shebekada wararka ee ceegaag waxay idiinku baaqaysaa wararkii ugu danbeeyey ee dalka iyo debedaba 

Nin u dhashay dalka Mareykanka oo Gaadhi nooca Honda-da looyaqaan oo uu lahaa gaadhsiiyay 1 Malyan oo Mile.

 

(Norway, Maine.  Oct 28, 2011 Ceegaag Online)

Ninkan oo lagu magacaabo Joe LoCicero kuna nool magaalada Norway ee Gobolka Maine ee dalka mareykanka ayaa loo sameeyay xaflad loogu bogaadinayay gaadhi uu wadan jiray oo uu saarey hal Malyan oo Mile (1 Million Mile) taas shirkada samaysay baabuurkaas uu watay ay abaalgud uga dhigtay in loo sameeyo xaflad weyn oo ay ka qaybgaleen dadweyne aad u farabadan iyo waliba diyaarad ku dabaal dageysay goobta ay xafladaasi ka dhacdey.

 

Halkan hoose ka Daawo Video-ga Xafladii laga duubay.

 

 

 

www.ceegaag.com

 

webmaster@ceegaag.com