shebekada wararka ee ceegaag waxay idiinku baaqaysaa wararkii ugu danbeeyey ee dalka iyo debedaba 

Tafatiraha Website-ka Ceegaag Online Liibaan Fiin oo kazoo noqday booqasho uu kujoogay bishii lasoo dhaafay Dalal kamid ah Qaarada Yurub.

(Edmonton, Oct 09, 2011 Ceegaag Online)

Tafatiraha Ceegaag.com Liibaan Fiin oo Fasax ugu maqnaa Qaarada Yurub ayaa kusoo laabtay Dalka Canada isagoo dardargalindoona wararkii joogtada ahaa ee aad uga barateen Website-ka Ceegaag.

Tafatiruhu waxa uu si joogto ah ula socondoonaa wararkoodana idinku soo gudbindoono Shirka Wadatashiga ee Beesha Dhulbahante ee lagu wado inuu ka dhaco Magaalada Taariikhiga ah ee Taleex bisha November 2011.

www.ceegaag.com

 

webmaster@ceegaag.com