shebekada wararka ee ceegaag waxay idiinku baaqaysaa wararkii ugu danbeeyey ee dalka iyo debedaba 

 Iid Mubaarak Dhamaan Shacabka Soomaaliyeed meelkasta oo ay joogaan sida Soomaaliya, Somaligalbeed, Jabuuti, NFD, iyo dhamaan Daafaha Aduunka.

(Iida Odxiyada,  Nov 06, 2011  Ceegaag Online)

Dhamaan Ummada Islaamka gaar ahaan Ummada Soomaaliyeed ee Muslimiinta meelkaste oo ay dunida ka joogaan Maamulka  Ceegaag Online waxa ay idiin rajeynayaan in aad Sanadkan Kiisa kale ku gaartaan caafimaadqab, Cibaado Suuban iyo Camal Saalix ah

Kulu Caam Wa Antum Bikhayr.

www.ceegaag.com

 

 

webmaster@ceegaag.com