shebekada wararka ee ceegaag waxay idiinku baaqaysaa wararkii ugu danbeeyey ee dalka iyo debedaba 

Hambalyo Aroos....Axmed C/Casiis Warsame (Axmed Dheere) iyo Nimco Jaamac Shire oo ku aqal galay Magaalada Laascaanod ee Gobolka Sool.

(Laascaanod,  Oct 24, 2011 Ceegaag Online)

Annagoo kala ah:

Aabbe C/casiis Warsame Xirsi iyo Hooyo Dahabo Ismaaciil Guuleed iyo carruurtooda

Aabbe Jaamac Shire iyo Hooyo Xaawo Maxamuud Jaamac Iyo carruurtooda

Dr. Xuseen Ismaaciil Guuleed

Cabdillaahi Dalmar Guuleed

Qorane C/Casiis Warsame

Cali C/Casiis Warsame

Sahara C/Casiis Warsame

Caasha Saalax Dalmar

Xayaad Cabdillaahi Dalmar

Xuseen Saalax Dalmar

Jamaax X. Cali Cilmi

Xaaji Cali Wadaad

Cabdi-riigle Xaaji Cali Cilmi

Faysal Cabdi-riigle X. Cali

Liibaan Maxamed X. Cali

Xuseen Maxamed X. Cali

Maxamuud Cali Ayax

Cabdiqani Ismaaciil

Riyaad Faarax Cali Cadmeed

Fadxudiin Cali osbito

C/Fataax X. Maxamed Geedeeye

C/laahi X. Maxamed Geedeeye

Cabdirisaaq Maxamed (Jarka)

Axmed Xaaji Hiirad

Siciid Maxamed (Barawaani)

Ismaaciil Xasan Manjacase

Farax Shariif Dhagacadde

Ifraax Ruuraa

Anisa Cabdi Raabbi

Sahara Cali Cawl

Nimco Maxamed. Cali

Suleekha Maxamed Siraaji

Sahara Qaybdiid

Saynab Qaybdiid

Cabdillaahi Axmed Cadaad

Maxamuud Diiriye Cabdi

Cabdirashiid Maxamuud Dafir

Cabdirisaaq Shariif Dhagacadde

Faysal  M. Cadde

Xuseen Maxamuud Cabdiraxmaan

Dhammaan dadkan ayaa tahniyad u diraya Axmed C/Casiis Warsame (Axmed Dheere) iyo marwadiisa Nimco Jaamac Shire oo arooskoodu ka dhacay Magaalada Laascaanood ee gobolka Sool.

Waxaan ilaahay uga baryaynaa in uu arooskooda ka dhigo kii lagu waaro ubad khayr qabana kala siiyo Aamiin.

 

webmaster@ceegaag.com