Warar maqal ah

Radio Ceegaag

IQK NEWS

Subixii
Galabtii
Habeenkii

BBC Somali 04:00

BBC Somali 14:00

BBC Somali 16:00

BBC Somali 18:00

SCERDO

Radio Jigjiga

Somali Radio (Sweden)

Radio Xorriyo (Ogaden)

Somali Radio (USA)

Radio Somaliweyn

Radio Benadir

Radio Djabuti

RadioGaalkacyo

Radio Sagal

Radio Hiiraan

          
Ceegaag Online              Supports:
Free Speech ..
Full Shuura
Equal Justice
Peace/Prosperity

Websiteyada Soomaalida

R. Buuhoodle

Madaxwayne Maxmed  Siyaad Bare

Aflax.net 
Addacwah
4somaliwomen
Afnugaal
Allhawd
Algaracad
Allcayn
Allwadani
Allwariye
Afgoi Online
Africa newspaper
Aljazeera
Allkhayraad
Allkisima News
Allsanaag
Altaqwaa.com
AminArts
Andalus News
Awdel News
Baadiyenews
Banadir City
Balcad
Bartamaha
Baraawepost.com
Bashaal.com
Baidoa
BiyokululeOnline
Boocame
BuuhoodleNL 
Buuhoodle Media
Buuloburde
Buurhakaba
Cagaare
Calanka
Cakaarra
Casuura
Ceegaag Online
Ceelbuur
Calayaale
CBC news
CBS news
CNN news
Carmooyin
Dankahadal
Deegaan News
Daily Somalia
Dankahadal
Dhahar
Dharkayn Geenyo
DFKS.g.com
Dhagaxtuur
DjiboutNet
Doorasho
Galoof
Gagaale Construc-tion Company
Golkhatumo
Gedonet
Hadaaftimo
Hawdiyonugal.com
Hiiraan
Hilinka Toosan
Hadhwanaag News
Holhol
Hornafrik
Horseeddnet
Horufadhi.com
Int News Papers
idaacada SBC
Jamhuuriya
Jidhiidhico
Jijigawe
Juurile
Kalabaydh.com
Kilili 5aad
Kismaayo News
Laascaanod.com
Laasqoray
Marka Caddey
Maktabada
Markacadeey.net
Mashallah
Midnimo
Midgaan
Mogadishu University
Mudulood
Nugaal University 
Puntlandgov New
Qaadisiya
Qardho Media
Radio-freesomalia 
Radio shabelle
RadioLaascaanood1
RadioWarsan
Riinji.com
Raysmedia
SCERDO
Somali refugees in Yemen
Somalifans
somaliland.net
Somalilandfuture.com
Somalilinks
Somalitalk
Somali Weyn
Somanation
SVOSSRS
TANADLAND
Togdheernews.com
Tawkal Blanket(Dukaan)

USA

WardheerNew
Widhwidh

Xaar-Xaar

Xamar Shop

Xaadhadhan 
Xogsheeg
Xuddun news
 
 

 Warar Soomaali ku Qoran

Fadlan Ka Qeybqaado  Dhismaha Masaajidka  Degmada Ceegaag

Boston Mar 28, 10  Barnaamijka Dooda xaalada Soomaaliya oo lagu qaadaa dhigay Buuro-Wadal iyo SSC Eng. Xuseen Fiin Vs Kaariye dooda oo uu daadihinayay Faysal Ciise Dhagayso

Boston Mar 28, 10  Barnaamijka Caafimaadka oo wiigan lagu qaadaa dhigay cudurka Cagaarshoowga B iyo C/laahi Shiine Dhagayso

Boston  Mar 28, 10   Sheekadii Ayaan Daran oo uu wiigan Radio Boston ka Akhrinayay Xasan Ilyaas Dhagayso

Boston Mar 28, 10 Tirokoobka oo si xawliya uga socda wadankan Maraykanka oo Radio Boston ka wareesteen masuul Axmed Diiriye oo reer San Jose ah Dhagayso

Ceegaag Mar 27, 10 Xagee marayaa dhismaha Misaajida Ceegaag bari iyo Pro: Lafoole oo ugu baaqay dadka Islaamka ah inay gacan aa gaystaan dhamaytirka Masa-ajidka Sii Akhriso+Dhagayso

Ceegaag Mar 27 10   Professor C/risaaq Maxmed aadan (lafoole) oo Ceegaag gaadhay lana kulmay Qaybaha kala duwan ee bulshada Ceegaag Sii Akhri+Dhagayso

Buuhoodle Mar 27,10 Dibad bax balaadhan oo maanta Buuhoodle ka dhacay iyo Wafti ka socda Puntland oo soo gaadhay Buuhoodle Sii Akhriso

Soomaaliya Mar 26, 10     TAARIIKHAHA MUHIIMKA AH EE SOOMAALIYA IYO DUULA-ANKA DADKA BEENTA ISU BAHAYSTAY. Sii Akhriso

Soomaaliya Mar 25, 10  SNM waa koox ee maaha Beel ama Qabiil(dareen ce-lin qoraal hore ) Sii Akhriso

Garoowe Mar 24, 10      Wasiirku Xigeenka Waxbarasha puntland oo Waraysi uu kaga hadlayo Xaalada waxbarasha puntland gaar ahaa gobolada SSC Ceegaag .com siiyey Dhagayso

London Mar 24, 10 Ogeysiis Muhiim ah Jaaliyadda beesha Warsangali e ku dhaqan Cariga Ingiriiska waxaa la ogeysiinayaa shirweyne dhici-doona April 3, 2010 Sii Akhri

Hargeysa Mar 23, 10 Madaxweynaha Somaliland Daahir Riyaale Kaahin ayaa isku shaandheeyay Golihiisa Wasiirada, kalana diray gudidii Cisbitaalka hargeysa. Sii Akhri

Ceegaag Mar 23, 10 Maamulaha Isbitaalka Ceegaag iyo Madaxa qeybta MCH-ka oo ka deyriyay xaalada Cisbitaalka Ceegaag oo dhawaan xadhiga laga jaray Dhageyso  Sii Akhri

Garoowe Mar 22, 10 Wasiirka Kaluumeysiga Dawlada Puntland Maxamed Faarax Aadan oo wareysi dhinacyo badan leh siiyay Ceegaag Online.  Dhageyso

Buuhoodle Mar 21, 10 Hay'ada Care International oo kulan ku qabatay Ceelka Riiga Buuhoodle kuna wareejisay maamulka G/cayn qalabka matoorada biyaha soosaara + Sawiro Dhageyso + Sii Akhri

Laascaanood Mar 21, 10 Ciidamada Mamulka Somaliland oo saaka lasoo dhoobay wadoo-yinka magaalada laascaanod si ay uga hortagaan mudaaharaad magaaladaaasi lagu waday inuu ka dhaco Sii Akhriso

Boston Mar 21, 10  Barnaamijka Caafimaadka oo wiigan lagu qaadaa dhigay cudurka Cagaarshoowga iyo C/laahi Shiine Dhagayso

Laascaanood Mar 20, 10 Ciidamada Somaliland oo Xab-siga Laascaanood kala baxay maxaabiistii ku xidhnayd (War-iyey Axmed Cali Faarax oo Cee-gaag Online u sharaxay sida wax xabsiga uga dhaceen Dhageyso + Sii Akhriso

Widhwidh  Mar 20, 10 Waxgaradka Degmada Widhwidh oo dadaal ugu jira sidii degmadaasi dib looga Celin lahaa masuuliyiinka ka socda Somaliland Sii Akhriso

Soomaaliya Mar 19, 10 Qudbadii ugu dambeysay ee ALLE ha u naxariistee Maxamed Ziad Bare u jeediyay  Shacabka Soomaliyeed Dhageyso.

Ankara   Mar 19, 10 Booqashada Gudomiyaha Barlamaanka Somalia ee Turkeyga + Sawiro Sii Akhri

Buurawadal Mar 18, 10 Garaad Salebaan Buraale oo Ceegaag Online uga waramay kulan maanta Buurawadal kula yeesheen Isimo kale Dhageyso.

Garoowe Mar 18, 10 Magaalada Laascaanod oo maanta biyo la'aan darani ka taagantahay iyo Raxmaadkii Guga ugu xooga badnaa oo xalay ku hooray deegaanka Hawdka Buuhoodle. Sii Akhri

Verginia Mar 17, 10  S/Guud Maxamed Cali Samatar waa lama taabtaan iyo Astaanta qaranimo Sii Akhri

Garoowe Mar 16, 10 Madaxweyne Kuxigeenka Dowladda Puntland Gen. C/samad Cali Shire oo wareysi Khaas ah siiyay Shabakada Ceegaag Online Dhageyso ama Sii Akhri

Garoowe Mar 16, 10 Suldaan Siciid Cismaan Cali oo Ceegaag Online uga waramay heshiiska Isimadda SSC iyo Dawladda Puntland Dhageyso ama  Sii Akhri

Burco     Mar 16, 10   Xiisad Colaadeed oo u dhaxeyso labo beelood oo ka taagan Hawdka sare ee Magaalada Burco. Sii Akhri

Hawdka Sare Mar 15, 10 Roobab Xoogani oo haatan sitoos ah uga da'aya maga-alooyinka Xamar-laguxidh, Balicad, Kala-baydh  Sii Akhri

Soomaaliya Mar 15, 10 Shabakada wararka ee Somal-italk oo ku adkaatay dagaalkii ay dawlada Soomaaliya kula gashay qorshihii lagu iibsanayay Dhul-badeedka Soomaaliya Sii Akhri

Adis-Ababa Mar 14, 10  Xaaji Cabdiraxman Ciise “Cabdi Garboole” oo ka mid ahaa Odayaashii reer Laascaanood oo ku geeryooday Magaalada  Adis-Ababa.  Sii Akhri

Widh Widh Mar 14, 10    Dab qabsaday xaafado kuyaala Magaalada Widhwidh oo baab'iyay ku dhawaad 86 guri Dhageyso ama Sii Akhri

Laascaanod Mar 14, 10    Wasiiro ka socda Somaliland oo Laascaanod soo gaadhay kulamana la yeeshay waxgarad--ka Magaaladaasi.  Sii Akhri

Ceegaag Mar 13, 10    Xagee marayaa dhismihii Masjid Jaamaca Degmada Ceegaag + Sawiro Sii Akhri

Garoowe Mar 13, 10   Xildhibaan Axmed Cabdi Xuseen (Axmed saakin) oo Ceegaag O-nline uga Waramay kulankii dh-exmaray Isimada....Dhagayso

Bacad-Wayn Mar 13, 10    Dagaalo Sababay dhimasho iyo Dhaawac oo markale ka bilaam-ay Magaalada Bacaadwayn ee koonfurta Mudug Sii Akhriso

Garoowe Mar 13, 10               Kulan balaadhan oo dhexe maray Isimada SSC iyo Xildhibaano ka socday dawlada Soomaaliya Sii Akhriso

Ceegaag  Mar 12, 10   Xarunta MCH-ka isla markaana ah xarun Caafimaad oo xadhiga looga jaray Degmada Ceeegaag + Sawiro Dhagayso ama Sii Akhriso

Ceegaag  Mar 12, 10   Gudoomiye K/xigeenka G/Sool iyo Wafdi uu hogaa-minayo oo si diiran loogu soo dhaweeyay Degmada Ceegaag + Sawiro Sii Akhri

London Mar 11, 10            Khudbadii Madaxweynaha DFKM Sh Shariif Sh Axmed uu u jeediyey Jaaliyadda Soomaali-yeed ee ku nool London Dhagayso

Boston Mar 11, 10            Dood dadwaynaha reer Boston kaga doodayeen sida ay u arka-an Dacwada ku socota Cali Samatar oo "Kaariye" aad uga dhex muuqdo(R.Bos Dhagayso

Boston Mar 11, 10  Barnaamijka Caafimaadka oo wiigan lagu qaadaa dhigay cudurka Qalalka dadka qaarna u yaqaanaan Falaaga iyo C/laahi Shiine Dhagayso

Buuhoodle  Mar 10, 10   Afhayeenka Beelaha Baho Axmed Max'ed Ismail Mux'ed Kooreeye oo war saxaafadeed ay ku taageerayaan Garaad C/lahi Garaad Soofe soo gaadhsiiyay Ceegaag Online  Dhagayso ama Sii Akhriso

Laascaanod  Mar 10, 10 Ciidamo ka wada tirsan Maamulka Somaliland oo iska horimaad ku dhexmaray Maga-alada Laascanod Sii Akhri

Kambala  Mar 09, 10   Xuska Maalinta Haweenka ee 8 March oo laga xusey magaaladda Kampala ee dalka Uganda.Sii Akhriso+Saw

Buuhoodle  Mar 09, 10   Beel ka mid ah Beelaha daga Gobolka Cayn oo kalsoonigii kala noqday Shirka ka socda Buura Wadal Caaqil C/laahi Xasan Qanbi oo Ceegaag Online uga waramay Dhagayso

Garoowe   Mar 09, 10  Garaad C/laahi Garaad Soofe oo sheegay inuu kalsoonidii kala noqday Shirka Buura wadal ka socda. Dhagayso

Buuhoodle Mar 08, 10  Xuska Maalinta Haweenka oo maanta Buuhoodle si weyn looga xusay + Sawiro Dhageyso ama Sii Akhriso

Widhwidh Mar 07, 10  Maamulka Degmada Widhwidh oo Ceegaag Online uga waramay howgal nadaafadeed oo ay ka hirgaliyeen Degmadaasi.  Dhagayso

Gaalkacyo Mar 07, 10  Gudoomiyaha Maamulka Galmudug oo Ceegaag Online uga waramay falal amaandaro oo isugu jira dilal qorsheysan oo kusoo kordhay Koonfurta Gaalkacyo   Dhagayso

Laascaanood Mar 06, 10  Xafladii furitaanka Shirkada isgaadhsiinta cusub ee Somtel International LTD oo maanta laga furay magaalada laasca-anood + Sawiro + Sii Ashriso

Buuro-wadal Mar 06, 10  Garaad Abshir Salaax oo Cee-gaag online u sheegay inaanu jirin khilaaf soo kala dhexgalay Isimada SSC Shirkiina uu maanta Buura-wadal ka furmayo Dhagayso ama Sii Akhriso

Buuhoodle Mar 05, 10 Roobab mahiigaan ah oo ka curtay Xamar lagu xidh, Sool joogto, Dandan, Xadhadhanka Dhilaalo, oo gabi ahaanba buux-iyey baraagaha iyo baliyada Dhagayso ama Sii Akhriso

Buuhoodle Mar 04, 10 Gudoomiyaha G/Cayn iyo Duqa Degmada Buuhoodle oo ka qeybgalay kulan balaadhan oo ay soo qabanqaabiyeen Naafada Buuhoodle + Sawiro Dhagayso ama Sii Akhri

Buuhoodle Mar 04, 10 Ururka horumarinta dhalin-yarada (SYDO) oo dayactir ku sameeyay Isbitaalka dhexe ee Buuhoodle iyo Mas'uuliyiinta G/Cayn oo Qudbado u jeediyay+ Sawiro Dhagayso ama Sii Akhri

Buuhoodle Mar 03, 10 Hay'ada Care International oo dayactir ku sameysay ceelasha biyaha Degmada Widhwidh, Ceelka Riiga Buuhoodlena ugu deeqday matoor biyaha sootuura + Sawiro Dhagayso ama Sii Akhri

Bosaaso Mar 03, 10 Diyaarad ay leedahay Shirkada African Airways oo maanta ku dhacdey Airport-ga Magaalada Boosaaso. Sii Akhri

Boston Mar 02, 10 Darsigii diiniga ahaa ee Barbaa-rinta Caruurta oo maanta lagu qaadaa dhigay Faa'idooyinka Naas Nuujinta Hooyadu ubadka u leedahay Diin ahaan waxaana idiin soo tabinaya  Sheekha magaalada Boston Sh. Muuse Ashcari.Dhagayso

Burco Mar 02, 10 Gudoomiyaha Maxkamada Burco oo Ceegaag Online uga waramay halka ay mareyso dacwadii labada qoys ee gabadha yar ku muransanaa Dhageyso ama Sii Akhri.

Burco March 01, 10  Ciidamada Booliska Burco oo xabsiga dhigay gaadiid laga leeyahay gobolada Puntland iyo kuwo Burco laga leeyahay oo lagu dhacay G/Mudug Sii Akhri

Gaalkacyo Mar 01, 10  Iska Horimaad hubeysan oo sababay dhimashada 5 ruux iyo tiro kale oodhaawac ah oo Gaalkacyo ka dhacay Sii Akhri

Wararkii Hore

Feb 10|Jan 10|2009|2008|2007|2006

  Qoraalada

Tala`a al-Badru `Alayna

Silsilada gabayada Gar-naqsi ka akhriso ama ka dhagayso Halkan
Boston Jan 01, 2010 Muxaadariiyinkii kulan diimeedkii reer Boston Dhamantod Dhagayso
Ceegaag June 26, 09  Magaalada Ceegaag oo laga furay iskuulkii labaad mudo ka yar labo bilood sii akhriso
Go.Sool June 24, 09 Aqoonyahan Axmed Cabdi Casiis Warsame oo aanu ka waraysanay arimaha cakir-an ee ku soo siyaaday bee-sha Jaamac siyaad(Dhulbh-ante) amaba guud ahaan gobolka SoolDhagayso
Ceegaag May 09, 09  Duqa magaalada Ceeg-aag oo xadhiga ka jaray dugsiga Hoose Dhexe ee Ceegaag  sii akhriso
Hargaysa Apr 26, 2009 Waraysi dhinacyo badan ta-abanaya oo aanu la yeelan-ay duqa magaalada Laasca-anood Axmed Aw'daahir X.xasan Dhagayso
Somalia May 02 09 Dowlada Ould Abdalah maba ay dareemin darenka kacsan iyo cadhada Shacabka Somaliyeed inta ay le'egtahay!!Riix
Kooyaame Mar 07 09 Qurbo joogta reer Waamo ee asal ahaan ka soo jeeda SSC oo dhisme magaalo cusub ka bilaabay Kooyaa-me KundeeqaRiix
Ceegaag Jan 23, 09  Qaar kamida Qurba joodta reer Ceegaag oo dhismaha iskuulkii 2aad ka bilaabay CeegaagRiix

Waraysigii Sh.Maxamed Axmed Kaahin ee Ribada iyo Hargaysa. waxaana id-iin soo gudbinaya Madaxa Shabakada ee Somaliland Aadan C/lahi  dhagayso

Somalida Oct 13, 08 Qabiilka Soomaalidu u taqaan Yibraha nasa-bkoodaRiix
Muqdisho Sept 23 , 08 Muqdisho ma Caasimad Qaranbaa mise waa mid Qabiil!!!!    Riix
U.A.E Aug 30 , 08 Xikmada Soomka Bisha Ramadaan ee BarakeysanRiix
U.A.E Aug 30 , 08 Ramadaan Kariim - Cuntadaadu waa Dawadaada. Akhri
Edmonton July 15 , 08 Jamaal Xaaji Cali oo tix gabay ah oo ku socota beesha Dhulbahante  tiriyay     Riix
Edmonton July 02 , 08 Xafladii dabbaaldega 26 June iyo israaca 1-da Luuliyo oo Riix
N. America June 28 , 08 Gabygii Halxidhaale iyo jawaabtiisii, Gabaygan wuxuu ka hadlayaa Col-aada Ugubka ah ee u dhexeesa  Jilibada Hay-aag iyo Hagar oo kaso-owada jeeda Beesha DhulbahanteRii
Hargeysa June 04 , 08 Maxaad ka taqaanaa MachadkaQu'raan Xafidka ee Daar al xikma ee magaalada HargaysaRiix
Hargeysa May 27 , 08 Saxaafada Soomaaliyeed Cidna uma maqna ceelna uma Qodna Riix
Asmara May 23, 08 Burbur ku yimid Isbaheysigii Asmara    Riix
U.A.E  May  18,  08 Midhaha Balaayga iyo Faa'iidooyinkooda Riix
Boston May 03,  08 Kororso Aqoontaada $20-ka Dollar iyo Dhacdadii 9/11    Riix
Boston Apr 27,  08 Taariikh La Yaab leh  (History Mystery) Maxay kasinaayeen Madaxwey-neyaashii Lincoln iyo J.F.  Keneddy. Riix
Hargaysa, April 08 Fu'aad Aadan Cade oo waraysi dheer oo dhinacyo badan taab-anaya siiyaay Shaba-kadan Dhag
Somalia Mar 28, 08 Waa Maxay Dhex-Dhexaadnimada Diintu?   Riix
Somalia Mar 23, 08 Ka Digtoonow Hurdada Ka Badan 9 Saacadood.   Riix
Somalia Mar 09, 08 Biyaha oo la Cabo Caloosha oo madhan waxay kaa ilaalisaa Xanuuno badan oo aan laga bogsan. Riix
Somalia Mar 09, 08 Maxaad Ka Taqaanaa Sharaabka Coca Cola iyo Pepsi Cola!!!!!!!!!!!!  Riix
Somaliya Feb 13 08 Su'aal wayn oo aad u muhim ah
Boston Jan 30 08 Dood cilmiyeed lagaga hadlayo Manhajka waxb-arashada ee Soomaaliya gaar ahaan kan Maamulk Somaliland Riix
Verginia Jan 27 08 Dhambaal wacyi galin ah oo uu Maxamed Khaawi hawada u soo marinayo dadwaynaha SSC Riix

A call to end the escalating violence in Darwish rule area

Adaabta Salaada Ciida

GUDASHADA CIBAADADA XAJKA

WAA MAXAY GUDNIIN?

KAANA SIIB KANNA SAAR

Taariikhdii Ciidanka Cirka Soomaaliyeed
Cudurka AIDS-ka muxuuyahay?!!!!!!!
Sayid Maxamed muxuu ka yidhi Gaalo raac nimada
Goaanadii shirkii ka dhacay Columbus, Ohio
Harun Yahya The Creation of the .. Harun Yahya
24 min
Is Khat Crack? Or Is Khat Cappuccino?
Maxay sumcada soo- maalida u dhaawaca- yaan warbaahinta       reer galbeedku?
Murugada maxaa lagu daaweeyaa?
JAAMAC CUMAR CIISE:    DHINBIIL DIB U NOO-         LAYSAY HALGANKII          DARAAWIISHTA-               

News in English

Boston Mar 11, 10 Abaarso Tech Event in Boston Saturday March 20, 2010 Read More

Qardho Mar 10, 10 Somali Youth Education Enrollment and Goal Cons-ciousness. Read More

Maqaalada


Ceegaag TV

Dr. Haaruun  Ceegaag 2010

DAAWO DHULKAAGA HOOYO

   Booqashadii Garaad Jaamac ee N-America

Waxbarashada  & qaabka  Ardaygu ku imankaro Dalka India. Qore:  Liibaan Fiin

  Caawi Masaajidka Ceegaag

                       Taariikhdii Aw Jaamac Cumar Ciise

Taariikh madow oo soomartay culuma-udiinka iyo heerka ay      maanta taaganyihiin           Qudbadii qaran Aayad waa ka gudbaa Halkan ka dhagayso

Innaga iyo Tigreega
Ibraahin Yuusuf Axmed Hawd

Hungowga Qabqablayaasha, Hanka maxkamadaha, Himilada  dawlada ,iyo hammiga caalaamka    Qore: C/laahi qalinle)

Reer  Gedo Colka Jooja, Dullaankana Cagta u Dhiga.

Caaqil Ismaciil C.Abokor  iyo Radio Buuhoodle

Caleemo- saarkii Garaad Jaamac Garaad Cali Axmed F.   Cali Idaajaa

Taariikhda buuhoodle (dhegaysi) Riix

affiliate_link

 

 

 

Copyright 2006 Ceegaag Online     Designed by Ceegaag media