shebekada wararka ee ceegaag waxay idiinku baaqaysaa wararkii ugu danbeeyey ee dalka iyo debedaba 

Qurbo joogta beesha Hayaag oo taageeray  shirka wadatashiga beesha Dhulbahante ee ka dhacaya dagmada Taleex ee gobolka Sool

(Taleex, Oct 16, 2011 Ceegaag Online)

Shir  lagu qabtay khadka Isgaadhsiinta Taleefoonka oo ay yeelatay Qurbo  joogta beesha Hayaag ayaa laysku raacay in la taageero shirka wadatashiga beesha Dhulbahante ee ka dhacaya dagmada Taleex ee gobolka Sool. sidoo kale qurba joogta ayaa taageero buuxda siiyay go'aankii beesha ee gudaha.

Qurbo Joogta Beesha Hayaag

 

webmaster@ceegaag.com