriyay Shirka ka dhicidoona Degmada Taleex. Sii Akhriso
Taleex, Oct 16, 2011           Qurbo joogta beesha Hayaag oo taageeray  shirka wadatashiga beesha Dhulbahante ee ka dhacaya dagmada Taleex ee gobolka Sool Sii Akhriso
Ceegaag, Oct 15, 2011         Beesha Hayaag oo bayaan ay ka soo saareen degmada Ceegaag ku taageeray shirka wadatashiga beesha Dhulbahante ee ka dhacaya dagmada Taleex ee gobolka Sool Sii Akhriso
Nairobi, Oct 15, 2011          Madaxweynaha Puntland oo la kulmay Mahiga iyo Jerry Rowlings + Sawiro  Sii Akhri
Muqdisho, Oct 14, 2011          Ra'iisul Wasaaraha: Road-map ka dhaqangelintiisa oo si fiican u socota  Sii Akhriso
Boston, Oct 13, 2011             Xaflad caways ah dhaqaale loogu uruurinayo Abaaraha Rakaadiyay Soomaaliya oo ka dhacaysa Boston Oct 29, 2011.   Sii Akhriso
Soomaaliya, Oct 12, 2011     Maanta oo ku beegan markii calanka Soomaaliya laga taagay  gayiga Soomaaliya ayaanu waxaan idiin diyaarinay warbixin gaara  Dhagayso  
Ceegaag, Oct 11, 2011     Roob mahiigaan ah oo ka da'ay Degmada Ceegaag iyo nawaaxigeeda. Sii Akhriso
London, Oct 11, 2011    Maryan Mursal: Al-shabaab inay qabuuraha faagaan aniga ayaa u diray.... wareysi qosol badan!! Daawo
Ceegaag, Oct 10, 2011    Ceelkii labaad (2aad) ee laga hirgalinayay degmada Ceegaag oo shaqadiisu meel fiican mareyso. (Daawo Sawirada + Video) Sii Akhriso
Edmonton, Oct 09, 2011    Tafatiraha Website-ka Ceegaag Online Liibaan Fiin oo kasoo noqday booqasho uu ku joogay bishii lasoo dhaafay Qaarada Yurub. Sii Akhriso
Muqdisho, Oct 09, 2011       Banaabax loogu magac daray maalinta cadhada ayaa lagu qabtay Garoonka burburay ee Koonis Stadium ee magaalada Muqdisho. Akhriso+Daawo+Dhag
Muqdisho, Oct 09, 2011    Maansadan Waxaa la yiraahdaa ARDOGAN waxaanan u hadiyeyna-yaa Ra'iisal Wasaaraha Turkiga Rajab Dayid Ardagon. Sii Akhriso
Hargaysa, Oct 09, 2011           Abwaanka wayn ee Hadraawi oo waryasi uu siiyay radio muqdisho ugu sheegay kaaxaha al-shabaab inay dhugtaan bartilmaameed kooda inata aysan keebka farta ku riixin  Dhagayso
Addis Ababa, Oct 08, 2011   Ra'iisal Wasaaraha Soomaaliya Prof. C/weli Gaas oo Magaalada Addis Ababa kula kulmay dhigiisa Ra'iisal wasaaraha Ethiopia Ato Meles Zenawi. Sii Akhriso
Istanbul, Oct 07, 2011   Raysalwasaare Erdogan Oo Hooyadii Geeriyootay Iyo Bahda Ceegaag Online ooTacsi Tiiraanyo Leh U Dirayaan Qoyka Iyo Qaraabada Reer Erdogan  Sii Akhriso
London, Oct 07, 2011      Fannaannadii Waynayd ee Soomaaliya Faadumo Qaasim Hilowle oo ku geeriyootay Shalay  Magaalada London.  Sii Akhriso
Garoowe, Oct 06, 2011         Dad badani waxay xasuusan doonaan 04. Octo-ber, 2011 oo ah maalinti la qarxiyay xarunti Hargaha iyo Saamaha oo ay deganaayeen tiro ka mida wasaaradaha DFKMG ah oo ay ka mid tahay wasaarada waxbarashada Soomaaliya, waxaana goobti qaruxu ka dhacay ku dhintay dad kor u dhaafaya 100 qof, waxaana ku dhaawacmay dad ka badan 80 qof. War bixintan waxaa qaraxa ka ka diyaariyay, madaxa barnaamijyada ee Radio Garowe Cabdirashiid Maxamed Daahir. Dhagayso
Minneapolis, Oct 05, 2011 Hees cusub oo ay soo saartay Fana-anada wayn ee Saado Cali Warsame heestan ayaa layidhaahdaa RUN.. Beentii Run Ruuntii Been u noqoto.. Dhagayso
Muqdisho, Oct 05, 2011         Madaxwaynaha Soomaaliya oo booqasho ugu tagay dadkii sida waxashnimada leh loogu weeraray agagaarka warshada Ha-rgaha iyo Saamaha intooda badbaaday ee dhaawaca ku ah Isbataalada Dhagayso
Muqdisho, Oct 04, 2011          Kooxda loo awood sheegay ee  Al-shabaab oo weerar ismiidaamina ka fuliyay Muqdisho Sii Akhri+Dhagayso+Daawo
Sermanyo,Taleex. Oct 02, 2011 Hayadaha NPA iyo SVO oo Kuguulaytay Ceelkii Riiga ahaa Aykawadeen Sarman-yo iyagoo biyo ka keenay Daawo+Sawiro
Muqdisho, Oct 01, 2011        Madaxwayne Shariif oo kormeer ku maray saaka xaryaha qaxootiga ee dadka bara-kacayaashu ku sugan yihiin muqdisho iyada oo saaka laga qaybinayay mucaa-winadii ka timid Somaliland.  Dhagayso

Raadi Wararkii Hore:

 

Wararkii Hore

  Qoraalada
Ceegaag Jun 15, 11 Hay'adda SCERDO oo Ceel biyood Riiga ka hirgalineysa Ceegaag + Sawiro Sii Akhriso

Barnaamijka Ganacsiga Qaybaha 1aad  2aad  3aad  4aad  5aad 6aad 7aad   8aad  9aad  10aad 11aad 12aad  13aad 14aad  15aad  16aad 17aad 18aad 19aad  20aad

Tala`a al-Badru `Alayna

Silsilada gabayada Gar-naqsi ka akhriso ama ka dhagayso Halkan

 Wararkii Hore

Sep 11|Aug 11| July 11|Jun 11|May 11|Apr 11|Mar 11|Feb 11|Jan 11|2010

|2009|2008|2007|2006

Boston Jan 01, 2010 Muxaadariiyinkii kulan diimeedkii reer Boston Dhamantod Dhagayso
Ceegaag June 26, 09  Magaalada Ceegaag oo laga furay iskuulkii labaad mudo ka yar labo bilood sii akhriso
   Booqashadii Garaad Jaamac ee N-America
 
Ceegaag May 09, 09  Duqa magaalada Ceegaag oo xadhiga ka jaray dugsiga Hoose Dhexe ee Ceegaag  Sii akhriso
 
Edmonton July 15 , 08 Jamaal Xaaji Cali oo tix gabay ah oo ku socota beesha Dhulbahante  tiriyay     Riix
 
 

News in English

Mogadishu Oct 22, 11 Radical extremism costs human life in Mogadishu, Somalia Read More

Ceegaag Oct 18, 11    Ceegaag Urbanization Project Unveiled  Read more

Denmark Oct 15, 11   THE BETRAYAL OF THE SOMALI NATION AND THE HORN Read More
Mogadishu Oct 15, 11  Somali PM 'open to dialogue with al-Shabab' Read More
Seattle Oct 09, 11    Hertz says Muslim workers didn`t follow break rules Read More
Seattle Oct 08, 11    Hertz suspends 34 Muslim workers for praying on the job   Read More
Istanbul Oct 08, 11     Somali students arrive in Turkey for university education   Read More
Istanbul Oct 08, 11    Somali bomb victim treated in Turkey dies Friday   Read More

  Old News   (Archive)

 

Search for Old News:

Maqaalada


Ceegaag TV

Dr. Haaruun 

Ceegaag 2010

DAAWO DHULKAAGA HOOYO

Waxbarashada  & qaabka  Ardaygu ku imankaro Dalka India. Qore:  Liibaan Fiin

 
 

 

 

Hit Counter

 

Copyright 2006 Ceegaag Online     Designed by Ceegaag media