shebekada wararka ee ceegaag waxay idiinku baaqaysaa wararkii ugu danbeeyey ee dalka iyo debedaba 

 Sidee looga ciiday Boston

(Boston,  Nov 06, 2011  Ceegaag Online)

Dhagayso Qudbadii iida ee maanta

Maanta oo ah maalin wayn , maalinta iida Gawraca wananka iyo sadaqadaysiga hilbahooda ayaa si wayn looga ciiday magaalada Boston ee carigan Maraykanka.

Sidoo kale maanta ayaa ah maalintii ugu horaysay ee Muslimiinta magaaladan uu tujiyo sheekh asal ahaan ka soo jeeda qawmiyada Soomaalida , Sheekh Yuusuf Cabdala ayaa shacabka islaamka ah ee ku dhaqan magaalda Boston Saaada ka saaray, isaga oo goobta ka soo jeediyay qudbad aad u mihim ah oo ka hadlasay walaal-tinimada dadka Islaamka ah.

Hadaba Dhagayso Qudbadii iida ee maanta daawna Sawiro muujinaya farxadaa iyo rayn-rayntaa loogu dabaal dagayay Ciidul Odxiyada.

 

www.ceegaag.com

 

 

webmaster@ceegaag.com