Sawiro

Ceegaag

Buuhoodle
Boosaaso
Gaalkacayo
Laascaanood
Aangalo
Sarara Wayne

Buurta Sheekh

Arabsiyo
Jigjiga
Horufadhi
Garoowe
Qardho

Dhahar

Ceerigaabo

Badhan

Bacaadwayn

Barbara

Hargaysa

Muqdisho

Burco

 

Ogaysiis: Waxaad ka heli kartaa dhamaan cajaladihii Muxaadaroyinka, Tartamada iwm Maktabada Masjidka ee Altaqwa Islamic BookStore ayagoo Maqal iyo Muqaal ah

Boston January 01 2010  Muxaadaro ku saabsan waxa keena isku dhaca qoyska Soomaaliyeed ee walhadka ku ah Qurbo nacaska iyo sidii lagu daaweenlahaa ama laysaga ilaalin lahaa. Waxaana inoosoo jeedinaya Sheekhunaa Cabdilaahi Ibraahim Dhagayso

Wadada Cilmiga loomaro iyo Sheekh Cabdulaahi IbraahimDhagayso

Qudbadii Jimcaha Dhagayso

      Carabi   Soomaali

Dood cilmiyeed lagu qaadaadhigay waxyaabaha keena ku xadgudubka  shareecada diinta Islaamka

Dhagayso

Boston January 01 2010 Understanding socially who you are first you Muslin, Second Somali, third American there for you have to be number one for everything. by Imaam Cabdala FaaruuqListen
Boston January 01 2010         Imtixaanka Aduunka (Mataqaanaa wadanka ugu ciyaari ag kubada Kolayga? USA sidoo kale mataqaana wadanka ugu ciyaaryahansan kubada Cagta? Baraaziil? hadaba Su'aashu waxay tahay aad mudan tahay inaad iswaydiiso kitaabkee ayaa ugu mudan inaan ka raacatid tafsiirka quraanka kariimka ah iyo Shaeekh Muuse Ashcari Dhagayso
Boston January 01 2010                     Yaa ka masuul ah Burburka ku yimaada Qoyska, waa muxaadaro uu inoo soo jeedinayo Sheekh Cabdilaahi Canshuur Dhagayso
Boston January 01 2010                        1. Save guard Allah he will save guard you By Sheikh Abdikarim Listen

2. Tusaalooyin kamida kuwii Asxaab-ada Sheekh Cabdikariim Dhagayso

Boston January 01 2010      Waxyaabaha keena daciifida iimaanka sideedaba waa todoba qodob horta iimaanku waa arin qaali ah marhadii ilaahay ku siiyay iimaan waa inaad ku mahadisaa ilaahay marka hore   Sheekh Bare Dhagayso
Boston January 01 2010                   Kala fadilsanaanta waxyaabaha kawnka ka jira (ninbaa lacag badan midbaa qurux badan, ninbaa cilmi badan, ninbaa maskax badan, ninbaa dabeecad wanaagsan, ninbaa dulqaad badan, ninbaa........Sheekh MaxamedDhagayso
Boston January 01 2010       Majaajilo uu Gurxan kaga qoslinayay dadka Kulanka soo xaadiray si aysan ugu caajisin Muxaadarooyinka iyo wacyiga kala duwan ee lagu harqinayay, Majaajiladan waxay ku saabsantahay dhalinta guurdoonka ah iyo caafimaadka Dhagayso
Boston January 01 2010  Barnaamijka caafimaadka oo uu ka hadlay Dr. Cabdiracmaan Cabdicasiis Nuur waxa ay ku saabsantahay sadex shay oo ah sida loo xafidoloona raadsado MassHelthcardka, Cudurka Hargab Doofaaraadka, Dhibaatooyinka Cabida Sagaarka Dhagayso
Boston January 01 2010   Dhibaatiiyinka Shahwada iyo in qofku yeesho hadaf si uu uga jibo keeno doonitaankiisa kan danbe (AAKHIRO) iyo kan Aduunyaba waa kan  Sheekh Gar-Yare Dhagayso
Tartanka dhalinyarada oo ahaa sadex qaybood ayaa waxa uu u dhacay sidatan
  1. Tartanka Kitaabada Xadiiska   Dhagayso
  2. Tartanka Kitaabada Fiqiga     Dhagayso
  3. Tartanka Kitaabada Quraanka  Dhagayso
Waxaan aad ugu mahad calinanaa C/laahi Afgaab oo inoo duubay dhamaan wacdigaa dahabiga ah ee aad ku raaxeesanasaan ilaahayna waxaan uga baryanaa inuu ugu danbi dhaafa wanaagaa uu inoo sameeyay ilaahayna u sahlo waxa uu rabo sida uu inoogu sahlay inaan dhaxal ka reebano wixii khayr ahaa ee ka dhacay kulan diimeedkii ugu waynaa ee Soomaalida Boston isugu yimaadaan Oct 25 ilaa 27 2009.
        Ceegaag 2010

Caawi Masaajidka Ceegaag

 

 

        Copyright by Ceegaag Online